Wararka Caalamka

Mujaahidiinta Afghanistan oo Sedax Magaalo Ka Xureeyay Ciidanka Mareykanka iyo Maleeshiyaadka Karzaay Warbixin.

0 Wednesday June 25, 2014 - 18:02:21
Wararka ka imaanaya Koonfurta wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in dagaallo sedax maalmood qaatay kadib ay ciidamada mujaahidiinta kula wareegeen dhul baaxad leh.

Read More »

Tobaneeyo Qof Oo Ku Dhimatay Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Raqqa.

0 Wednesday June 25, 2014 - 16:09:47
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ciidamada maamulka nuseyriga bashaar al-asad ay duqeymo ba'an ka geysteen xaafado katirsan wilaayada Raqqa.

Read More »

Garsoorihii Xukunka Daldalaadda Ah Ku Riday Sadaam Xuseen Oo Ugacan Galay...

0 Visits: 9274 | Tuesday June 24, 2014 - 20:53:54
Xoogaga Muslimiinta sunniga ah ee ka dagaalamaya wadanka ciraaq ayaa gacanta ku dhigay garsoorihii xukunka daldalaadda ah ku riday Madaxweynihii hore ee Ciraaq.

Read More »

Sawir:Khariiradda Awoodda Ciraaq iyo ISIS oo Dhul Horleh Qabsatay.

0 Visits: 7988 | Monday June 23, 2014 - 12:22:01
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah "ISIS" ay wali sii wadaan horumarrada ay ka sameynayaan jabahaadka kala duwan ee dagaalka.

Read More »

Sawirro: Afar Magaalo Oo Ugacan Galay Xoogaga ISIS iyo Shiicad oo Quus Muujinaysa.

0 Visits: 7474 | Sunday June 22, 2014 - 00:25:03
Loolanka dhanka siyaasadda iyo melleteriga Wadanka Ciraaq ayaa 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay xiisa gaar ah lahaa kadib markii islaamiyiinta iyo xoogaga qabaa'illada sunniga ah ay hantiyeen dhul baaxad leh.

Read More »

Sawir:Hoggaamiyaha Ururka Ikhwaanka Oo Daldalaad Lagu Xukumay iyo Alsiisi Oo Madaxa Ka Dhunkaday Boqorka Sacuudiga.

0 Visits: 4959 | Saturday June 21, 2014 - 17:14:16
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in maxkamad melleteri ay xukuno daldalaad ah ku ridday boqolaal qof oo ku eedaysan falalka waxa loogu yeero argagaxisada.

Read More »

Inkabadan 70 Qof Oo Suuriya Lagu Dilay iyo Mujaahidiinta oo deeganano Qabsaday.

0 Saturday June 21, 2014 - 12:15:08
Khasaara xooggan ayaa cadawga Nuseyriga ah kasoo gaaray weerar istish-haadi ah oo lagu beegsaday saldhig ciidan oo kuyaal magaala xamaah ee wadanka suuriya.

Read More »

Askar Mareykan Ah Oo Lagu Dilay Wadanka Afghanistan.

0 Saturday June 21, 2014 - 12:08:49
Wararka ka imaanaya wadanka afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo hor leh oo NATO katirsan lagu dilay weerar gaadmo ah oo lagu qaaday.

Read More »

Xiisada Colaadeed Oo Kismaayo Kajira iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Sarkaal Dilay.

0 Saturday June 21, 2014 - 10:50:25
Xaalado kacsanaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose oo isbuucii lasoo dhaafay ay dagaallo beeleedyo ka dhaceen.

Read More »

Sawirro:ISIS Oo Magaalooyin Hor Leh Qabsaday iyo Muslimiinta Ciraaq Oo Dibad baxyo Dhigay.

0 Visits: 11514 | Thursday June 19, 2014 - 00:23:36
Kumanaan qof ayaa isugusoo baxay magaalooyinka Salaaxudiin iyo Tikriit ee wadanka Ciraaq oo dhawaan ay qabsadeen mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah oo ay kaabayaan xoogaga qabaa'illada.

Read More »

DAAWO : War Ragga Kala qabta! Nin Shiici ah iyo mid Sunni ah oo ku kala Aragti duwan Xaaladda Ciraaq oo gudaha Aljazeera isku garaacay.

0 Visits: 5830 | Wednesday June 18, 2014 - 22:20:49
Barnaamijka "Aragtiyada iska soo horjeeda" ee ka baxa Aljazeera ayaa isku badalay sida goob lagu ciyaaro Ciyaarta Feerka Miisaanka culus, kadib markii ay gacmaha iskula tageen laba nin oo ku kala aragti duwan qodobakii laga doodayay.

Read More »

Mujaahidiinta ISIS oo Qabsaday Warshadda Ugu Weyn Ciraaq Ee Shidaalka Sifeysa iyo Degmada Al Qaa'im.

0 Visits: 4584 | Wednesday June 18, 2014 - 15:10:01
Kadib Dagaal saacado badan qaatay ayay ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ugu suurtagashay in ay qabsadaan xarunta shidaalka lagu sifeeyo ee ugu weyn wadanka Ciraaq.

Read More »

Tony Blair "Duullaankii Aan Ciraaq Ku Qaadnay Sabab Uma Aheyn Xoogeysashada Islaamiyiinta".

0 Sunday June 15, 2014 - 17:25:07
R/wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Blair ayaa markii ugu horreysay ka hadlay guul darrada taageerayaasha reer galbeedka kasoo gaartay wadanka Ciraaq.

Read More »

Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyada Ansaaru Shareecah Liibiya.

0 Sunday June 15, 2014 - 10:51:43
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ka bilaawdeen magaalada Banqaazi ee dhacda bariga wadankaasi.

Read More »

Daawo:Obama Oo iska fogeeyay in Mareykanku Faragelin Melleteri Ku Sameeyo Wadanka Ciraaq.

0 Friday June 13, 2014 - 21:11:21
Hoggaamiyaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa markii ugu horraysay ka hadlay isbedellada dhanka awoodda ah ee kajira wadanka Ciraaq.

Read More »

Askar Katirsan Booliska Tanzaaniya Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah.

0 Thursday June 12, 2014 - 17:40:17
Wararka ka imaanaya wadanka Tanzaaniya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar khasaara dhaliyay ku qaadeen saldhig ciidan.

Read More »

The Independent : Reer galbeedku markale fara gelin maku sameyn doonaan dalka Ciraaq?

0 Thursday June 12, 2014 - 15:10:24
Mowduuca ay inta badan hadal hayaan Warbaahinta iyo Jaraa'idka caalamigaa h waa dhacdooyinka kasoo cusboonaaday dalka Ciraaq iyo la wareegitaanka xoogagga Mujaahidiinta Ciraaq ay la wareegeen.

Read More »