Wararka

Sawirro:Rabshado Dad Lagu Dilay oo Burco Ka Dhacay iyo Ciidanka RRU oo Xarunta Baarlamanka Hargeysa qabsaday.

0 Saturday November 15, 2014 - 15:55:45
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya "Somaliland" ayaa sheegaya in rabashado dhiig ku daatay ay ka dhaceen magaalada Burco ee xarunta Togdheer.

Read More »

Mujaahidiinta Masar oo soo Bandhigay Howlgal ay ku laayeen Askar.

0 Saturday November 15, 2014 - 15:19:20
Jamaacada jihaadiga ansaar beytul maqdis ayaa soo bandhigay Howlgalkii halyaynimo ee karam alqawaadiis ee dhaca waqooyiga gobolka saynaa dalka Masar.

Read More »

Sawirro:Jawaari oo Xarunta Baarlamaanka isagoo Kaba La'aan ah Ka Cararay in Taageerayaasha Cabdi Wali oo Awoodooda soo bandigay.

0 Saturday November 15, 2014 - 14:31:53
Kulan ay markale magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka DF-ka ayaa kusoo idlaaday buuq iyo afgaranwaag kaasi oo ugu dambeyntii sababay in lagu kaladareero.

Read More »

Dhageyso:Sh/Cali Dheere Oo Hanjabay Kana Hadlay Weerarada Dhacaya Iyo Khilaafka Madaxda DF.-ka.

0 Saturday November 15, 2014 - 08:57:55
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage oo maanta marti ku ahaa barnaamijka diiradda jimcaha oo todobaadkiiba maant oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ugu horeeyaan weerarada aan kala go'a lahayn ee ay ku hayaan…

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga ah oo soo saartay Lacag Dahab iyo Maar Ka Sameysan.

0 Visits: 6126 | Friday November 14, 2014 - 10:51:58
Dowladda islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo katirsan Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo saartay lacag gaar u ah oo laga isticmaali doono magaalooyinka maamulkeeda hoos yimaad.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Baraawe iyo Duleedka Kismaayo.

0 Friday November 14, 2014 - 10:02:22
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen gudaha degmada Baraawe oo bil ka hor qabsadeen ciidanka shisheeyaha Afrikaanta.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilalka Saraakiisha Muqdisho,Weerarkii Duleedka Baraawe iyo Arrimo Kale.

0 Thursday November 13, 2014 - 19:34:21
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanka muslimiintu ka fuliyeen gobollada dalka Soomaaliya.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa DF-ka iyo ciidankii ilaalada u ahaa oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday November 13, 2014 - 17:11:10
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal sare oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka lagu khaarijiyay goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »

Dagaal Ka Socda Duleedka Baraawe iyo Col.Goobaale oo isku day dil ka badbaaday.

0 Thursday November 13, 2014 - 14:07:11
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad taabacsan DF-ka ayaa ka socda duleedka degmada Baraawe ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo:Magaalooyinka Muqdisho iyo Baqdaad oo Ka Wada siman Qaraxyada iyo Dilalka Joogtada ah.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:57:37
Magaalada Baqdaad shalay waxaa gilgilay qaraxyo waaweyn oo ciidan badan ku dhinteen,saraakiisha booliska ayaa sheegay in ugu yaraan 14 askari oo mid kamida uu ahaa sarkaal lagu dilay camaliyad istish-haadi ah oo ka dhacday mandiqadda Al-daarimiyah ee duleedka Baqdaad.

Read More »

Dhagayso: Aqoonyahan Maxamed Xasan oo Sharaxay Argagax Dowladda Ku Heysta Muqdisho.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:38:03
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda howlgallo qorshaysan oo shabaabul Mujaahidiin ay ku beegsanayaan Saraakiisha Dowladda.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Safaaradaha Masar iyo imaaraadka Carabta ay Ku Leeyihiin Caasimadda Liibiya.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:20:26
Wararka ka imaanaya Liibiya ayaa xaqiijinaya in gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay lagu garaacay xarumo kuyaal magaalada dabaraq ee dhacda bariga liibiya.

Read More »

Daawo:Ciidamada Yahuuda oo Gubay Masjid iyo Madaraso Qur'aanka Lagu Barto Magaalada Ramallah.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:09:24
Weerar ay dad gaalo caraysan ah ku qaadeen tuuladaal t almuqiira ee dhacda waqooyi bari magaalada Ramallah ay dab-qabadiisyeen majid jaamaca weyn ee deegaanka.

Read More »

Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Itoobiya Lagula galay Magaalada Baydhabo.

0 Thursday November 13, 2014 - 09:55:09
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen magaalada Baydhabo oo xarun u ah gobolkaasi.

Read More »

Kamiin: Dhagaha Un Baan Ka Maqli Jiray Laakin KM4 Ayaan Kula Kulmay!!

0 Wednesday November 12, 2014 - 19:13:51
Eray bixinta oo dalka Soomaaliya laga adeegsanayo waxaan anigu maqlay wixii loo soo gaaray sannadkii 2009-kii xilligaasoo ay sii laba jibaarmeysay cududa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Howl-wadaag oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:58:01
Ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dilay mas'uul sare oo katirsanaa maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo:Ma Xildhibaanaa Mise Waa Ciyaal Xaafadeed? Buuqii Baarlamaanka.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:53:01
Shacabka soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa hadal haya dhacadadii shalay ka dhacday xarunta baarlamaanka DF-ka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Markale Lagu Laayay Wadanka Yemen.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:31:13
Wadanka Yemen dhuxulka xikamadda iyo iimaanka waxaa sii xoogeysatay sharaarada macrakada udhaxaya muslimiinta sunniga oo mujaahidiintu hoggaaminayaan iyo maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta iyo mareykanka oo isku dhicin ah.

Read More »

Dhageyso:Abwaan Wariye C/llahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Dagaalkii Kudhaa.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:30:47
Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa kudhaa waxaana Abwaan Cabdullaahi soomaali ka tiriyay maleeshiyaadkii magac xumada umadda soomaaliyeed ee muslimiinta ah u soo jiiday kana tirsanaa maamulka Axmed madoobe ee dhawaan xarakada shabaabul mujaahidiin ku laysay degaanka kudhaa ee gobalka jubada hoose,…

Read More »

Maqaal:Obama Muxuu Ka Badalay Siyaasaddii Buush? Muxuuse Kaga Duwan Yahay Madaxdii Ka Horeysay.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:13:35
Siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Caalamka ayaa waji gabax weyn gashay sanadihii u danbeeyay sababo ku aadan koboca wacyiga Muslimiinta iyo Jihaadka sida adag uga hanaqaaday dhulal badan oo ka mid ah wadamada Caalamka Islaamka.

Read More »

Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilka Taliye Ku Xigeenkii Waaxda Socdaalka iyo Arrimo Kale.

0 Tuesday November 11, 2014 - 19:45:45
Afhayeenka ciidanka shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo gobollada shabeelaha dhexe iyo shabeelaha Hoose.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada C/Caziiz oo isku day dil Ka Badbaaday.

0 Tuesday November 11, 2014 - 16:24:14
Xoogag hubeysan ayaa weerar ku qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka deganyahay guddoomiyaha degmada C/Caziiz oo katirsan maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Taliyihii Ciidanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la Dilay iyo Al Shabab oo Sheegatay.

0 Tuesday November 11, 2014 - 16:00:48
Xooogag hubeysan ayaa bartamaha magaalada Muqdisho ku khaarijiyay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Dowladda Federaalka xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayay maalmihii lasoo dhaafay.

Read More »

Dhageyso:Dhagayso Abuu Cabdala oo ka warbixiyay Dagaallo ka dhacay Shabeelaha Hoose.

0 Tuesday November 11, 2014 - 14:16:09
Waaliga Gobalka Shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo Wareysi gaar ah caawa siiyay idaacadda alfurqaan ayaa ka hadlay dagaallo xalay ka dhacay shabeelaha Hoose.

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Gacmaha iskula tegay Kadib Markii Lasoo Bandhigay Mooshinka Ka Dhanka ah R/Wasaaraha.

0 Tuesday November 11, 2014 - 14:14:09
Wararka ka imaanaya xarunta baarlamaanka DF-ka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisada udhaxeeya xildhibaanada ay ka dhaceen gudaha hoolka shirarka.

Read More »

Sheekh Jaamac oo ka hadlay kacdoon lagu difaacayo Masjidul Aqsaa oo ka socda Qudus.

0 Tuesday November 11, 2014 - 14:06:50
Shacabka Falastiiniyiin ayaa bilaabay kacdoon lagu difaacayo masaajidka barakeysan ee Al Aqsa ee ku yaala Magaalada Qudus,Wuxuu sheegay in masjidul aqsaa uu yahay mid fadli badan oo muslimiinta ku weyn.

Read More »

Dhageyso: Idiris Xasan Faarax oo ka hadlay Dhaqaalaha Badan ee Maraykanka kaga baxay Duulaanka Ciraaq iyo Suuriya.

0 Tuesday November 11, 2014 - 13:54:59
Aqoonyahan idiris Xasan Faarax oo katirsan aqoonyahannada soomaaliyeed ayaa isdul taag ku sameeyey duullaaka Mareykanku ku qaaday ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Warbixin:Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Dowladda Kenya Madaxa U Geliyey Dagaal Aan Dhamaad Lahayn.

0 Tuesday November 11, 2014 - 12:22:21
Warbixin uu soo daabacay Wargeys lagu Magacaabo Mail & Guardian ayaa xog-baaris iyo dabagal ku sameysay Raadadka ka dhashay duulaankii Dowladda Kenya ay ku soo qaaday Soomaaliya 11-kii October, ee sanadkii 2011-ka, kaas oo madaxa la sii galaya Sanadkii Afaraad, Waxaana Warbixinta lagu sheegay in xilligan…

Read More »

Xildhibaan Max'med Cumar Dalxa oo isku day dil Ka Badbaaday.

0 Tuesday November 11, 2014 - 11:52:50
Mid kamida xildhibaanada baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa kabad baaday isku day dil kadib markii lagu weeraray xaafad ay ku xooganyihiin ciidanka shisheeye.

Read More »

AMISOM oo Gaari Looga Gubay Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Raaga Ceelle.

0 Tuesday November 11, 2014 - 11:35:21
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax ka dhacay duleedka degmada Raage Ceelle lagu gubay gaari nuuca dagaalka ah oo ay wateen ciidanka AMISOM.

Read More »

Toogasho Ka Dhacday Muqdisho iyo Qaraxyo Khasaara dhaliyay oo Magaalooyinka Kismaayo iyo Gaalkacyo ka dhacay.

0 Monday November 10, 2014 - 17:45:02
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala eegtay maleeshiyaad katirsan maamulka Kenya taabacsan ee uu hoggaamiyaha uyahay Axmed Madoobe.

Read More »

Bayaan:Ansaar Beytul Maqdis oo Ku Biirtay Dowladda Islaamiga Ah.

0 Monday November 10, 2014 - 17:39:42
Markii ugu horraysay jamaacada jihaadiga ansaar beytul Maqdis ee wadanka Masar ka dagaalanta ayaa ku dhawaaqday in ay ku biirtay dowladda Islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo Ciraaq iyo Suuriya katirsan.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Weeraro Khasaara Dhaliyay Ku Qaaday Shisheeyaha Ku Sugan Sh/Hoose iyo Galguduud.

0 Monday November 10, 2014 - 14:29:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay Koonfurta iyo bartamaha soomaaliya ku dhaxmaray ciidamada muslimiinta iyo shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Daawo:Hubkii Mareykanku Ugu Deeqay Mucaaradka Suuriya oo Gacanta Mujaahidiinta Galay.

0 Monday November 10, 2014 - 11:42:44
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo ka dhacay waqooyiga wadankaasi lagu jebiyay taageerayaasha dowladda Mareykanka ee Suuriya.

Read More »

Warbixin:Xasan Sheekh oo Shaaciyay in aysan Wada Shaqeyn Karin Cabdi Wali Sheekh iyo Jawaari oo Khilaafka Kusoo Biiray.

0 Monday November 10, 2014 - 11:05:08
Waxaa fashil iyo ismariwaa kusoo gaba gaboobay kulamo xasaasi lagu sheegay oo magaalada Mudisho ku dhaxmaray diblumaasiyiin ka socotay waxa loogu yeero beesha caalamka iyo hoggaanka DF-ka.

Read More »