Wararka

Daawo:Yahuudda oo 100 qof Ku Xasuuqday Magaalada Gaza Filasdiin.

0 Sunday July 20, 2014 - 17:18:51
Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa gummaad hor leh ka geysanaya magaalada Gaza ee dhulka filasdiin oo duullaan cudwaani ah ku socdo.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Takar oo ka hadlay Xeriirka ka dhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:22:49
Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo nagu soo booqday idaacadda alfurqaan ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa yahuudu kawado Magaalada Gaza oo lagu dilay dad badan oo falastiiniyiin ah.

Read More »

Sawirro:Hay'adaha Gargaarka Dowladda Islaamiga Ah oo Gargaar Qeybin Ka Wada Magaalada Muusil.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:08:26
Maamulka islaamiga gobolka Naynawa ee waqooyi Ciraaq ayaa dardar geliyay qeybinta gargaarka uu siiyo shacabka taakta daran ee ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka.

Read More »

36 Askari oo Masar Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Xadka ay Lawadaagto Liibiya.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:01:39
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka Melleteriga wadankaasi ee gumaadka ku haya shacabka Masaarida.

Read More »

Dhageyso:Caddeymo Halis ah Madaxda Dowladda Federaalka oo Hurinaya Dagaal Beeleedyada Soomaaliya.

0 Sunday July 20, 2014 - 14:42:56
Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ayaa lagu eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan maleeshiya beeleedyada soomaalida.

Read More »

Meydadka Sedax Ruux Soomaali Ah oo Laga Helay Magaalada Nairobi.

0 Sunday July 20, 2014 - 11:58:35
Ciidamada booliska Kenya ayaa sare uqaaday tacadiyada ay ugeysanayaan shacabka soomaalida ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee xarunta wadankaasi.

Read More »

16 Askar Yahuud Ah oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Qaza.

0 Sunday July 20, 2014 - 11:30:00
Xoogaga wax iska caabinta filasdiiniyiinta ayaa ku guuleystay in ciidanka gaalada Yahuudda sahyuuniyadda ah ay ka caabiyaan weerar dhanka lugta ah oo cadawgu ku qaaday magaalada qaza ee hareeraysan.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Jabal oo Shacab Kula Hadlay Gudaha Magaalada Muqdisho.

0 Saturday July 19, 2014 - 21:10:26
Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal oo xarakada Shabaabul Mujaahidiin mas'uul uga ah gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho gudaha ugalay isagoona xaflad ka qeyb galay.

Read More »

Abuu Muscab"Mujaahidiintu Waxay Wito Ku Dileen 5 Askari Kenyaan Ah 3 Gawaarina Wey Gubeen" Dhageyso

0 Saturday July 19, 2014 - 20:36:05
Wareysi gaar ah oo Afhayeenka Ciidanka Alshabaab siiyay idaacadda alfurqaan ayuu kaga hadlay weeraradii xalay ka dhacay deegaanka witu oo hoostaga Lamu oo dhaca Gobalka Xeebta.Kenya.

Read More »

Safarkeygi Raaxada iyo silaca Deriskeyga Warbixin

0 Saturday July 19, 2014 - 17:16:03
Iyadoo aanuu jirin weerar ama cabsi dhanka amaanka ah ayaan ku safar ku maray dhul masaafadiisu dheer tahay oo ka tirsan deegaanada ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ha yeeshee Muslimiintu hal jir ayay dhigan yihiine goortaas waxaan niyadda ku hayay in ay jiraan walaalahay dablayda arxanka…

Read More »

Ku Dhawaad 10 qof oo Ku Dhimatay Weerar Kenya Ka Dhacay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday July 19, 2014 - 16:44:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay ka dhacay gudaha Kenya kaasi oo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah.

Read More »

Saraakiil Mareykan Ah oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed oo Ka Dhacay Bartamaha Wadanka Uganda.

0 Saturday July 19, 2014 - 15:31:56
Wararka ka imaanaya wadanka Uganda ayaa sheegaya in saraakiil katirsan Melleteriga Mareykanka ay ku dhinteen gudaha wadankaasi xilli ay socdaal ku joogeen.

Read More »

Al Shabaab oo sii Daysay Shaqaalihii Markab Dhawaan Kusoo Caariyay Xeebta Shabeelaha Dhexe.

0 Saturday July 19, 2014 - 14:23:04
Wilaayada islaamiga shabeelaha dhexe ayaa sii daysay shaqaalaha markab isbuucii lasoo dhaafay ku caariyay xeebta shabeelaha dhexe.

Read More »

Daawo:Obama oo Soo Rididda Diyaaradda Maleesiya Ku Eedeeyay Fallaagada dalka Yukreen.

0 Saturday July 19, 2014 - 08:40:15
Hoggaamiyaha Mareykanka Obama ayaa ku dhawaaqay in kooxaha fallaagada dalka Yukreyn ay mas'uul ka ahaayeen soo rididdii diyaaradda Maleesiya ee dadka badan ku dhinteen.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay oo Markale Lagu Qaaday Dalka Kenya.

0 Saturday July 19, 2014 - 08:13:11
Booliska Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay weerar hor leh oo xoogag hubeysan ay ka geysteen deegaan hoos yimaad magaalada Lamu ee xeebta saaran.

Read More »

Faah Faahin:Qarax Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo.

0 Saturday July 19, 2014 - 07:10:39
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.

Read More »

15 Lagu Dilay Dagaallo Culus oo ka dhacay Duleedka Degmada Bardaale gobolka Bay.

0 Saturday July 19, 2014 - 06:58:20
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay deegaanno gobolkaasi katirsan ku dhaxmareen maleeshiyaad amxaara kalkaal ah iyo ciidamada muslimiinta.

Read More »

Sarkaal Katirsan DF-ka oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Qaraxyo Lagu Weeraray Xarunta Gobolka Banaadir.

0 Saturday July 19, 2014 - 06:43:58
Magaalada Muqdisho wali waxaa kasii socda dilalka iyo qaraxyada ka dhanka ah dowladda Federaalka iyo shisheeyaha soo duulayaasha ah ee caasimadda ku sugan.

Read More »

Gabyga Dowlad Jirid Weyn iyo Cabdullaahi Soomaali

0 Saturday July 19, 2014 - 06:27:47
Iyadoo jihaad ka socda ciraaq iyo shaam uu sii xoogeysanayo Muslimiintuna rejeynayaan in guulo hor leh ay ku tilaabsadaan ayaa waxaa is soo taraya dadka arintaas bogaadinaya.

Read More »

Ciidanka Yahuudda oo si xun loogub Jebiyay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gaza.

0 Friday July 18, 2014 - 15:14:23
Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa ku fashilmay isku day melleteri oo ay ku doonayeen in ay xoog ku galaan magaalada Gaza ee dhulalka filasdiin.

Read More »

Dowladda Maleesiya oo Ka Hadashay Diyaarad Rakaab oo Yukreen Loogasoo Riday.

0 Friday July 18, 2014 - 15:03:53
Dowladda Malesiya ayaa ka codsatay waxa loogu yeero Q.Midoobe in ay mowqif iska taagto diyaaraddii boqolaalka qof ku dhinteen ee lagusoo riday wadanka Yukreen.

Read More »

Dagaallo Udhaxeeyay Mujaahidiinta iyo Shisheeyaha oo ka dhacay gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

0 Friday July 18, 2014 - 14:57:52
Wararka ka imaanaya wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ee shisheeyuhu kusoo duulay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen.

Read More »

Sawir:Saraakiil Hor-leh oo Qarax iyo Toogasho Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Thursday July 17, 2014 - 17:22:48
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal qorshaysan iyo qarax maanta siyaaba kala duwan uga dhacay xaafado katirsan degmooyinka magaalada Muqdisho.

Read More »

Sarkaal Sare oo Dowladda Federaalka Muqdisho looga Dilay iyo Qarax Ka Dhacay degmada Hodon.

0 Thursday July 17, 2014 - 13:58:28
Xoogag hubeysan ayaa goordhaw degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka booliska dowladda Federaalka.

Read More »

Dagaallo Saacado Badan oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Thursday July 17, 2014 - 11:29:55
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa weeraro is xigxigay ku qaaday saldhigyo ay maleeshiyaadka axmed Madoobe iyo kuwa Kenya ku leeyihiin duleedka Kismaayo.

Read More »

Faah Faahin:Askar iyo Saraakiil Katirsan Ciidanka Uganda oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay Sh/Hoose.

0 Thursday July 17, 2014 - 10:40:45
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax shalay gelinkii dambe gobolka shabeelaha Hoose lagula eegtay saldhig ay ciidamada shisheeye ku sugnaayeen.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Xalay Dagaal Kula Wareegay Xaafado Katirsan Jowhar Kadibna isaga baxay.

0 Thursday July 17, 2014 - 09:07:02
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay xalay dagaal ku galeen magaaladaasi.

Read More »

Qarax Lala Eegtay Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Qoryooleey.

0 Wednesday July 16, 2014 - 17:40:11
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan goordhaw laga maqlay saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin gobolkaasi.

Read More »

Akhriso:Al Qaacidada Maqribul Islaami oo Ku Baaqday in Laxalliyo Khilaafka Shaam Kajira.

0 Wednesday July 16, 2014 - 16:56:39
Tandiimka Al Qaacidda ee wadamada Maqribul Islaami ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray mowqifkiisa ku aaddan loolanka u dhaxeeya dowladda Islaamiga ah iyo Urur weynaha Al Qaacidda.

Read More »

11 Askari Kenyan ah oo lagu dilay Duleedka Afmadoow iyo gaadiid lagubay.

0 Wednesday July 16, 2014 - 13:13:36
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada gumeysiga Kenya ee Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Ciraaq oo Si Xun Loogu Jebiyay Dagaal Ka Dhacay Magaalada Tikriit.

0 Wednesday July 16, 2014 - 09:24:58
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada xukuumadda dabadhilifka almaaliki ay ku fashilmeen isku day ay ku doonayeen in ay markale dib ugu qabsadaan magaalada xarunta u ah gobolka salaaxudiin ee Tikriit.

Read More »

10 Qof oo Lagu Dilay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Duleedka Magaalada Beled Weyne.

0 Wednesday July 16, 2014 - 08:42:34
Ugu yaraan Toban qof ayaa dhimatay 20 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib dagaallo beeleedyo dib uga qarxay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Xukuumadda Liibiya oo Q.Midoobe Ka Codsatay in Faragelin Melleteri Lagu Sameeyo Wadankaasi.

0 Wednesday July 16, 2014 - 08:27:51
Wasiirka arrimaha dibadda Liibiya ayaa sheegaya in Q.Midoobe iyo waxa loogu yeero beesha caalamka ay ka codsadeen faragelin melleteri oo wadankaasi ay kusoo sameeyan.

Read More »

Askari Lagu Dilay Magaalada Marka Qorigii uu Watayna Laga Qaaday.

0 Wednesday July 16, 2014 - 07:23:22
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar hor leh lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

Read More »

Xildhibaan Dalxa "Ammaan Darrada Muqdisho Waxay Saameysay Howshii Baarlamaanka".

0 Wednesday July 16, 2014 - 07:23:22
Xilli Weerarada iyo dilalka qorshaysan kusii badanayaan magaalada Muqdisho ayay walaac dhanka ammaanka ah muujinayaan dhammaan dadka ku lugta leh DF-ka.

Read More »