Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Muxamad Abu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ugu horeyn ka hadlay degaanadii ugu dambeeyay ee ay ciidamada shisheeye ka bexeen, kuwaasoo kala ah Golweyn iyo Cambarey oo dhaca inta u dhaxaysa Shalaambood iyo…
Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah Aqoon yahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay saameynta reer galbeedka soo abaabulay duulaanka Soomaaliya lagu soo qaaday qorshahiisa ay ku yeela kartao tilaabadii lagu gumaaday ciidamada Uganda ee ku sugnaa Magaalada Janaale ee Gobalka Shabeelaha hoose.
Muran la xiriira halka uu ku dambeeyo meydadka askartii dhawaan lagu laayey weerarkii Jannaale ayaa ka taagan Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, kaas oo u dhexeeya taliska ciidanka military-ga Uganda ee UPDF-ta iyo qoysaska ay ka dhasheen askartii dhawaan lagu xasuuqay weerarkii halyeeynimo…
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay oo ay ciidamada shabaabul Mujaahidiin isbuucii lasoo dhaafay ka fuliyeen degmo dhacda duleedka magaalada Muqdisho ayaa walaac hor leh ku abuuray wadamada reer galbeedka.
Dowlado ka tirsan Midowga Yurub ayaa si cad u sheegay inaysan dooneyn qaabiladda qaxootiga heysta Diinta Islaamka, xilli ay sii xoogeysanayaan mowjadaha soo galootiga ee kusii qul qulaya wadamadaasi.
Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa xaqiijisay in ay heyso maxaabiis Ugandhees ah oo lagu qabtay dagaal todobaadkii la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ku qaadeen Xerro Military oo ciidamada Kufaarta Uganda ay ku leeyihiin degmada Jannaale ee Wilaayada Sh/hoose sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Mujaahidiinta.
Wadamada gacanka carbeed ee gacan saarka laleh Mareykanka iyo reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabeen guluf dagaaleedkii ugu dambeeyay oo ay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta uga saarayaan wadanka Yemen.
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelinkii dambe ka dhaceen deegaan hoos yimaad magaalada Xudur.
0 Visits: 43305 |
Monday September 07, 2015 - 10:01:43
Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay sawirradii ugu horreeyay ee muujinaya dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan lala helay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamo katirsan soo duulayaasha AMISOM.