Wararka

Dagaallo Ka Dhacay Degmada Waajid iyo Guddoomiye isku day dil ka badbaaday.

0 Wednesday February 04, 2015 - 11:16:36
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Waajid oo gacanta ugu jirta ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Maamulka Puntland oo Gaalkacyo Lagu Dilay iyo Saldhigga Booliska Boosaaso oo Laweeraray.

0 Tuesday February 03, 2015 - 23:51:38
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigga booliska magaalada Boosaaso oo ay ku suganyihiin ciidamada maamulka Puntland.

Read More »

Dhageyso:Siyaasiga Cawad oo Jeediyay Cadeymo Muujinaya in Soomaaliya Aan Loo Rabin dowlad Madax bannaan.

0 Tuesday February 03, 2015 - 14:06:44
Dowlado badan ayay reer galbeedku usoo dhiseen Dalka Soomaaliya iyagoo sheegaya in Soomaalida ay udhisayaan dowlad hanata dalka oo dhan.

Read More »

Khilaaf Hor leh oo Villa Somalia kasoo Shaac baxay Cumar Cabdi Rashiid oo Golaha Wasiirada Ka Dhimaya Awoodda Damuljadiid.

0 Tuesday February 03, 2015 - 12:35:12
Ninka Dowladda Federaalka ugu magacaaban R/wasaaraha ayaa qaati ka taagan amarro kala duwan oo uga imaanaya xafiisyada Xasan Sheekh iyo N.Kay.

Read More »

Daawo:Nolol Maalmeedka Mujaahidiinta Gobolka Shabeelaha Hoose Filim Xiisa Badan.

0 Tuesday February 03, 2015 - 10:18:36
Mu'asasada Al-kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Filim maqal iyo muuqaal ah oo sawir guud ka bixinaya xaaladda ciidamada mujaahidiinta ee wilaayada shabeelaha Hoose.

Read More »

Maamulka Somaliland oo Eedayn iyo Dhaliil Ujeediyay Dowladda Federaalka.

0 Monday February 02, 2015 - 18:10:21
Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dowladda Federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho aysan aheyn dowlad madax banaan islamarkaana ka amar qaadata wadamo shisheeye.

Read More »

Xildhibaan C/Samad "Waa Arrin Aad U Xun In Mar Walba Oo Ajaanib Imaneyso La Xannibo Bulshada Muqdisho" Dhageyso.

0 Monday February 02, 2015 - 17:27:53
Cabdisamad Macallim Maxamuud oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Jawaari ayaa ka hadlay qalqalka siyaasadeed ee Cumar Cabdirashiid ku hor gudban kana hor taagan dhismaha xukuumad ay beesha caalamka iyo xildhibaanadu ku qanacsan yihiin.

Read More »

Askari Lagu Dilay Afaafka Madaxtooyada Muqdisho Qorigii uu watayna laga qaatay

0 Monday February 02, 2015 - 13:39:12
Xoogag hubeysan ayaa isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ku toogtay mid kamida ciidamada melleteriga DF-ka ee ilaalada ka haya xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Read More »

Saraakiil Ururka Xusbullah Katirsan oo Dimishiq Lagu Dilay iyo Jabhadda Annusrah oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarka.

0 Monday February 02, 2015 - 09:57:00
Mujaahidiinta Jabhdda Al Nusrah ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ku qaaday dad shiico ah oo ku sugnaa bartamaha magaalada Dimishiq ee xarunta dalka Suuriya.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Hubeysan oo ka dhacay Degmada Huriwaa Magaalada Muqdisho.

0 Monday February 02, 2015 - 09:42:05
Wararka ka imaanaya xaafado katirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo hubeysan ay ka dhaceen degmada Huriwaa ee waqooyiga caasimadda.

Read More »

Sawirro:Dhismaha ugu dheer Caalamka oo Dab qabsaday iyo Khasaara Ka Dhashay.

0 Sunday February 01, 2015 - 20:52:54
intabadan dhismayaasha uu ka koobanyahay dhismaha ugu dheer caalamka ayuu si lama filaan ah dab uga kacay.

Read More »

Tobaneeyo Katirsan Ciidanka DF-ka oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Sh/Hoose.

0 Sunday February 01, 2015 - 18:02:02
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weeraro khasaara badan dhaliyay ay ka dhaceen wadada laamiga ah ee xiriirisa Shalaanbood iyo Buula Mareer.

Read More »

Saraakiil Katirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Deegaanka Galgala.

0 Sunday February 01, 2015 - 17:22:04
Ciidamada mujaahidiinta buuraha Goolis ayaa toogasho ku dilay saraakiil katirsan maamulka isku magacaabay Puntland ee kajira gobollada waqooyi bari soomaaliya.

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo Gowracday Kenji Goto Muwaadin Japan ah oo Gacanta Ugu Jiray.

0 Sunday February 01, 2015 - 11:52:14
Waxaa fashil kusoo idlaay wadahadallo maxaabiis isweydaarsi ahaa oo dhaxmaray dowladda islaamiga ah iyo xukuumadda Japan.

Read More »

Warbixin:Ciidamada Al Shabaab oo Mar Qura Ka Dagaallamay Deegaanno Katirsan gobollada Gedo iyo Shabeelaha Hoose.

0 Sunday February 01, 2015 - 11:36:46
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Marka,Lafoole iyo W/weyne.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Dowladad Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Weerar Ka Dhacay Deegaanka Jaziira.

0 Sunday February 01, 2015 - 11:20:10
Xoogag hubeysan ayaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Arrimo Muhiim ah Uga Hadlay Shir Jaraa'id.

0 Saturday January 31, 2015 - 21:58:19
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo ay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Qaraxyo Laga Maqlay Duleedka Degmada Diinsoor Ee gobolka Bay.

0 Saturday January 31, 2015 - 19:16:55
Wararka ka imaanaya wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in diyaarad loo malaynayo in Mareykanka laga leeyahay ay duqeyn ka geysatay duleedka degmada Diinsoor.

Read More »

Qarax Gaari Looga Gubay Ciidanka Kenya oo Duleedka Afmadoow Ka Dhacay iyo Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Ku Galay Beled Weyne.

0 Saturday January 31, 2015 - 11:59:20
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyink ayaa weeraro culus ku qaaday saldhigyada ciidamada Jabuuti iyo maleeshiyaadka DF-ka uga suganyihiin magaalada Beled Weyne ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Ku dhawaad 10 Askari oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Buula Mareer.

0 Saturday January 31, 2015 - 10:05:38
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxigay oo lala eegtay ciidamada dowlada Federaalka khasaara xooggan uu ka dhashay.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Baraawe iyo Taliyaha Ciidanka Metteriga DF-ka oo Xaalad Liidata Ku Sugan kadib Markii Lasumeeyay.

0 Saturday January 31, 2015 - 08:46:40
Mas'uuliyiin katirsanaa maamulka shabeelaha Hoose ee DF-ka ayaa xaaladooda nololeed laga dayrinayaa kadib markii la sumeeyay xilli uu khilaafaad xooggan uu u dhaxeeya mas'uuliyiintaasi.

Read More »

Sh.Fu'aad "In Nabiga gaala Cayso annaguna aan noolaano Wax suurtagal ah ma ahan" Dhageyso.

0 Saturday January 31, 2015 - 08:26:24
Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo kamid ah mas'uuliyiinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadlay qaabka ugu muhiimsan ee loogu aargudi karo Nabigeena Muxamed Sallalaahu Caleyhi wasalama oo gaalo Faransiis ah caayeen.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Ku Galay Degmada Qansaxdheere Gobolka Bay.

0 Saturday January 31, 2015 - 08:18:34
Wararka ka imaanaya gobollada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Qansaxdheere oo ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Mustafa Dhuxuloow oo yiri "Al Shabaab Jihaadki Ayay Ka Leexdeen"!

0 Friday January 30, 2015 - 11:02:43
Sii haya wasiirka warfaafinta dowlada Federaalka Mustafa Dhuxloow ayaa markii ugu horraysay u hadlay sida wadaada xumayaasha Soomaaliya ee la shaqeeya gumeystaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Warbixin:Dagaallo Khasaara Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Shisheeyaha Kenya iyo Itoobiya oo Ka dhacay Jubbada Hoose iyo Bay.

0 Friday January 30, 2015 - 10:47:15
Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa xoojiyay dagaalka ay kula jiraan ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ah ee duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday dalka.

Read More »

Faah Faahin:50 Katirsan Ciidanka Masar oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gobolka Sayna iyo Beytul Maqdis oo Sheegatay.

0 Friday January 30, 2015 - 09:19:30
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada xukuumadda Inqilaabka talada ku qabsatay ee Alsiisi madaxda ka yahay.

Read More »

Dhageyso:Saalax Badbaado oo Falanqeeyay Wasiirrada Cusub Ee DF-ka,Rag Musuq Maasuq Ku Caanbaxay oo Wasaarado Madax Looga dhigay.

0 Thursday January 29, 2015 - 12:29:36
Siyaasiga Saalax Nuux Ismaaciil oo loo yaqaano saalax badbaado oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay wasiirada Cusub waxay kaga duwanyihiin kuwii lakala diray.

Read More »

Urur Cunsuri islaam Naceyb-ka Caan Ku ahaa oo Burburay iyo Muslimiinta Jarmalka oo Dabaal degyo dhigay.

0 Thursday January 29, 2015 - 12:10:22
Wadanka Jarmalka waxaa si lama filaan ah uburburay urur gaaleed loogu magac daray "dhaq dhaqaaqa wadaniyiinta Yurub ee ka dhanka ah islaameynta galbeedka".

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo Waqti Kooban Ku dartay Sii Daysmada Maxaabiista Japan iyo Urdun Gowracna Ku Hanjabtay.

0 Thursday January 29, 2015 - 11:48:23
Wadahadallada maxaabiis isweydaarsiga ah ee u dhaxeeya dowladaha Japan,Urdun iyo dowladda Islaamiga ah ayaa meel xasaasi ah gaaray.

Read More »

Sawir:Mareykanka oo Sheekh Ibraahim Ku Daray Liiska Dadka Ugu Halista Badan Adduunka lacag Malaayiin Dollar ahna Duldhigay.

0 Visits: 4121 | Thursday January 29, 2015 - 11:47:46
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in liiska waxa loogu yeero Argagaxisada lagu daray sheekha daaciga mujaahidka ah Ibraahim Alrubeyshi.

Read More »

War Ragga Kala Qabta:Daawo Dood Lagu Kala istaagay oo Telefeshinka Al Jazeera Ka Dhacday.

0 Thursday January 29, 2015 - 11:32:05
Telefeshinka Aljazeera ee Afka carabiga ku hadla ayaa qabtay mid kamida doodaha ugu kulul ee soo mara barnaamijka Itijaahul Mucaakis kaasi oo ah barnaamij isbuucle ah.

Read More »

Khilaaf Hareeyay Golaha Cusub Ee Wasiirrada Dowladda Federaalka iyo Xildhibaano Hanjabaad Jeediyay.

0 Thursday January 29, 2015 - 10:44:12
Maalin kadib markii lagu dhawaaqay golaha wasiirrada DF-ka ayay diidmo adag kala kulmayaan xildhibaanada baarlamaanka iyo siyaasiyiin caan ka ah dalka Soomaaliya.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Xudur.

0 Thursday January 29, 2015 - 10:34:00
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan hoos yimaad magaalada Xudur ee xarunta u ah gobolkaasi.

Read More »

Sawirro:Sarkaal Katirsanaa CIA-da Mareykanka David Berry oo Liibiya Lagu Dilay iyo IS oo Sheegatay.

0 Wednesday January 28, 2015 - 19:21:07
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar hubeysan oo maalin ka hor ay xoogag islaami ah ka fuliyeen hotel kuyaal magaalada Daraabulis ee xarunta wadanka Liibiya.

Read More »

4 Katirsan Ciidanka Yahuudda Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Koonfurta Lubnaan.

0 Wednesday January 28, 2015 - 18:02:46
Wararka ka imaanaya dhulka Shaam ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Yahuudda Sahyuuniyadda lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay Lubnaan.

Read More »