Wararka

Madaxii Nalalka Waddooyinka Muqdisho iyo Ku Xigeenkiisi oo Degmada Yaaqshiid Lagu Dilay.

0 Wednesday December 31, 2014 - 14:30:36
Kooxo hubeysan ayaa degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dilay saraakiil katirsanaa maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Federaalka taabacsan.

Read More »

Dagaallo Culus oo Dib uga qarxay Deegaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan.

0 Wednesday December 31, 2014 - 12:39:00
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga bilaawdeen deegaanno ku dhaw magaalada Beled Weyne.

Read More »

Dhageyso:Sh.C/qaadir Muumin oo Bogaadiyay Weerarkii Xalane Ee Lagu Laayay Ciidamo AMISOM Katirsan.

0 Tuesday December 30, 2014 - 21:00:38
Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay howlgalkii khasaaraha badan lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeyaha AMISOM ee maalmo ka hor ka dhacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Saanado Melleteri Ku Qabsaday Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Daynuunaay Duleedka Baydhabo.

0 Tuesday December 30, 2014 - 17:56:18
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay la wareegeen gacan ku heynta deegaan istiraatiiji ah oo dhaca duleedka Baydhabo.

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn Dhanka Cirka ah ay ka geysteen Koonfurta Soomaaliya!.

0 Tuesday December 30, 2014 - 16:32:16
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeymo ka geysteen Koonfurta dalka Soomaliya oo ay maamulaan mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

Saraakiil Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Tuesday December 30, 2014 - 16:25:38
Dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhanka ah dowladda Federaalka ayaa wali kasii socda magaalada Muqdisho xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayo.

Read More »

Dhageyso:Mujaahid Kenyan ah oo Ka Mid ahaa Raggii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay Ee Xalane.

0 Tuesday December 30, 2014 - 03:10:21
Ciidamadii xarakada Al Shabaab ee fuliyay weerarkii Xerada Xalane waxaa kamid ahaa dagaalyahan mujaahid muhaajir ah oo kasoo jeeda dhanka wadanka Kenya.

Read More »

Ganacsade Caan ah oo Lagu Dilay Xaafadda Suuq Bacaad Degmada Yaaqshiid Muqdisho.

0 Monday December 29, 2014 - 22:08:50
Maleeshiyaadka DF-ka ayaa Nin ganacsade ah ku dilay xaafadda Suuq Bacdaad degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho xilli ay sii xoogaysanayaan tacadiyada ka dhanka ah dadka shacabka ah.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Degmada Buula Burde iyo Taliye katirsan Ciidanka DF-ka ah oo ladilay.

0 Monday December 29, 2014 - 17:27:40
Kadib dagaallo culus oo maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Hiiraan ayaa khasaara xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaad katirsan DF-ka iyo kuwa Jabuuti.

Read More »

Sheekh Max'med Cali Kheyrre oo Meydkiisa Laga Helay Duleedka Magaalada Gaarisa Kadib Markii ay Dileen Ciidanka Kenya.

0 Monday December 29, 2014 - 14:28:16
Ciidamada Asha-haadda ladirirka wadanka Kenya ayaa khaarijiyay mid kamida culimaa'udiinka muslimiinta ee kasoo jeeda Soomaalida dhulka NFD ee lagumeysto.

Read More »

Weerar Gaadiid Looga Gubay Ciidamada AMISOM oo Duleedka Deegaanka Leego Ka Dhacay.

0 Monday December 29, 2014 - 13:41:20
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar qorshaysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Leego lagu gubay gaadiid ay wateen ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Meydadka Askar iyo Saraakiil Ciidanka Uganda Looga Dilay Weerarkii Xalane oo Magaalada Kampala lageeyay.

0 Monday December 29, 2014 - 12:11:16
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in meydadka askar iyo saraakiil looga dilay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga Xalane ee Muqdisho dib loogu celiyay dadkooda.

Read More »

Isbaheysiga NATO oo Ku Dhawaaqay in 13 Sanadood Kadib lasoo Gabagabeeyay Duullaankii Afghanistan,Hub iyo Gaaiidka oo Gaashaaman oo lagubay.

0 Monday December 29, 2014 - 10:08:56
Wadanka Afghanistan ku dhawaad 14 sanadood oo ay mujaahidiinta iyo shacabka muslimiinta axraarta ah lahalgamayeen ciidamada cadawga jinsiyadaha kala duwan leh ayay ifafaale xurayadeed usoo muuqanaysaa halyeeyaha dhulka khuraasaan.

Read More »

Dhageyso:Wareysi Xiisa Badan oo Laga Qaaday Taliyihii Hoggaaminayay Ciidankii Fuliyay Howlgalkii Xalane.

0 Sunday December 28, 2014 - 22:32:57
Warbaahinta islaamiga ah ayaa baahisay wareysi xiisa badan oo laga qaaday Nuur idriis sahal oo ahaa taliyihii hoggaaminayay ciidankii shabaabul Mujaahidiin ee howlgalka ka fuliyay xerada Xalane.

Read More »

XOG GAAR AH: Idaacadda Andalus Oo Heshay Magacyada Saraakiil Sar-sare Oo Lagu Dilay Weerarkii Halyeeynimo Ee Xalane.

0 Sunday December 28, 2014 - 18:45:57
Xog hoose oo Idaacadda Islaamiga Andalus ay ka heshay Ilo Wareedyo Mas'uul ah oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaqiijisay in ugu Yaraan 25 ruux oo ay ku jiraan Saraakiil sar-sare oo Cadaan iyo Afrikaan ah lagu dilay weerarkii halyeeynimo ee Khamiistii la soo dhaafay ay Xerada Xalane ku qaadeen Cutubyo…

Read More »

Dhageyso:Xersi Diini oo ka hadlay Bahdilka Xamud iyo jawaabta Laga Filan karo Jabuuti.

0 Sunday December 28, 2014 - 13:30:21
Xersi Diini Hilowle waa aqoonyahan Falanqeeya shisheeyaha afrikaanta ee ku soo duulay Dalka Soomaaliya.

Read More »

Diyaarad ay la socdaan 150 qof Rakaab ah oo Lagu La'yahay Wadanka Indonesia.

0 Sunday December 28, 2014 - 12:46:48
Maamulayaasha wadanka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in lala'yahay diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay wadanka Maleeziya xilli ay soo caga dhigan laheyd garoon ku yaal Jaziiradda Jaawah.

Read More »

Warbixin Dhameystiran oo aan ka Helnay Zakariye Ismaaciil,Maxaa Kajira in uu is dhiibay iyo Jawaabta Al Shabaab!

0 Visits: 10563 | Sunday December 28, 2014 - 01:26:39
Saacadihii lasoo dhaafay ayay warbaahinta Soomaalida iyo kuwa caalamiga ah baahinayeen war ku saabsan Ninka lagu magacaabo Zakariye ismaaciil oo lagu sheegay in uu isku dhiibay Dowladda Federaalka isagoo katirsan xarakada Al Shabaab.

Read More »

Dhageyso:Andalus oo Baahisay Warbixin iyo Wareysiyo Gaar Ah Oo Ku Saabsan Howlgalkii Xalane.

0 Saturday December 27, 2014 - 19:01:31
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha Afka xarakada Al Shabaab ayaa Caawa baahisay Warbixin gaar ah oo ku saabsan howlgalkii fariidka ahaa ee Guutada Istish-haadiyiinta Mujaahidiinta ay ku qaadeen Xerada Xalane oo ah Saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya.

Read More »

Warbixin: Xalane Halkee Laga Weeraray Haddii Wasaaradda Ammaanka DF-ka ay Burburisay Unugyaddii Al Shabaab Ee Muqdisho

0 Saturday December 27, 2014 - 12:38:56
Bartamihii bisha December 2014 ayay wasaaradda amniga dowladda Federaalka ku dhawaaqday in lasoo afjaray unugyadii dagaal ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku laheyd magaalada Muqdisho.

Read More »

Sheekh Xasan Yacquub "Qalcadihii ay ka dhisteen Xalane Ee Looga soo duulay wilaayaadka ayaa loo dusay" Dhageyso.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:37:10
Waaliga Galguduud Sheekh Xasan Yacquub ayaa ka hadlay Weerarkii shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Hadalada uu Eedsaday Kornel Xamud ee Loo Eryay.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:23:23
Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalane ka fulisay howlgal qaatay saacado badan qaatay oo lagu dilay ciidamo iyo saraakiil shisheeye ah.

Read More »

Maleeshiyaad Itoobiya Taabacsan oo Shacab Rayid Musaafur ah ku dilay duleedka Degmada Xudur Gobolka Bakool.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:10:00
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ku dhawaad 6 qof oo shacab ah lagu dilay duleedka degmada Xudur.

Read More »

Akhriso:Xarakada Al Shabaab oo Warsaxaafadeed Muhiim ah Kasoo Saartay Howlgalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Xalane.

0 Visits: 8747 | Friday December 26, 2014 - 20:55:22
Shabakadda SomaliMeMo ayaa heshay nuqul kamid ah warsaxaafadeed kasoo baxay xarakada shabaabul Mujaahidiin oo warbaahinta loo qeybiyay kaasi oo lagu faah faahinayo howlgalkii xerada Xalane ee Muqdisho.

Read More »

AMISOM oo Shaqadii Afhayeenimo Ka Ceyrisay Col.Xaamud.

0 Friday December 26, 2014 - 20:49:22
Ciidamada shisheeyaha calooshood u shaqeystayaasha Afrikaanta ah ee Soomaaliya kusoo duulay ayaa ku dhawaaqay in xilkii Afhayeenimo ka eryeen Col.Xaamud oo Jabuutiyaan ah.

Read More »

Howlgalkii Xalane oo soo Gaba gaboobay iyo Ciidanka AMISOM oo dib Ula wareegay xaruntooda.

0 Friday December 26, 2014 - 16:35:48
Kadib 24 saacadood oo dagaallo culus ay ka socdeen xerda Xalane oo saldhig weyn u ah ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo reer galbeedka Soomaaliya kusoo duulay ayuu howlgalkaasi soo gaba gaboobay.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xalane Ciidamada Al Shabaab oo Maalintii 2-aad Howlgal Ka Wada guda Xerada iyo Garoonka Muqdisho oo Xiran.

0 Friday December 26, 2014 - 09:39:44
Ciidan katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalintii 2-aad oo xiriir ah howlgal ballaaran ka wada xerada xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »

Xog Cusub oo Aan Ka Helnay Gudaha Xerada Xalane.

0 Visits: 7923 | Thursday December 25, 2014 - 22:37:31
Howlwadeenada SomaliMeMo ee ku sugan magaalada Muqdisho oo xariiro la sameeyay dhinacyo kala duwan ayaa nasoo gaarsiiyay xogag hor leh oo ku aaddan weerarka saacadaha badan qaatay ee lagu qaaday xerada Xalane oo xarun u ah shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Dhageyso:Hoggaanka Xarakada Al Shabaab Oo Faah Faahiyay Howlgalkii Xerada Xalane Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

0 Thursday December 25, 2014 - 20:11:26
Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sh.Cali Dheere ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen Saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay ku leeyahay Muqdisho.

Read More »

Xalane oo Goob Dagaal ah iyo Dublumaasiyiin Shisheeye oo Garoonka Muqdisho laga daad gureeyay.

0 Thursday December 25, 2014 - 19:46:05
Wararka ka imaanaya Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in boqolaal qof ajaanib ah galabta laga daad gureeyay Xerada Xalane qeybta wali gacanta ugu jirta ciidamada AMISOM.

Read More »

Kaalin Shidaal oo Ku Gubanaya Gudaha Xerada Xalane iyo Mujaahidiinta oo Wali Dagaalamaya.

0 Thursday December 25, 2014 - 17:34:38
Ciidamada AMISOM ayaa isku dayay isku daygii 4-aad oo ay ku doonayeen in ay dib ugu qabsadaan Xerada Xalane saacado kadib markii ay qabsadeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Update:Howlgalkii Xalane oo Wali Socda iyo Garoonka Diyaarada Muqdisho oo Laxiray,Villa Somalia oo Ciidan Lagusoo Daadiyay.

0 Visits: 3268 | Thursday December 25, 2014 - 16:09:42
Xilli howlgal xooggan ay ciidamada mujahidiinta Al Shabaab ka wadaan saldhigga Xalane oo ah xarunta ugu muhiimsan ee ciidamada shisheeye uga suganyihiin Soomaaliya ayaa qalqal dhanka ammaanka ah laga dareemayaan waddooyinka Muqdisho qaarkood.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Qeyb Ahaan La Wareegay Xerada Xalane iyo Saraakiil Caddaan ah oo Ladilay.

0 Visits: 3270 | Thursday December 25, 2014 - 15:06:35
Wariyaha SomaliMeMo ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw soo sheegay in ciidamada Al Shabaab ay qeyb ahaan qabsadeen xerada Melleteriga Xalane kadib dagaal ay lagaleen ciidanka AMISOM.

Read More »

Mujaahidiinta oo Qabsaday Dhismayaal Katirsan Xerada Xalane iyo Howlgalka oo Saraakiil Lagu Beegsaday.

0 Thursday December 25, 2014 - 14:36:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal xooggan oo ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliya ay ka wadaan xarunta ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Howlgal Xooggan Ka Wado Saldhigga AMISOM Ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday December 25, 2014 - 13:59:04
Wararka nagasoo gaaraya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlayo xerada ugu weyn ee Ciidamada shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »