Wararka

Ciidamada Al Shabaab oo Weeraray Saldhigyo Ciidamada Shisheeye Ku Leeyihiin Magaalooyinka Afmadoow iyo Muqdisho.

0 Saturday February 14, 2015 - 11:06:16
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro hubeysan ku qaaday saldhigyada ciidamada soo duulayaasha ah ku leeyihiin gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Ciidanka Dowladda Islaamiga ah oo Qabsaday Magaalada Albaqdaadiyi Weerarna Ku Qaaday Saldhig ay Ku Suganyihiin Saraakiil Mareykan Ah.

0 Saturday February 14, 2015 - 08:36:54
Kadib dagaallo maalmo qaatay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah ugu suurtagashay qabsashada degmada istiraatiijiga ah ee Albaqdaadiyi oo katirsan gobolka Al-anbaar.

Read More »

10 Katirsan Maleeshiyaadka Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

0 Saturday February 14, 2015 - 08:15:06
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Mujaahidiinta Naigeria oo Weerarkii Ugu Horreeyay Ka Fuliyay Gudaha Dalka Jaad.

0 Saturday February 14, 2015 - 07:26:09
Wararka ka imaanaya wadanka Tshaad ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta Boko Xaraam ay weeraro qorshaysan ku qaadeen mid kamida magaalooyinka dhaca xad beenaadyada ay wadaagaan Naigeria iyo Tashaad.

Read More »

Saraakiil Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Magaalooyinka Muqdisho iyo Marka.

0 Saturday February 14, 2015 - 07:14:13
Xoogag hubeysan ayaa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal katirsanaa maamulka gobolka Banaadir ugu magacaaban dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:Qof Ka Badbaaday Xasuuqii ay Ciidanka Itoobiya Ka Geysteen Gobolka Bakool.

0 Friday February 13, 2015 - 18:02:40
Ugu yaraan 12 qof oo shacab muslimiin Soomaaliyeed ah ayay ciidamada Xabashida Itoobiya ku xasuuqeen deegaanno katirsan gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Afar Qof oo Ku Dhimatay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe.

0 Friday February 13, 2015 - 16:47:03
Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil gaari oo dad badani ku dhinteen uu ku dhaw duleedka magaalada Garoowe.

Read More »

Faah Faahin:Maleeshiyaad Taabacsan DF-ka oo Si Xun Loogu Jebiyay Dagaal Guriceel Ka Dhacay,Dhimashada oo tobaneeyo gaartay.

0 Thursday February 12, 2015 - 18:06:49
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen degmada Guriceel oo maalmihii lasoo dhaafay lagu loolamayay.

Read More »

Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Qabsaday Guutada 19-aad Ee Melleteriga Dalka Yemen.

0 Thursday February 12, 2015 - 14:19:16
Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiitu ay cadawga ka qabsadeen saldhig melleteri oo ay yaallaan saanado hub ah iyo agabyo melleteri.

Read More »

Warbixin:30 katirsan Ciidanka Itoobiya Ee Soomaaliya Kusoo Duulay oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Gobolka Bakool.

0 Thursday February 12, 2015 - 08:02:46
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa si xun ugu go'ay dagaallo culus oo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay lagula galay gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Al Shabaab oo Col.Xasan Dheere Ku Dilay Duleedka Degmada Baraawe.

0 Thursday February 12, 2015 - 06:53:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen deegaan hoos yimaad degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

3 Muslimiin ah oo Gobolka Carolina Lagu Dilay iyo Mareykanka oo Liiska Argagaxisada Ku Daray Sarkaal Dowladda Islaamiga Ah Katirsan.

0 Wednesday February 11, 2015 - 21:48:23
Nin Nasraani Mareykan ah ayaa qoys muslimiin carab ah ku dilay mid kamida gobollada ugu waaweyn wadankaasi xilli cunsuriyadda islaam naceybka ay kusii badaayso gudaha Mareykanka.

Read More »

Xasan Sheekh oo isagoo Xanuunsanaya la seexiyay Isbitaal Ku yaal Wadanka Jarmalka.

0 Wednesday February 11, 2015 - 21:13:14
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad ka sheeganaya xanuun daran iyadoona loo qaaday isbitaal kuyaal wadanka Jarmalka ee qaaradda Yurub.

Read More »

Dhageyso:31 Sanadood Kadib Xasuuqii Gaarisa Gubaay Soomaalida Keya Gumeysato Maxay Ku Suganyihiin?.

0 Wednesday February 11, 2015 - 20:49:59
Kumanaa katirsan shacabka muslimiita ee ku dhaqan Soomaalida Kenya gumeysato waxaa wali aa xusuustooda ka go'in xasuuqii ay kala kulmeen ciidanka melleteriga wadankaasi.

Read More »

MASKUBA ABUR BUU DHALAA!!!

0 Wednesday February 11, 2015 - 20:20:53
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين Allaah baa mahad leh. Ammaan iyo nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha…

Read More »

Xiisada Colaadeed oo Ka jira deegaanka Guriceel iyo Boqolaal Shacab ah oo Guryahooda ka Barakacay.

0 Wednesday February 11, 2015 - 09:44:27
Barakac xooggan ayaa ka socda degmada Guriceel ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya kadib dagaallo culus oo shalay ku dhaxmaray maleeshiyaad dabadhilifyo ah.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Khasaara Dhaliyay oo Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka AMISOM Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Wednesday February 11, 2015 - 09:33:19
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Baraawe iyo Buula Mareer.

Read More »

Cumar Cabdi Rashiid "Xukuumadeydu Waxay Ahmiyadda 1-aad siinaysaa sidii Dalka Looga Xureyn lahaa Al Shabaab"!!

0 Tuesday February 10, 2015 - 19:32:27
Saacado kadib markii baarlamaanka DF-ka uu codka kalsoonida siiyay Cumar Cabdi Rashiid Sharmaake ayuu ku dhawaaqay in uu fulinayo ajandayaasha uu shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay dalka ka leeyahay.

Read More »

Ciidanka Dowladda Islaamiga ah oo Qabsaday Deegaano Ceynul Carab Katirsan.

0 Tuesday February 10, 2015 - 19:19:41
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ay dib uqabsadeen deegaanno katirsan magaalada Ceynul Carab ee kaabiga ku heysa wadanka Turkiga.

Read More »

19 Lagu Dilay Dagaaladii Guruceel iyo Maleeshiyaadka DF-ka oo laga itaal roonaaday,Xasan Gurguurte oo Dhuusamareeb Gaaray.

0 Tuesday February 10, 2015 - 14:30:56
Ugu yaraan 19 qof oo ubadan dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhimatay iska hor'imaadyadii saaka ka qarxay magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Warbixin Ka Hadlaysa Ciidamada Dowladda oo Bilaabay inay La Goostaan Gawaarida Dagaalka.

0 Tuesday February 10, 2015 - 10:09:54
Niyad jabka heysta Maleeshiyaadka Dowladda ayaa dhaliyay inay ka baxsadaan Sufuufta ciidamada Dowladda Federaalka.

Read More »

Dagaallo Culus oo Ka Socda Degmada Guriceel Gobolka Galguduud.

0 Tuesday February 10, 2015 - 08:12:49
Wararka ka imaanaya deegaanka Guriceel ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka bilaawdeen bartamaha deegaankaasi.

Read More »

Daawo:Ciidanka Masar oo Tobaneeyo Qof Ku Xasuuqay Magaalada Al Qaahira.

0 Tuesday February 10, 2015 - 07:19:56
wararka ka imaanaya masar ayaa sheegaya in ku dhawaad 50 qof lagu dilay weerar ka dhacay garoon kubadda cagta lagu ciyaaro.

Read More »

Mujaahidiinta Naigeria oo Weeraro Hor leh Qaaday iyo Shekaawa oo Hanjbaad Ujeediyay Dowladaha Galbeedka Afrika.

0 Tuesday February 10, 2015 - 07:13:16
Xoogag mujaahidiinta Naigeria ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro qorshaysan ku qaaday magaalooyin katirsan wadamada Kaamiruun iyo Niger oo labaduba daris la ah dalka Naigeria.

Read More »

Abuu Muscab"Kama Tanaasuli doonno Leynta xildhibaanada inta ay allaah ku heystaan sharciga Wareysi.

0 Monday February 09, 2015 - 20:28:41
Afhayeenka Ciidamada shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab oo Wareysi gaar ah siiyay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay xildhibaan Maanta Lagu dilay Muqdisho oo Lagu Magacaabi jiray Cabdullaahi Qayaad Barre iyo Dagaallo ka dhacay Dulleedka Boosaaso iyo Degmada Waajid.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Dilka Xildhibaan C/llaahi Qayaad Barre Hanjbaadna Dirtay.

0 Monday February 09, 2015 - 11:28:03
Kadib dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre ayay xarakada Shabaabul Mujaahidiin lasoo degdegtay sheegashada mas'uuliyadda weerarkaasi.

Read More »

Xildhibaan Katirsanaa Baarlamaanka DF-ka iyo Ciidamo ilaala u Ahaa oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Monday February 09, 2015 - 10:20:07
Xoogag hubeysan ayaa goordhaw degmada Xamar-Jajab ku dilay mid kamida xildhibaanada baarlamaanka DF-ka.

Read More »

Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxaya Dagaal Ciidanka Puntalnd Maxaabiis looga qabtay oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

0 Monday February 09, 2015 - 09:55:27
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaallo culus oo xalay fiidkii duleedka magaalada Boosaaso ku dhaxmaray ciidamada shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Dagaallo Saacada Badan Qaatay oo Ciidanka Itoobiya iyo Shabaabul Mujaahidiin Ku Dhaxmaray Gobolka Bakool.

0 Monday February 09, 2015 - 09:40:50
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmareen ciidamada muslimiinta iyo kuwa xabashida Itoobiya.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka oo Mujaahidiin isku dhiibay iyo Weerarkii Boosaaso.

0 Sunday February 08, 2015 - 20:25:27
Ciidamo katirsan dowladda Federaalka oo wata gaari dagaal ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga shabeelaha Hoose ee shabaabul Mujaahidiin taabacsan.

Read More »

2 Katirsan Shaqaalaha Hay'adda Almanhal oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Sunday February 08, 2015 - 14:12:36
Wararka ka imaanaya xaafadda Taleex ee degmada Hodon magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowlada Federaalka ay dad shacab ah dileen.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Boosaaso Digniinna u Dirtay Maamulka Puntland.

0 Sunday February 08, 2015 - 13:59:08
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee xalay Boosaaso ka dhacay.

Read More »

Mooshin Laga Gudbiyay Jawaari iyo Xasan Sheekh oo Cadaadis Hor leh Bilaabay.

0 Sunday February 08, 2015 - 13:58:08
Xildhibaanada baarlamaanka DF-ka ayaa ku dhawaaqay in mooshin ay ka gudbiyeen Max'med Cismaan Jawaari oo ku magacaaban guddoomiyaha baarlamaanka.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Culus oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso iyo Ciidanka Al Shabaab oo Gudaha Ugalay.

0 Sunday February 08, 2015 - 07:13:06
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka dhaceen gudaha magaaladaasi oo bilihii lasoo dhaafay ammaankeedu faraha kasii baxayay.

Read More »

Ciidanka Jabuuti oo Qof Shacab ah Ku Dilay Magaalada Beled Weyne iyo Xiisada Colaadeed oo Hiiraan Ka Jira.

0 Sunday February 08, 2015 - 07:10:35
Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidanka Jabuuti ee xoogga ku jooga gobolka Hiiraan ay toogasho ugeysteen mid kamida howlwadeenada caafimaadka Beled Weyne.

Read More »