Wararka

Dhageyso:Waaliga Hiiraan oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu dilay Maleeshiyaad oo Duleedka Buula Barde Ka Dhacay.

0 Saturday October 18, 2014 - 22:10:53
Sheekh Max'med Mire waaliga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay howlgal mujaahidiintu shalay ka fuliyeen duleedka magaalada Buula Barde.

Read More »

Sawir:Kalluun Dhaawac Halis ah Gaarsiiyay Sarkaal Mareykan ah Xilli uu Ku Dabaalanayay Badda Soomaaliya.

0 Saturday October 18, 2014 - 20:36:32
Mid kamida saraakiisha caddaanka ah ee agaasimaya duullaanka shareeca ladirirka ah ee ciidanka AMISOM ku qaadeen wilaayaadka islaamiga ah ayaa si xun ugu dhaawacmay duleedka Muqdisho.

Read More »

Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Xudur iyo Ciidanka Itoobiya oo Faarujiyay Deegaanka Dac.

0 Saturday October 18, 2014 - 17:47:02
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa weerar dhabagal ah u dhigay maleeshiyaad amxaara kalkaal ah oo isku dayay in ay dhac iyo boob ka geystaan deegaan dhaca duleedka Xudur.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Ciidanka Ammaanka Kenya oo Lagu Dilay Deegaanka Libooya NFD.

0 Saturday October 18, 2014 - 13:21:38
Xilli ammaanka gudaha wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay sii xoogeysanayaan weerarada ka dhanka ah saraakiisha ammaanka wadankaasi.

Read More »

Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Lagu Dilay Bartamaha Yemen.

0 Saturday October 18, 2014 - 13:07:58
Wadank Yemen waxaa sii xoogaysanaya kacdoonka ka dhanka ah maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ee bilihii lasoo dhaafay qabsanayay magaalooyinka muslimiinta sunniga ah leeyihiin.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Gobollo Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya.

0 Saturday October 18, 2014 - 10:43:02
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada gumeysiga Afrikaanta ku leeyihiin gobollada dalka.

Read More »

Dowladda Islaamiga oo Soo Bandhigtay Diyaarado Dagaal Tababarna Ufurtay Duuliyayaal Mujaahidiin Ah.

0 Saturday October 18, 2014 - 10:16:45
Markii ugu horraysay dowladda Islaamiga ah ee maamusho qeybo katirsan wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo bandhigtay diyaarado dagaal iyo duuliyayaal mujaahidiin ah.

Read More »

Taliyihii Ciidanka DF-ka Ee Deegaanka Siinka dheer oo ladilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday October 18, 2014 - 10:04:20
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar qorshaysan oo ay fuliyeen ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin lagu dilay sarkaal sare.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Hub ka dhigis Ku sameeyay Maleeshiyaad Amxaara Kal-kaal ah Duleedka Degmada Buula Barde.

0 Saturday October 18, 2014 - 09:37:02
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay ciidanka mujaahidiinta wilaayada islaamiga Hiiraan ka fuliyeen duleedka Buula Barde bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Khasaara Khasaara Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Ka Dhacay Degmada Wabxo.

0 Friday October 17, 2014 - 13:25:15
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay soo gaba gaboobeen dagaalladii cuslaa ee xalay saqdii dhexe illaa iyo maanta barqadii ka socday degmada Wabxo.

Read More »

Weeraro Askar Lagu Dilay oo Ka Dhacay Kiliga Shiinaha iyo Fiidoow Shabeelaha Dhexe.

0 Friday October 17, 2014 - 13:21:27
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga shabeelaha dhexe ayaa weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin duleedka degmada Mahadaay.

Read More »

Dibad bax Ka Dhan ah Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Buurhakaba Ka Dhacay iyo qof shacab ah oo ladilay.

0 Friday October 17, 2014 - 11:06:08
Ugu yaraan hal qof shacab ah ayaa dhintay kadib markii ciidamada Xabashida Itoobiya ay rasaas ku fureen suuqa ganacsiga degmada Buurhakaba ee gobolka Bay.

Read More »

Warbixin:Macrakada Daabiq waa Hadal heynta ugu badan ee Ciidanka Dowladda Islaamiga ah.

0 Friday October 17, 2014 - 09:40:22
Sida ku Cad Axaadiith ka sugnaatey Nabi Muxamed Scw,inta aysan dhicin Qiyaamaha,waxaa dagaal aad u adag isaga hor imaan doono Dowlado Kirishtan ah oo aad u farabadan iyo Ciidanka Muslimiinta,Dagaalkaasna waxa uu ka dhici doonaa Magaalo lagu magacaabo Daabiq oo ku taalla dalka Suuriya.

Read More »

5 Katirsan Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo lagu dilay Duleedka Kismaayo.

0 Thursday October 16, 2014 - 19:30:41
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga ah ay galabta weerar xooggan ku qaadeen kolonyo maleeshiyaad ah oo dhanka Kismaayo kasoo amba baxay.

Read More »

Dhagayso:Reer Ceelbuur oo Sheegay in Waranka iyo Gaashaanak sidayaan inta Amxaarada Itoobiya Galguduud Ku sugantahay.

0 Thursday October 16, 2014 - 19:19:55
Magaalada Ceelbuur ee gobalka galgaduud iyo deegaanada hoos taga dadka ku dhaqan waxay qaateen go'aan adag oo ah in marrasta laga fogeeyo goobaha cadawgu qabsaday ragguna jihaadka hubka u qaataan.

Read More »

Dowladda Turkiya oo diiday Codsi uga Yimid Faransiiska ee ahaa in ay ku duusho Dowladda Islaamiga ah.

0 Thursday October 16, 2014 - 19:15:22
Xukuumadda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay diiday dalab uga yimid dowladda Faransiiska oo ku aadanaa in Turkiya ay maleeshiyaadka Kurdiyiinta u ogolaato in ay ugudbaan dhanka magaalada Koobaani.

Read More »

Hoggaamiyaasha Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Madaxooda Ladul dhigay 45 Milyan Dollar.

0 Thursday October 16, 2014 - 08:31:31
Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso in lacago malaayiin dollar ah dul dhigtay mas'uuliyiin katirsan mujaahidiinta Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta.

Read More »

Faah Faahin:Xarakada Al Shabaab oo Ka Hadashay Qaraxyo iyo Dilal Qorshaysan oo Muqdisho ka Dhacay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 21:45:54
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax caawa maqribkii ka dhacay agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Degmada Yaaqshiid Ka Dhacay iyo Sarkaal Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.

0 Wednesday October 15, 2014 - 16:11:57
Maanta duhurkii ayaa qarax xooggan laga maqlay xaafado katirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho xilli ammaanka gobolka Banaadir uu faraha kasii baxayo.

Read More »

Ganacsatada Suuqa Xamar Weyne oo dhigay dibadbax ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda iyo Muungaab oo Afka furtay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 15:53:25
Ganacsatada suuqa weyn ee degmada Xamar Weyne ayaa ku dhaqaaqay shaqa joojin kadib markii lacago baad ah ay dul dhigtay dowladda Federaalka.

Read More »

Ku Dhawaad 15 Askari oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Raaga Ceelle,Buula Mareer iyo AMISOM oo Gaari Looga Gubay Baraawe.

0 Wednesday October 15, 2014 - 13:50:37
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay ka dhacay gudaha degmooyinka Buula Mareer iyo Raaga Ceelle ee gobollada shabeelaha Hoose iyo shabeelaha dhexe.

Read More »

Isku duwihii Wasaaradda Caafimaadka oo Ku dhintay Qaraxii Oromo Coffee Muqdisho.

0 Wednesday October 15, 2014 - 12:09:29
Saraakiil katirsanaa dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa ayaa ku dhintay qarax habeenno ka hor ka dhacay goob lagu cunteeyo oo kutaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Culus oo Ka Socda Duleedka Degmada Dhuusamareeb iyo Khasaara Gaaray Ciidanka Itoobiya.

0 Wednesday October 15, 2014 - 10:56:57
Dagaallo culus ayaa ka socda duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Mandheera oo isku day dil Ka Badbaaday Kadib Qarax Lala Eegtay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 10:46:13
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ayaa sheegaya in qarax xooggan lala helay gaari uu la socday guddoomiyaha degmadaasi.

Read More »

Wafdi Ka Socda Q.Midoobe oo Afka Gacanta saartay Markii ay Gaareen Degmada Ceelbuur Warbixin.

0 Wednesday October 15, 2014 - 09:52:14
Degmada Ceelbuur ee gobolka galguduud waxaa muddo 7 bilood ah ku sugan ciidamo katirsan xabashida Itoobiya kuwaasi oo duullaan gardarra ah ku qabsaday magaaladaasi.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Saacado Kooban Qabsaday Degmada Raaga Ceelle Ee Shabeelaha Dhexe.

0 Wednesday October 15, 2014 - 09:12:10
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Raaga Celle oo maalmo ka hor ay qabsadeen ciidanka AMISOM iyo maleeshiyaadka DF-ka.

Read More »

Xog:Tobaneeyo Katirsan Ciidanka Kenya iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

0 Tuesday October 14, 2014 - 19:44:49
Dhiigbax joogta ah ayaa ku socda ciidamada gumeysiga Kenya iyo maleeshiyaadka dagaal ooge Axmed Madoobe ee duullaanka ku jooga degmooyin Jubbada Hoose katirsan.

Read More »

Faah Faahin:Axmed Cabdi Cawaale oo isagoo Sujuudsan Lagu Gowracay Masjid kuyaal degmada Kaaraan.

0 Tuesday October 14, 2014 - 19:01:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal naxdin leh oo xalay ka dhacay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee waqooyi bari magaalada Muqdisho.

Read More »

Maleeshiyada Shiicada Xuuthiyiinta oo Qabsaday Magaalada Dekadda Leh Ee Al-xudeydah Wadanka Yemen.

0 Tuesday October 14, 2014 - 17:29:00
Maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ayaa kusii luga fidsanaya dhul ballaaran oo dhaca bariga,waqooyiga iyo galbeedka wadanka Yemen.

Read More »

Laba qof Mareykan ah oo lagu Dilay Magaalada Riyaad ee Wadanka Sacuudiga.

0 Tuesday October 14, 2014 - 17:00:49
Wararka ka imaanaya dhulka Xarameynka ee loo yaqaan Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in ruux hubeysan uu weerar ku qaaday muwaadiniin Mareykan ah oo wadankaasi ku sugan.

Read More »

Magaalada Jilib oo lagusoo Bandhigay Gaadiid Lagasoo Qabtay Gudaha Kenya.

0 Tuesday October 14, 2014 - 13:40:33
Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lagusoo bandhigay gaadiid nuuca dagaalka ah oo lagasoo furtay dowladda Kenya.

Read More »

Daawo:Xoogaga IS oo Kulaalaya Magaalada Baqdaad Kadib Markii ay Dhul ballaaran soo qabsadeen iyo USA oo Digniin Jeediyay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 13:06:36
Saraakiisha ciidanka Mareykanka ee wadanka Ciraaq ayaa ka digay in mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah "IS" ay weerar kedis ah ku qaadaan magaalada Baqdaad kadib markii ay soo qabsadeen intabadan magaalooyinka gobolka istiraatiijiga Al-anbaar.

Read More »

Khilaaf Xooggan oo soo Kala Dhaxgalay Turkiya iyo Mareykanka Warbixin.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:57:52
Inkastoo xukuumadda Anqara ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso duullaanka ka dhanka ah mujaahidiinta balse waxaa muuqata in ay kala labalabanayso oo ay diidantahay in mareykanka iyo imaaraadka carabta oo aysan isku fiicnayn ay ka amar qaadato,wasiirka arrimaha dibadda mareykanka Jhon iyo wasiirka…

Read More »

Akhriso:Dagaallo Ka dhacay Ceelbuur,Baraawe iyo Warar Kale oo Muhiim ah.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:43:49
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaatka islaamiga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay qaaday weeraro xooggan oo ka dhan ah shisheeyaha duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

Daalibaan oo dishay 23 katirsan Ciidanka Xukuumadda Afghanistan iyo NATO oo Walaac Muujisay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:33:06
Wararka ka imaanaya waqooyiga Afghanistan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay shalay ka dhaceen,weerar kamiin ah oo ciidamada mujaahidiintu udhigeen kolonyo ciidan booliska katirsan ayaa ka dhacay magaalada mazaaru shariif duleedkeeda waxaana halkaasi ka dhacay gummaad daran oo cadawga gaaray.

Read More »