Wararka

Ciidamo Kenyaan Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

0 Wednesday January 28, 2015 - 10:24:29
Kadib dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Jubbada Hoose ayaa ladilay ku dhawaad 10 katirsan ciidanka melleteriga Kenya ee duullaanka kusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Isbitaal Qalabkiisu u dhameystiranyahay oo Laga Furay Degmada Saakoow.

0 Wednesday January 28, 2015 - 09:06:30
Hay'adda kheyriga Al Ixsaan ayaa isbitaal ka hirgelisay degmada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Maamulihii Telefeshinka Al-Jazeera Xafiiska Soomaaliya iyo Madaxii Machadka SIMAD oo Wasiirro ka Noqday DF-ka!.

0 Wednesday January 28, 2015 - 07:12:30
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Gurguurte ayaa saameyn ballaaran ku leh golaha wasiirada ee uu soo magacaabay Cumar Cabdi Rashiid.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dhoobleey iyo Xaafado Katirsan Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday January 28, 2015 - 06:54:51
Wararka ka imaanaya deegaanka Taabto ee hoos yimaad degmada Dhoobley ayaa sheegaya in dagaallo culus xalay fiidkii ka dhaceen gudaha deegaanka oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada gumeysiga Kenya.

Read More »

Akhriso:Magacyada Golaha Cusub ee Wasiirrada DF-ka.

0 Tuesday January 27, 2015 - 19:27:28
Cumar Cabdi Rashiid R/wasaaraha Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay liiska cusub ee gobolka wasiirrada xilli khilaaf xooggan uu ka taagnaa soo magacaabista golahaasi.

Read More »

Zakariye ismaaciil oo Banaanka Soo Dhigay Wajigiisa Dhabta ah!

0 Tuesday January 27, 2015 - 17:53:19
Sidi aan horay idinkugu sheegnay Zakariye Ismaaciil oo laba sanadood ka hor ka goostay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa wada shaqeyn laleh Sirdoonada shisheeye ee Soomaaliya kusoo duulay iyo DF-ka.

Read More »

Sawir:Xoogag Islaami ah oo Xoog Ku Galay Xarun Q.Midoobe ay Magaalada Daraabulis Wadanka Liibiya.

0 Tuesday January 27, 2015 - 14:01:29
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in xoogaga islaami ah ay weerar khasaara dhaliyay ku qaadeen bartilmaameedyo gaar ah oo kuyaal magaalada caasimadda ah ee Daraabulis.

Read More »

Dhageyso:Ciidamada Kenya oo Cadaadis Ku haya Culimaa'udiinka Soomaaliyeed Ee Degmada Wajeer.

0 Tuesday January 27, 2015 - 11:00:14
Magaalada Wajeer waxay kamid tahay magaalooyinka ka maqan gacanta Soomaalida ee ku jira gumeysiga Kenya.

Read More »

Akhriso:Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada AMISOM Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

0 Tuesday January 27, 2015 - 09:39:29
Ciidamada mujaahidiinta ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye ku leeyihiin degmooyin iyo deegaanno dhaca Koonfurta soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasaan oo Jeediyay Muxaadaraad Qiima Badan oo Lagu Difaacayo Nabiga SCW 2 Qeyb.

0 Tuesday January 27, 2015 - 09:30:57
Sheekh Xasaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa jeediyay muxaadaraad qayim ah maalmihii Axadda iyo isniinta oo Ay Taariikhdu aheyd Rabiicu Thaani 4, 1436H,5,,1436 H Kuna Beegneed January 25, 2015,26,1,2015 waan Muxaadaro Uu Ku Difaacaayo Rasuulkeena SCW, Muxaadarada Cinwaankeedu Waa

Read More »

Sawirro:10 Katirsan Ciidanka NATO Oo Lagu Dilay Wadanka Spain.

0 Tuesday January 27, 2015 - 03:17:55
Khasaara xooggan ayaa gaaray isbaheysiga NATO oo ay ku bahoobeen inta badan dowladaha qaaradda Yurub iyo mareykanka kuwaasi oo caan ku ah duullaanada ka dhanka ah muslimiinta caalamka.

Read More »

Eng Idiris Xasan "Bah Dil Weyn Ayuu Xassan Sheekh Kala Kulmay Soo Dhaweyntii Erdogan"Dhageyso.

0 Monday January 26, 2015 - 22:38:55
Idriis Xassan Faarax ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda uu bah dil weyn kala kulmay soo dhaweyntii uu shalay garoonka diyaaradaha ugu sameeyay madaxweynaha dalka Turkiga.

Read More »

Dagaallo Gaadiid Looga Gubay Ciidamada Kenya oo Duleedyada Kismaayo iyo Afmadoow Ka Dhacay.

0 Monday January 26, 2015 - 17:57:47
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Daawo:20 Qof Oo Lagu Dilay Dibad baxyo Rabshada Wata oo Ka Dhacay Magaalooyin Masar Katirsan.

0 Monday January 26, 2015 - 09:25:57
Wararka Masar ka imaanaya ayaa sheegaya in dad kabadan 20 qof oo ciidamo booliska katirsan ay kamid yihiin lagu dilay isku dhacyo ka dhacay qeybo badan oo wadankaasi katirsan.

Read More »

Diyaarad Aan Duuliye Laheyn oo Suuriya Ku Dishay Hoggaamiye Katirsanaa Jabhadda Al Nusrah.

0 Monday January 26, 2015 - 09:21:43
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in diyaarad dagaal ay duqeysay mas'uul katirsanaa jamaacada Jihaadiga Jabhadda Al Nusrah.

Read More »

Sawirro:Madaxweynaha Turkiga oo Socdaal Saacad Kooban Qaatay Ku Yimid Magaalada Muqdisho.

0 Sunday January 25, 2015 - 19:31:02
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdugaan oo maalmihii lasoo dhaafay socdaallo ku marayay wadamada qaaradda Afrika ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Read More »

Intuu Aabahay Dilay Ayuu Doonayaa Inuu Hooyadey Dumaalo!! Maqaal.

0 Sunday January 25, 2015 - 11:57:58
Marka qof walba uu aqriyo cinwaanka maqaalkan waxaa durbadiiba maskaxdiisa kusoo dhacaya qof dhib weyn loo geystay oo aan waxba loo reeban islamarkaana aamusi kari waayay.

Read More »

Warbixin:Q.Midoobe oo Sheegtay in Gobolka Daarfoor Ee Galbeedka Suudaan uu Hoy Unoqday Jamaacaad Jihaadi ah.

0 Sunday January 25, 2015 - 11:42:54
Dhaq dhaqaaq xooggan oo ay salafiyiinta Suudaan ku dhisanayaan jamaaco jihaadi ah ayaa gudaha wadanka suudaan ka socda sida ay sheegayaan ilo wareedyo wardoon reer galbeed ah.

Read More »

Maxkamadda Kenya oo Mamnuucday Qaar Kamid ah Qodobada la dagaalanka Argagaxisada.

0 Sunday January 25, 2015 - 11:10:13
Xukuumadda Uhuru Kenyatta ee dalka Kenya ayaa wali isku khilaafsan xeerka loo magaca daray la dagaalanka Argagaxisada kaasi oo bulshada Kenya dhaxdeeda murun xooggan ka dhaliyay.

Read More »

Mid Kamida Dagaal Oogayaashii Ciidanka Itoobiya Kusoo Hoggaamiyay Soomaaliya oo Dhintay.

0 Sunday January 25, 2015 - 09:45:18
Mid kamida dagaal oogayaashii Soomaaliya kusoo hoggaamiyay ciidanka gumeysiga Itoobiya ayaa geeriyooday xilli ay dhinteen intabadan hoggaamiya kooxeedyadii hore.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Sheegtay in Ciidanka Puntland ay Ku Jebisay Dagaallo ka Dhacay Deegaanka Galgala.

0 Saturday January 24, 2015 - 21:59:51
Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay dagaalladii cuslaa ee sanaddii 2014 ka dhacay deegaanka Galgala iyo deegaanno dhaca duleedka Boosaaso.

Read More »

Dhageyso:Amiirkii Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca Liibiya oo Shahiiday.

0 Saturday January 24, 2015 - 21:58:11
War rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka mujaahidiinta Ansaaru shareecah Liibiya ayaa lagu xaqiijiyay in uu shahiiday amiirkii mujaahidiinta Sheekh Muxamed Al-Zahaawi.

Read More »

Xoogaga Dowladda Islaamiga Ah oo Dilay Kenji Goto Muwaadin Japanes Ah Hanjabaadna Diray.

0 Saturday January 24, 2015 - 20:00:36
Dowladda Islaamiga ah ayaa ku dhawaaqday in ay dishay mid kamida laheystayaashii u dhashay wadanka Japan ee bilihii lasoo dhaafay gacanta ugu jiray.

Read More »

Markab Hub Sida oo Lagu Qabtay Dekadda Magaalada Berbera.

0 Saturday January 24, 2015 - 17:40:29
Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu gacanta ku dhigay markab hub siday oo si lama filaan ah ugusoo xirtay marsada caalamiga Berbera.

Read More »

Mas'uu Katirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid Muqdisho.

0 Saturday January 24, 2015 - 17:13:33
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho la adkeeyay ayay dilalka ka dhanka ah saraakiisha Dowladda Federaalka kasii socdaan xaafado kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Ururka Ictisaam oo Taageeray Duullaanka Itoobiya Ee Soomaaliya,Kulan Shaqooyin Lagu Kala Qeybsaday oo Villa Somalia Ka Dhacay.

0 Saturday January 24, 2015 - 11:19:44
Ururka Al Ictisaam oo ay ku mideysanyihiin inta badan wadaada Xumaasha Soomaaliyeed ayaa iclaamiyay in uu taageersanyahay duullaanka ciidanka shisheeye ay kusoo qaadeen dalka Soomaaliya.

Read More »

Shacabka Muqdisho oo la dhibaataysan Socdaalka Erdogaan Waddooyin Xiran Maalintii 4-aad.

0 Saturday January 24, 2015 - 10:47:54
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka sheeganaya jujuub iyo kadeed dhanka xuriyadda ah kadib markii howlgallo aan dhammaad laheyn ay martigeliyeen xaafadaha muhiimka ah ee magaalada.

Read More »

Dowladda Turkiga oo Taageero Dhaqaale U fidinaysa Xukuumadda Itoobiya.

0 Saturday January 24, 2015 - 10:30:17
Madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa ku dhawaaqday in iskaashi dhan walba ah ay layeelan doonto dowladda gumeysiga Itoobiya ee dhibaatada ka wadda bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Deegaanka Qooqaani.

0 Saturday January 24, 2015 - 09:51:28
Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen deegaan hoos yimaad degmada Afmadoow.

Read More »

Sawirro:Obama iyo Netenyahu oo Ubaroortay Geerida Boqor Cabdala Bin C/Caziiz.

0 Friday January 23, 2015 - 21:48:26
Cabdalla Bin Cabdul Caziiz Hoggaamiyihii hore ee Xukuumadda Aala Sacuud ayaa ahaa tiir adag oo qeyb ka ah xamlada loogu magac daray ladagaalanka Argagaxisa Ladagaalanka Muslimiinta.

Read More »

Ogeysiis:Sheekh Xasaan Xuseen oo Qabanaya Muxaadaro Lagu Difaacayo Rasuulkeena SCW

0 Friday January 23, 2015 - 20:11:18
Sheekha Caalim ah ee Soomaaliyeed Xasaan Xuseen Aadam ayaa qabanaya muxaadaro qayim ah oo lagu difaacayo Nabigeena Maqaamka sare leh ee Muxamed Sallaahu Caleyhi Wasalama.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Hoteel SYL Ee Muqdisho.

0 Thursday January 22, 2015 - 18:36:23
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerar khasaara badan dhaliyay oo ciidamada mujaahidiintu ay maanta ka fuliyeen Hoteel Muqdisho kuyaal.

Read More »

Sawirro:Weerarkii Hoteel SYL oo Fashiliyay Gulufkii Sugidda Ammaanka Ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday January 22, 2015 - 15:57:41
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen Hoteel ammaankiisa si aad ah loo adkeeyo oo kuyaal Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Howlgal Maxaabiis Lagusoo Furtay Ka Fuliyay Deegaanka Yeed Ee Gobolka Bakool.

0 Thursday January 22, 2015 - 15:55:23
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaanka Yeed oo bilihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Xabashida Itoobiya.

Read More »

6 Askari Itoobiyaan ah oo lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb iyo Weerar Ka Dhacay Deegaanka Leego.

0 Thursday January 22, 2015 - 14:18:51
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay deegaanno katirsan gobolka Galguduud ku dhaxmaray ciidamada muslimiinta iyo shisheeyaha Itoobiya.

Read More »