Wararka

Isbahaysiga Sheydaaniga ah Oo Duqeymo Khasaara Dhaliyay ka geystay Magaalooyin Katirsan Suuriya.

0 Tuesday September 23, 2014 - 12:32:04
Isbahaysiga Islaamka ladirirka ah ee mareykanku hoggaaminayo ayaa markii ugu horreysay duqeymo ba'an ka geystay magaaalooyin katirsan wadanka Suuriya.

Read More »

Dhageyso:Maxkamada Islaamiga Ah Ee Magaalada Xarardheere Oo Xukun Islaami ah Fulisay.

0 Tuesday September 23, 2014 - 11:43:45
Xukun xadu sariqa ah ayaa gilinkii dambe ee shalay ka dhacay Gudaha degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug,kadib markii Maxkamadda maamulka islaamiga ee degmadaasi ku xukuntay in gacanta laga gooyo nin lagu magacaabao Saadaq Cabdi Axmed oo da'diisu tahay 27 sano jir kaasi oo qirtay in guri kuyaala…

Read More »

Itoobiya "Annaga Ayaa Axmad Madoobe Fariisinay Madaxtooyada Kismaayo" Dhageyso.

0 Tuesday September 23, 2014 - 11:37:44
Mid kamid ah madaxda Itoobiya ee sida gaarka ah u qaabilsan burburinta Soomaaliya iyo qabsashadeeda oo khudbad ka jeediyay shirka ka socda magaalada Kismaayo ayaa si cad oo aan ka leex-leexasho lahayn u sheegay in iyagu ay Axmad Madoobe fariisiyeen madaxtooyada magaalada Kismaayo!!

Read More »

Taliye Ku Xigeenkii Degmada Balcad oo Weerar Gaadmo ah Lagu Dilay iyo Ciidamada Al Shabaab oo Gaadiid Qabsaday.

0 Monday September 22, 2014 - 21:05:09
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadma ah oo galabta ka dhacay duleedka degmada Balcad lagu dilay askar iyo saraakiil.

Read More »

Akhriso:Mujaahidiinta Lubnaan oo ka hadlay Istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Monday September 22, 2014 - 20:18:37
Xoogaga mujaahidiinta Cabdalla Cazzaam ee ka dagaalama wadanka Lubnaan ayaa soo saaray bayaan ah umadda soomaaliyeed uga tacziyaynayaan istish-haadka sheikh mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Askar Kenyaati Ah oo Lagu Dilay Degmada Badhaadhe iyo Ciidamada Mujaahidiinta oo lawareegay deegaanno Gedo Katirsan.

0 Monday September 22, 2014 - 14:09:26
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta barqadii ka dhaceen degmada Badhaadhe.

Read More »

Dhageyso:Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah oo Ka Hadlay Duullaanka Mareykanka Ee Ciraaq.

0 Monday September 22, 2014 - 11:29:09
Dowladda islaamiga ah ayaa markii ugu horraysay ka hadashay duullaanka ay ku iclaamiyeen tobaneeyo katirsan wadamada reer galbeedka iyo xukuumado carbeed.

Read More »

Sanbaloolshe "Warbaahinta Muqdisho Waa in loo Xakameeyo sida ay Dowladaha Masar iyo Turkiga u Xakameeyeen Warbaahinta" Dhageyso.

0 Monday September 22, 2014 - 10:27:08
Taliyihii hore ee Nabad sugidda Dowladda Federaalka ayaa shaaciyay in caburintii uu ku sameeyay saxaafadda madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ay aheyd mid isaga gaar u aheyd.

Read More »

Shirkad Turkiga Laga Leeyahay oo Lagu Wareejiyay Maamulka Dekadda Muqdisho iyo kumanaan Muwaadiniin Shaqa la'aan ah!

0 Sunday September 21, 2014 - 19:14:37
Kadib munaasabad maanta duhurkii ka dhacday dekadda magaalada Muqdisho ayay dowladda Federaalka ku wareejisay maamulka dekadda caalamiga ah.

Read More »

Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Shiicada Ah oo Qabsaday intabadan Magaalada Sanca Ee Wadanka Yemen.

0 Sunday September 21, 2014 - 18:46:34
Maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ayaa lawareegay intabadan magaalada Sanca ee xarunta wadanka Yemen kadib dagaallo maalmo qaatay oo ay lagaleen ciidanka xukuumadda dabadhilifka wadankaasi.

Read More »

Sawirro:Ruux Hubeyan oo Gudaha Ugalay Aqalka Cad Ee Mareykanka Xilli Obama Ku Sugnaa.

0 Sunday September 21, 2014 - 11:47:16
Ciidamada ilaalada gaarka ah ka haya aqalka cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa gacanta ku dhigay ruux hubeysan oo gudaha ugalay guriga.

Read More »

Jabhadda Al-Nusrah oo Dishay Askari Lubnaani ah iyo qarax lala eegtay Maleeshiyaadka Xisbu Sheydaan.

0 Sunday September 21, 2014 - 11:35:51
Wararka ka imaanaya xadbeenaadyada ay wadaagaan wadamada Suuriya iyo Lubnaan ayaa sheegaya in dagaallo khasaara badan dhaliyay ay dib uga qarxeen halkaasi.

Read More »

Weeraro Khasaara Dhaliyay oo Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka Ee Muqdisho.

0 Sunday September 21, 2014 - 10:33:30
Ciidamada mujaahidiinta ayaa xalay weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye ee AMISOM iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Al Shabaaba oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu Qaaday Agaasimaha Duulista Hawada.

0 Saturday September 20, 2014 - 20:37:58
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ciidankeeda gaarka ah ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Warbixin Isbarbar dhig ah ka Diyaarisay Duullaanada Mareykanka Ee Ciraaq.

0 Saturday September 20, 2014 - 20:15:46
Xilli wadamada reer galbeedka ay ku dhawaaqeen isbahaysi caalami ah oo ka dhanka ah dowladda islaamiga ah ayay warbaahinta caalamka diiradda saaraysaa wararka ciraaq ku saabsan.

Read More »

Muwaadin Somali-Canadian ah oo Dalka Suuriya Ku Shahiiday iyo Turkiga oo Maxaabiis loosii daayay.

0 Saturday September 20, 2014 - 19:08:16
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus oo khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Xalab uu ku shahiiday muwaadin soomaali ah.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Burundi Lagula Beegsaday Magaalada Kismaayio.

0 Saturday September 20, 2014 - 14:02:07
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar khasaara xooggan dhaliyay lagu qaaday kolonyo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa dowladda kirishtanka Burundi.

Read More »

Gunaanad:Akhiriso Silsilado Maqaalla ah "Duullaankii Westgate iyo Mowqifka Xun ee Wadaada Xumayaasha".

0 Saturday September 20, 2014 - 10:18:47
sanad kaamil ah ayaa kasoo wareegtay duullaankii taariikhda galay ee Westgate magaalada Nairobi dalka Kenya,Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysa silsilado maqaalla ah oo ku saabsan duullaankii Westgate.

Read More »

Mas'uuliyiin Katirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Saturday September 20, 2014 - 10:02:13
Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorshaysan lagu dilay saraakiil sarsare oo katirsanaa dowladda Federaalka.

Read More »

Sawirro:Booliska Islaamiga Gobolka Naynawa Dalka Ciraaq oo lasoo Bandhigay.

0 Saturday September 20, 2014 - 10:00:12
Gobolka Naynawa ee dhaca waqooyiga wadanka Ciraaq bilihii lasoo dhaafay waxaa si habsami leh uga shaqeynayay maamul islaami ah oo dadka muslimiinta sunniga ah dib ugusoo celiyay sharaftooda.

Read More »

Museveni oo Eryay R/wasaarihii Uganda Kadib Khilaaf soo kala dhaxgalay.

0 Saturday September 20, 2014 - 09:33:45
Kadib khilaaf bilihii lasoo dhaafay soo jiitamayay oo u dhaxeeyay hoggaanka dowladda Uganda ayaa ugu dambeyntii xil ka qaadis lagu sameeyay R/wasaarihii wadankaasi.

Read More »

Ciidamo AMISOM katirsan oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay Buula Mareer iyo qarax lala helay Maleeshiyaadka DF-ka.

0 Saturday September 20, 2014 - 09:22:43
Mujaahidiinta soomaaliya ayaa xoojiyay dagaalka ay kula jiraan shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka kusoo qaaday dalka.

Read More »

Daawo:"I Amaahiya dhegihiina" Waa Fariimo Taxana ah oo uu jeedinayo Maxbus British ah oo ku jira Gacanta Dowladda Islaamka.

0 Saturday September 20, 2014 - 08:43:05
Mu'assasada Al-Furqaan garabka Warbaahineed ee Dowladda Islaamiga ayaa Todobaadkan baahisey Fariimo Taxane noqon doona,kuwaas oo uu jeedinayo Maxabuus British ah oo gacanta ugu jira Mujaahidiinta.

Read More »

Dowladda Uganda Oo Ihaano Iyo Cadaadis Ku Heysa Soomaalida Ka Dhoofeysa Garoonka Diyaaradaha Ee Entebbe.

0 Saturday September 20, 2014 - 08:20:05
Iyadoo Ciidamada Kufaarta Uganda ay duulaan ku joogaan dalkeena Soomaaliya, ayna gumaad iyo gaboodfallo kala duwan kula kacayaan dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalkan ayaa hadana Dowladaas waxay bilowday in garoomada diyaaradaha ee dalkeeda ay si gaar ah ugu beegsato bulshooyinka Soomaalida ah, Iyadoo…

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraro Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya.

0 Thursday September 18, 2014 - 20:56:59
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faahin faahin ka bixiyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay wilaayaatka lagusoo duulay iyo magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Shir Ka Dhacay Magaalada London oo looga Dhawaaqay in 2 sana Kadib Ciidamada AMISOM isaga baxayaan Soomaaliya.

0 Thursday September 18, 2014 - 20:36:31
Magaalada London ee wadanka ingiriiska waxaa ka furmay shir looga hadlayo mustaqbalka maamulka dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Read More »

Barre Hiiraale "Aniga iyo Axmed Madoobe Dagaal ayaa naga dhaxeeya labadeenu madaxweynayaal ayaan sheeganay"Dhageyso.

0 Thursday September 18, 2014 - 19:47:10
Barre Hiiraale ayaa markale ku celiyay in uusan miiska wadahadalka lafariisan doonin dagaal ooge Axmed Madoobe oo ciidanka Kenya ugacan geliyay magaalada Kismaayo.

Read More »

Mudaaharaadyo Ka Dhanka ah Ciidamada AMISOM oo Muqdisho Ka Dhacay Kadib Markii ay Carruur Dileen.

0 Thursday September 18, 2014 - 15:08:52
Boqolaal qof ayaa dibad baxyo ka dhigay xaafado katirsan magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada shisheeye ay tacadiyo hor leh geysteen.

Read More »

Ciidanka IS oo Qabsaday 20 Degmo oo Dhaca Waqooyiga Suuriya iyo Maleeshiyada Kurdiyiinta oo Firxaday.

0 Visits: 3835 | Thursday September 18, 2014 - 14:43:08
Wararka ka imaanaya wadanka suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ay isku fidiyeen dhul ballaaran oo dhaca xadbeenaadyada ay wadaagaan suuriya iyo Turkiga.

Read More »

Dagaallo Hub looga Furtay Ciidamada AMISOM oo Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Sh/Hoose.

0 Thursday September 18, 2014 - 14:26:12
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maatnta duhurkii ka qarxeen xilli ciidamada shabaabul mujaahidiin ay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah shisheeyaha.

Read More »

Sawirro:Buug Diinta lagu Caynayo oo Nairobi lagu soo Bandhigay iyo culimada ictisaam oo ka qayb gashay,Qofkii Riddoobo Lama Dili Karo!

0 Thursday September 18, 2014 - 11:55:23
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Mahad oo dhan allay u sugnaatay allahii noosoo dajiyay diin dhamaystiran oo aan dhaliil iyo duleel midna lahayn allahaas ayey usugnaatay mahad oo dhan awalkeed iyo aakhirkeed.

Read More »

Dhageyso:Shirkii Kismaayo oo Lagu Kala Dareeray iyo Guriga Axmed Madoobe oo Markale laduqeeyay.

0 Thursday September 18, 2014 - 10:32:29
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in markale ay duqeymo xooggan ku dhaceen xarumo ay degganyihiin saraakiisha maamulka Kenya taabacsan.

Read More »

Maleeshiyaad Amxaara Kalkaal Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Goofguduud Gobolka Bay.

0 Wednesday September 17, 2014 - 21:05:45
Khasaara xooggan ayaa maaleeshiyaad amxaara kalkaal soomaali ah kasoo gaaray weerar dhabagal ah oo maanta gelinkii dambe ku qabsaday dhanka gobolka Bay.

Read More »

Akhiriso:Silsilado Maqaalla ah "Duullaankii Westgate iyo Mowqifka Xun ee Wadaada Xumayaasha" Q.1-aad.

0 Wednesday September 17, 2014 - 12:28:13
Wax ku dhaw sanad ayaa kasoo wareegtay duullaankii taariikhda galay ee Westgate magaalada Nairobi dalka Kenya,Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysa silsilado maqaalla ah oo ku saabsan duullaankii Westgate.

Read More »

Sawir:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Dhul Hor Leh Qabsaday iyo Diyaarado Lasoo Riday.

0 Wednesday September 17, 2014 - 12:20:53
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka xukuumadda dabadhilifka ee kajirta magaalada Baqdaad.

Read More »