Wararka

AMISOM oo Gaari Looga Gubay Shabeelaha Hoose iyo Iska Hor'imaad Ka Dhacay Muqdisho.

0 Wednesday September 10, 2014 - 12:28:04
Mid kamida gaadiidka xamuulka ah ee saadka uqaada ciidamada AMISOM aya lagu gubay qarax ka dhacay deegaan katirsan Shabeelaha Hoose.

Read More »

Mas'uuliyiin Katirsan Ururka Axraaru Shaam oo Suuriya Lagu Dilay.

0 Wednesday September 10, 2014 - 11:07:45
Weerar ka dhacay wadanka Suuriya ayaa sababay dhimashada hoggaamiyaal sarsare oo katirsanaa xoogaga Kacdoonka ee dagaalka kula jira nidaamka Bashaar Al-asad.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Saldhigyada Ciidamada Itoobiya Ee Magaalooyinka Xudur,Waajid iyo Rabdhuurre.

0 Wednesday September 10, 2014 - 10:58:17
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay saacadihii lasoo dhaafay weeraro ku qaadeen saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Dhageyso:Kulan Looga Hadlayay Istish-haadka Sh.Abuu Zubeyr oo Galguduud Ka Dhacay.

0 Tuesday September 09, 2014 - 20:01:51
Kulan ballaaran oo looga lahadlayay istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ay soo qaban qaabisay wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa ka dhacay magaalada Galhareeri.

Read More »

GOBI GEERI WAA TAQAAN GUNISE YEELKEEDE!! W/Q Suldaan Garyare

0 Tuesday September 09, 2014 - 15:22:39
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين GOBI GEERI WAA TAQAAN GUNISE YEELKEEDE!!!

Read More »

Guddoomiyaha Kismaayo oo isku day dil ka Badbaaday iyo Latiyaha Axmed Madoobe oo Labeegsaday.

0 Tuesday September 09, 2014 - 13:52:54
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil katirsan maamulka Axmed Madoobe.

Read More »

Sawirro:Xarun Lagu Daryeelo Dadka Waayeellada Ah Oo Laga Furay Magaalada Muusil Wadanka Ciraaq.

0 Visits: 2754 | Tuesday September 09, 2014 - 13:30:22
Dowladda Islaamiga ah ayaa sare uqaadday hirgelinta mashaariicda ay wax ugu qabanayso bulshada ku dhaqan wadamada Suuriya iyo Ciraaq oo dowladdu dhul ballaaran ka maamusho.

Read More »

Cabdi Shakuur Mire "Soomaalinimo iyo Islaam Jaceyl Waxaa Lakali Noqday Al Shabaab Mana Laga Adkaan Doono" Dhageyso.

0 Tuesday September 09, 2014 - 13:08:21
Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal Soomaali iyo Ajaanib ah ayaa isku raacay in dilka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr hoggaamiyihii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin jihaadka Soomaaliya ka socda.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo AMISOM iyo DF-ka Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho.

0 Tuesday September 09, 2014 - 12:02:31
Ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo kuwa DF-ka ka deganyihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

Axmed Cabdi Caalin iyo 6 Askari oo Lagu Dilay Dagaalkii Cuslaa Ee Shalay Ka Dhacay Duleedka Buula Barde.

0 Tuesday September 09, 2014 - 11:50:10
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad taabacsan Dowladda Federaalka.

Read More »

Qofkii Qarniga Iyo Gabayga Kuma Illaawayso

0 Visits: 5474 | Tuesday September 09, 2014 - 11:45:51
Allaha U Naxariis Axmed Cabdi Godane …Hoggaamiyi Dhaqdhaqaaqa Kooxda Islaamiyiinta ah ee Al-shabaab..Waxa uu huwanaa Danta Umadda oo ah diintooda iyo Dalkooda , Hammigiisuna waxa uu ahaa hirgalinta Sharciga Alle , Dawlad u yeelka dhulka Soomaalida , Midnimaddaa ummadda Soomaaliyeed ,iyo ka ciribtirka…

Read More »

Akhriso:Islaamiyiinta Tuunis oo Al Shabaab Ugu Baaqay in Ay u Aargudaan Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Tuesday September 09, 2014 - 11:37:25
Laba Maalin kadib markii hoggaanka mujaahidiinta Soomaaliya ay ku dhawaaqeen istish-haadka sheikh mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii xarakada shabaabul Mujaahidiin ayay jamaacaadka jihaadiga fariimo dhaxalgal ah usoo dirayaan shacabka soomaaliyeed iyo mujaahidiintiisa.

Read More »

Safaaradda Itoobiya Ee Muqdisho Oo Ka Digtay In Xilka Laga Qaado Koofi Iyo Khilaaf Madaxda DF Ka Dhex Taagan.

0 Tuesday September 09, 2014 - 11:31:53
Iyadoo maalintii shalay xukuumadda Cabdiwali ay xilkii ka qaaday taliyihii guud ee BS-ta Sambaloolshe sidoo kalana madaxda qaar doonayaan iney casilaan Koofi taliyaha BS-ta gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in safaaradda Itoobiya ee Muqdisho ka digtay arintaasi.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Fu'aad oo ka Hadlay Istish-haadka Sh.Abu Zubeyr Fariin Adagna Udiray Obama.

0 Monday September 08, 2014 - 21:45:20
Sheekha Daaciga Mujaahidka ah Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf ayaa Jeediyay muxaadaro qiima badan oo taabanaysa dhinacyo farabadan khaasatan dagaalka jihaadka caalamiga ah.

Read More »

Dagaal Culus oo Duleedka Buula Barde Ka Dhacay iyo Ciidamada Al Shabaab oo Gaadiid Dagaal La Wareegay.

0 Monday September 08, 2014 - 17:10:57
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaad Jabuutiyaan ah.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo sheegatay Weerar lagu Dilay Saraakiil Caddaan Ah iyo AMISOM oo Shacab Ku Xasuuqday Xaawa Cabdi.

0 Monday September 08, 2014 - 16:58:03
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Weerar Lagu Dilay General Mareykan ah oo Duleedka Muqdisho Ka Dhacay.

0 Monday September 08, 2014 - 16:50:46
Weerar ayaa galabta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay saraakiil caddaan Mareykan ah oo qeyb ka ah duullaanka lagusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

Gabay Ku Saabsan Asha-hiid Bi'idnillaahi Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Monday September 08, 2014 - 15:42:52
Assalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.

Read More »

Gun iyo gaalo Waa Farxeen Gobise geeri Waa taqaan W/Q C/llaahi Soomaali.

0 Monday September 08, 2014 - 14:37:07
Assalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.

Read More »

Human Rights Watch "AMISOM Kufsi Daran Ayay Ugeysataa Gabdhaha Soomaaliyeed" Warbixin Soomaali ku Tarjuman.

0 Monday September 08, 2014 - 10:41:01
Ciidamada shisheeyaha AMISOM ee duullaanka gardarrada ah ku jooga dalka Soomaaliya ayay kusoo baxday fadeexad ah in kufsi iyo dhan walba ah kula kaceen haweenka soomaaliyeed.

Read More »

Madaafiic Lagu Garaacay Madaxtooyada Villa Somalia iyo Iska hor'imaadyo Muqdisho Ka Dhacay.

0 Monday September 08, 2014 - 08:09:32
Jugta qaraxyo waaweyn iyo rasaas xooggan ayaa laga xalay laga maqlay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Abuu Muscab "Ciidanka Mujaahidiintu Waa Seef Galka Kabaxsan oo Gacanta Ugu Jirta Amiirkeena Cusub Abuu Cubeyda"Dhageyso.

0 Sunday September 07, 2014 - 21:12:12
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii mujaahidiinta.

Read More »

Akhris+Dhageysi:Mujaahidiinta Al-Qaacidda Ee Jaziiratul Carab Oo War Ka Soo Saaray Istish'haadka Abuu Zubeyr

0 Sunday September 07, 2014 - 16:29:26
Mujaahidiinta AlQaacidda ee Wadamada Jaziiratul Carab ayaa soo saaray bayaan ay kaga hadlayaan Istish'haadka Sheykh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab, Waxaana Idaacadda Andalus ay idiin soo gudbineysaa Bayaankaas oo Soomaali Ku tarjuman.

Read More »

Taliyihii Nabad Sugidda oo la Eryay iyo Khilaafka Udhaxeeya Xasan Sheekh&Cabdi Wali oo Xoogeystay.

0 Sunday September 07, 2014 - 13:27:29
Kadib fashil dhanka amniga ah oo hareeyay laamaha sirdoonka Dowladda Federaalka ayaa ugu dambeyntii xilkii uu hayay laga xayuubiyay Max'med Cabdullaahi Sanbaloolshe taliyihii Mukhaabaraadka maamulka Xasan Sheekh.

Read More »

Akhiriso:Bayaankii Kasoo Baxay Hoggaanka Al Shabaab oo English Ku Qoran.

0 Sunday September 07, 2014 - 12:04:40
Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay idiinsoo gudbinaysaa bayaankii kasoo baxay Hoggaanka Sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee looga hadlayay duqeyntii Mareykanku ka fuliyay Koonfurta Soomaaliya oo English ah.

Read More »

Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka oo Xiray Laba Kamid ah Idaacadaha Muqdisho.

0 Sunday September 07, 2014 - 11:42:39
Maamulka xasan Sheekh ayaa sare uqaaday caburinta uu ku saxaafadda madaxa banaan ee ka howlgasho magaalada Muqdisho.

Read More »

Sh.Cali Dheere "Jihaadka Soomaaliya Waa Ku Bullaali Doonaa Dhiigga Sheekh Abuu Zubeyr Cadawguna waa Jebi doonaa" Dhageyso.

0 Saturday September 06, 2014 - 21:15:38
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyayn istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya.

Read More »

Akhriso Bayaan:Sheekh Abuu Zubeyr oo Shahiiday iyo Amiir Cusub oo loo Magacaabay Shabaabul Mujaahidiin.

0 Visits: 69615 | Saturday September 06, 2014 - 19:36:08
War rasmi ah oo goordhaw kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka dhawaan ka geysteen deegaan katirsan Shabeelaha Hoose.

Read More »

2 Askar oo Lagu Dilay Deegaanno Katirsan Shabeelooyinka iyo Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Saturday September 06, 2014 - 19:27:21
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka fuliyay howlgallo ka dhan ah ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeeya.

Read More »

60 Qof oo Lagu Dilay Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Magaalada Raqqa Ee Wadanka Suuriya.

0 Saturday September 06, 2014 - 17:36:49
Ugu yaraan 60 qof ayaa ku shahiidday duqeymo ay diyaaradaha dagaalka nidaamka Suuriya ka geysteen magaalada Raqqa.

Read More »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Buurdhuubo Gedo.

0 Saturday September 06, 2014 - 13:45:32
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku qaaday degmooyin katirsan gobolkaasi.

Read More »

Aas Jamaaci Ah oo Buula-Barde Ka Dhacay iyo Jabuuti oo qirtay in Askar Looga Dilay Gobolka Hiiraan.

0 Saturday September 06, 2014 - 06:51:53
Dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Beled Weyne iyo Buula Barde ee gobolka Hiiraan ayaa dhaliyay khasaara lixaad leh oo soo gaaray maleeshiyaadka Jabuuti iyo kuwa DF-ka.

Read More »

Raggii qabay Qamiisyada Tutuban ee Wajiyada gubnaa Qormo gaaban.

0 Saturday September 06, 2014 - 06:02:01
sida aan la socono aduunyadaan hadii aad sii joogto waxaad arkaysaa waxyaalo badan oo aad la yaabto in kasto dadka soomaalida aad moodo in aanu nahay dad inta badan aan eegin ama aan la socon isbadalka ama wereeega waqtiga waa dad inta badan ku mashquulsan maalaayacniga iyo sheekaynta qabiilka iyo qabyaalada…

Read More »

Faah Faahin: Dagaallo Ka Dhacay Buula Mareer Tayeegloow Jalalaqsi iyo Sh/dhexe.

0 Friday September 05, 2014 - 17:53:56
Ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya ayaa xoojiyay halganka ay kula jiraan ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wilaayaadka islaamiga ah ee sharciga islaamka lagu maamulo.

Read More »

Duulaanka Cusub ee Cadowga Waa Mid Ku Biyo Shuban Doona Hadafkii Mujaahidiinta Ee Ahaa… Dhageyso.

0 Friday September 05, 2014 - 17:00:59
Horraantii bishii August ee sanadkii 2011-ka ayay hoggaanka mujaahidiinta Soomaaliya ku dhawaaqeen in wax laga bedelay qaab dagaaleedka mujaahidiinta ee magaalada Muqdisho iyo Wilaayaadka dalka kadib markii shisheeyuhu ay xamalaad saliibi ah ku qaaday wilaayaadka islaamiga ah.

Read More »