Wararka

Sawirro:Diyaarado Aan La Aqoon Duqeyn Ka Geystay Duleedka Degmada Jilib.

0 Wednesday July 23, 2014 - 06:18:18
Shalay gelinkii dambe ayay diyaarada dagaal oo aan la aqoon duqeymo aan wax khasaara ah geysan ka fuliyeen duleedka degmada Jilib ee Jubbada dhexe.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Buurane.

0 Tuesday July 22, 2014 - 20:56:13
Waaliga Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaal culus oo xalay duleedka degmada Mahadaay ku dhaxmaray ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

Read More »

Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Warbixin Ka Diyaarisay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Mpeketoni.

0 Tuesday July 22, 2014 - 17:44:19
Duullaankii Mpeketoni ee xeebta Kenya ayaa saameyn ballaaran reebay waxaana ladhihi karaa waa duullaankii ugu ballaarnaa oo ay xarakada Al Shabaab ku qaaddo Kenya marka laga reebo weerarkii Westgate.

Read More »

Warar Dheeraad ah:Dagaallo Culus oo ka dhacay Magaalooyinka Baydhabo,Qoryooley iyo Buula Barde.

0 Tuesday July 22, 2014 - 17:27:29
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Fadeexad Wafdiga Dhakhaatiirta Imaaraatka Ee Gaza oo Jawaasiis noqday!

0 Tuesday July 22, 2014 - 16:51:47
Fadeexad weyn ayaa ku habsatay dowladda Imaaraatka Carabta, kadib markii laga war helay inay Jawaasiis yihiin koox Dhakhaatiir ah oo ay u dirtay Jiidda Qaza.

Read More »

Askari Yuhuudi ah " Dagaalkii Axadda Jaxiimo ayuu nagu ahaa".

0 Tuesday July 22, 2014 - 16:40:48
Askari Yuhuudi ah oo ka bad baaday iska hor imaad culus oo maalintii Axaddii ka dhacay xaafadda Shujaaciyah ee Jiidda Qaza ayaa ka sheekeeyay wixii uu indhihiisa uu ku arkay.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Markale Ka Dhacay Magaalada Mombaasa iyo Xoogag Hubeysan oo Roondayn ka Bilaabay magaaladaasi.

0 Tuesday July 22, 2014 - 15:31:34
Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay xoogaga hubeysan ee gudaha wadankaasi ka dagaalamaya waxay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda Kenya.

Read More »

Sarkaal Katirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

0 Tuesday July 22, 2014 - 15:05:22
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamada maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Dhageyso:Muungaab oo walaac Ka Muujinaya Tegitaanka Sheekh Cali Jabal ee magaalada Muqdisho.

0 Tuesday July 22, 2014 - 14:46:52
Xasan Muungaab oo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho ugu magacaaban Dowladda Federaalka ayaa ku fashilmay dhammaan waxyaabihii looga igmaday.

Read More »

Sawirro:Jabhadda Al Nusrah oo Dhul Hor leh Kala Wareegtay Nidaamka Suuriya.

0 Tuesday July 22, 2014 - 11:46:50
Ciidamada mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ayaa guulo ka gaaray dagaallo ay gobolka Xammaah ee wadanka Suuriya ay kula galeen ciidamada nidaamiga bashaar Al-asad.

Read More »

Faah Faahin:Dagaal Gaari iyo Hub looga Qabsaday Ciidanka DF-ka oo Ka Dhacay Deegaanka Buurane Sh/Dhexe.

0 Tuesday July 22, 2014 - 11:24:51
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka bilaawdeen deegaan hoos yimaad degmada Mahadaay.

Read More »

Maqal+Sawirro:Al-shabaab Oo in ka badan Kun Qof Gurmad Lixaad leh Ku siiyay Baraawe.

0 Monday July 21, 2014 - 20:25:59
230 qoys oo matalayay dad tiro ahaan gaaraya 1150 ruux ayaa raashin ka kooban bariis, bur,Sonkor saddaxla saliid ah iyo Gasac Caano booro ah ku qaatay degmada Baraawe ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Gaari Ciidan oo Lagu Gubay Wadada Warshadaha iyo Guddoomiye Waaxeed Lagu Dilay Wardhiigleey.

0 Monday July 21, 2014 - 19:33:58
Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ciidan lagu gubay wadada laamiga ah.

Read More »

Daawo:Wariye Waa'il Dax-Duux oo Illimeeyay Isagoo Toos Ugasoo Hadlaya Magaalada Gaza.

0 Monday July 21, 2014 - 15:26:46
Gummaadka ay Yahuudda Sahyuuniyadda ku hayso shacabka muslimiinta walaalaheena Filasdiin ayaa wali meeshiisa kasii socda.

Read More »

Sawirro:Gaadiid Gaashaan oo Laga Qabsaday Nidaamka Bashaar Al-Asad.

0 Monday July 21, 2014 - 14:39:31
Dowladda islaamiga ah ayaa soo bandhigtay qaniimo farabadan oo ay cadawga nuseyriga ah uga furatay dagaal dhawaan ka dhacay gobolka ximis ee wadanka Suuriya.

Read More »

Dhageyso:Waaliga Banaadir oo Odayaal kula kulmay Muqdisho

0 Monday July 21, 2014 - 12:03:28
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir Sh/Cali Maxamad Xuseyn ayaa manta kulan xasaasi ah la qaatay in ka badan todobaatan oday oo isaga kala yimid xaafadaha degmada Heliwaa.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Mombaasa iyo Warqado Digniina ah oo la daadiyay.

0 Monday July 21, 2014 - 11:23:58
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar hor leh oo khasaara badan dhaliyay lagu qaaday magaalada 2-aad ee ugu weyn wadankaasi.

Read More »

Daawo:Askari Yahuudi Ah oo Gacanta Muqaawamada Galay iyo Dabaaldegyo Ka Bilaawday Magaalada Gaza.

0 Monday July 21, 2014 - 08:42:33
Xoogaga waxiska caabinta Filasdiiniyiinta ayaa iska caabiyay weerar ay Yahuudu ku doonaysay in ay ku qabsato xaafado katirsan magaalada Gaza.

Read More »

Dagaallo Xalay Lagu Miray Shisheeyaha Ku Sugan Magaalooyinka Buula Barde iyo Baydhabo.

0 Monday July 21, 2014 - 08:35:08
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro qorshaysan ku qaaday degmooyin ay xoog ku joogaan ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Askar iyo Saraakiil Katirsan DF-ka looga Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Monday July 21, 2014 - 08:20:05
Xoogag hubeysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ku dilay askar iyo saraakiil katirsan dowladda Federaalka xilli ammaanka caasimadda ah uu faraha ka baxay.

Read More »

Daawo:Yahuudda oo 100 qof Ku Xasuuqday Magaalada Gaza Filasdiin.

0 Sunday July 20, 2014 - 17:18:51
Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa gummaad hor leh ka geysanaya magaalada Gaza ee dhulka filasdiin oo duullaan cudwaani ah ku socdo.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Takar oo ka hadlay Xeriirka ka dhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:22:49
Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo nagu soo booqday idaacadda alfurqaan ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa yahuudu kawado Magaalada Gaza oo lagu dilay dad badan oo falastiiniyiin ah.

Read More »

Sawirro:Hay'adaha Gargaarka Dowladda Islaamiga Ah oo Gargaar Qeybin Ka Wada Magaalada Muusil.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:08:26
Maamulka islaamiga gobolka Naynawa ee waqooyi Ciraaq ayaa dardar geliyay qeybinta gargaarka uu siiyo shacabka taakta daran ee ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka.

Read More »

36 Askari oo Masar Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Xadka ay Lawadaagto Liibiya.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:01:39
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka Melleteriga wadankaasi ee gumaadka ku haya shacabka Masaarida.

Read More »

Dhageyso:Caddeymo Halis ah Madaxda Dowladda Federaalka oo Hurinaya Dagaal Beeleedyada Soomaaliya.

0 Sunday July 20, 2014 - 14:42:56
Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ayaa lagu eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan maleeshiya beeleedyada soomaalida.

Read More »

Meydadka Sedax Ruux Soomaali Ah oo Laga Helay Magaalada Nairobi.

0 Sunday July 20, 2014 - 11:58:35
Ciidamada booliska Kenya ayaa sare uqaaday tacadiyada ay ugeysanayaan shacabka soomaalida ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee xarunta wadankaasi.

Read More »

16 Askar Yahuud Ah oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Qaza.

0 Sunday July 20, 2014 - 11:30:00
Xoogaga wax iska caabinta filasdiiniyiinta ayaa ku guuleystay in ciidanka gaalada Yahuudda sahyuuniyadda ah ay ka caabiyaan weerar dhanka lugta ah oo cadawgu ku qaaday magaalada qaza ee hareeraysan.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Jabal oo Shacab Kula Hadlay Gudaha Magaalada Muqdisho.

0 Saturday July 19, 2014 - 21:10:26
Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal oo xarakada Shabaabul Mujaahidiin mas'uul uga ah gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho gudaha ugalay isagoona xaflad ka qeyb galay.

Read More »

Abuu Muscab"Mujaahidiintu Waxay Wito Ku Dileen 5 Askari Kenyaan Ah 3 Gawaarina Wey Gubeen" Dhageyso

0 Saturday July 19, 2014 - 20:36:05
Wareysi gaar ah oo Afhayeenka Ciidanka Alshabaab siiyay idaacadda alfurqaan ayuu kaga hadlay weeraradii xalay ka dhacay deegaanka witu oo hoostaga Lamu oo dhaca Gobalka Xeebta.Kenya.

Read More »

Safarkeygi Raaxada iyo silaca Deriskeyga Warbixin

0 Saturday July 19, 2014 - 17:16:03
Iyadoo aanuu jirin weerar ama cabsi dhanka amaanka ah ayaan ku safar ku maray dhul masaafadiisu dheer tahay oo ka tirsan deegaanada ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ha yeeshee Muslimiintu hal jir ayay dhigan yihiine goortaas waxaan niyadda ku hayay in ay jiraan walaalahay dablayda arxanka…

Read More »

Ku Dhawaad 10 qof oo Ku Dhimatay Weerar Kenya Ka Dhacay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday July 19, 2014 - 16:44:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay ka dhacay gudaha Kenya kaasi oo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah.

Read More »

Saraakiil Mareykan Ah oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed oo Ka Dhacay Bartamaha Wadanka Uganda.

0 Saturday July 19, 2014 - 15:31:56
Wararka ka imaanaya wadanka Uganda ayaa sheegaya in saraakiil katirsan Melleteriga Mareykanka ay ku dhinteen gudaha wadankaasi xilli ay socdaal ku joogeen.

Read More »

Al Shabaab oo sii Daysay Shaqaalihii Markab Dhawaan Kusoo Caariyay Xeebta Shabeelaha Dhexe.

0 Saturday July 19, 2014 - 14:23:04
Wilaayada islaamiga shabeelaha dhexe ayaa sii daysay shaqaalaha markab isbuucii lasoo dhaafay ku caariyay xeebta shabeelaha dhexe.

Read More »

Daawo:Obama oo Soo Rididda Diyaaradda Maleesiya Ku Eedeeyay Fallaagada dalka Yukreen.

0 Saturday July 19, 2014 - 08:40:15
Hoggaamiyaha Mareykanka Obama ayaa ku dhawaaqay in kooxaha fallaagada dalka Yukreyn ay mas'uul ka ahaayeen soo rididdii diyaaradda Maleesiya ee dadka badan ku dhinteen.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay oo Markale Lagu Qaaday Dalka Kenya.

0 Saturday July 19, 2014 - 08:13:11
Booliska Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay weerar hor leh oo xoogag hubeysan ay ka geysteen deegaan hoos yimaad magaalada Lamu ee xeebta saaran.

Read More »