Wararka

Ciidamada Itoobiya oo Laga Xureeyay Deegan Istiraatiiji ah oo Gobolka Bakool Katirsan.

0 Monday October 13, 2014 - 17:05:24
Dagaallo muddo saacada ah qaatay kadib ayay ciidamada muslimiinta Soomaaliya usuurtagashay in ay dib uqabsadaan deegaan istiraatiiji ah oo gobolka Bakool katirsan.

Read More »

Weeraro AMISOM Gaadiid Looga Gubay oo ka Dhacay Duleedyada Kismaayo iyo Baraawe.

0 Visits: 2044 | Monday October 13, 2014 - 12:39:57
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta ka dhaceen duleedka magaalada Kismaayo oo maalmo ka hor ay gaareen maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka Kenya.

Read More »

Ammaanka Muqdisho oo Faraha Kasii Baxaya iyo Madaxda Dowladda oo Bartilmaameed ah.

0 Monday October 13, 2014 - 12:28:39
24-kii saacadood ee lasoo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay weeraro isugu jira qaraxyo,dilal iyo iska hor'imaadyo dhammaantood lala beegsaday Dowladda Federaalka iyo AMISOM.

Read More »

Dhageyso:John Cantly Saxafi British ah oo isagoo Gacanta Ugu Jira Xoogaga ISIS Farriin Dhaxalgal ah udiray Dowladdiisa.

0 Monday October 13, 2014 - 11:48:46
Saxafi Rug-caddaa Ingiriis ah oo gacanta ugu jira DI ayaa mar kale Film uu ka soo muuqday kula hadlay bulshooyinka wadamada Saliibiyyiinta ee duulaanka ku qaaday Mujaahidiinta Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Dagaallo Culus oo ka dhacay Buula Barde iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

0 Monday October 13, 2014 - 11:25:47
Wararka ka imaanay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Buula Barde oo ay ku suganyihiin ciidanka gumeysiga Jabuuti.

Read More »

Taliyihii Booliska Xukuumadda Ciraaq oo Ramaadi Lagu Dilay iyo Qaraxyo Diyaala Ka Dhacay.

0 Sunday October 12, 2014 - 23:26:48
Wadanka Ciraaq wali waxaa kasii socda dagaallo iyo qaraxyo ay ku hoobanayaan maleeshiyaadka xukuumadda Shiicada Baqdaad iyo maleeshiyaadka Kurdiyiinta calmaaniyiinta ah.

Read More »

Sawirro:Ku dhawaad 30 qof oo Askar iyo Saraakiil Kamid yihiin ayaa Qarax Muqdisho ka dhacay lagu dilay Guriga Muungaabna waa la duqeeyay.

0 Sunday October 12, 2014 - 23:19:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo hareeraheeda ay kuyaallaan xarumo dowladeed iyo gooba ganacsi oo shaqaalaha dowladda Federaalka ku badanyihiin.

Read More »

Qarax Khasaara Badan Dhaliyay oo Ka Dhacay Wadada Makka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.

0 Sunday October 12, 2014 - 19:32:46
Dhawaqa Qarax xooggan ayaa caawa ah laga maqlay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ay adeegsadaan madaxda DF-ka iyo Ciidanka AMISOM.

Read More »

Faah Faahin:Wariye Wareystay Haweenay ay Kufsadeen Ciidanka AMISOM oo Muqdiso lagu Toogtay.

0 Sunday October 12, 2014 - 16:35:38
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho maanta magaalada Muqdisho loogu geystay wariye ka howlgelayay warbaahinta madaxa banaan iyo macalim wax ka dhigayay jaamacadda Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Cudurka Ebolo oo laga Digay in uu Dalka Soomaaliya Ka Dilaaco.

0 Sunday October 12, 2014 - 11:07:09
Kumanaan qof oo ubadan afrikaan ayaa udhintay cudurka dilaaga halista ah ee Ebolo kaasi oo saameyn badan ku reebay caalamka aan ku noolnahay.

Read More »

Ku Dhawaad 200 Askari oo Khaliifa Xiftar Looga Dilay Dagaallo Magaalada Banqaazi Ka Dhacay.

0 Sunday October 12, 2014 - 10:45:53
Khasaara culus ayaa markale gaaray maleeshiyaadka dagaalka ooge Khaliifa Xiftar ee wadanka Liibiya kadib markii si xun loogu jebiyay dagaallo ka dhacay magaalada Banqaazi.

Read More »

Askari Tarabuunka Lagu Dilay iyo iska hor'imaadyo Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid.

0 Sunday October 12, 2014 - 10:16:04
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha degmadaasi ku dileen askari hubkii uu watana ka qaateen.

Read More »

Mujaahidiinta AlQaacidda Ee Jaziiratul Carab Oo Sheegtay Mas'uuliyadda Weeraro Ka Dhacay Dalka Yemen.

0 Sunday October 12, 2014 - 08:28:06
Mujaahidiinta AlQaacidda ee dhulka Jaziiradda Carabta ayaa maalmahan howlgalo aad u heersareeya oo isugu jira Camaliyaad Istish'haadi ah, Weeraro gaadmo ah iyo Iqtiyaalaad ka wada gudaha wadanka yemen, Waxaana howlgalada ugu culus lagu beegsanayaan Ciidamada Xukuumadda Yemen iyo Maleeshiyada Xuuthiyiinta…

Read More »

Ciidamo Ka Socda Wadanka Sierra Leone Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Soo Safriyaan Cudurka Ebola (WARBIXIN)

0 Sunday October 12, 2014 - 08:18:08
Ciidanka Afrikaanta ee ku soo duulay dalkan Somaliya waxaa qeyb ka ah Ciidamo ka socda dalka Siraaliyoon oo dagaal kaga jira qeybo ka mid ah Jubooyinka kuwaasi oo masiirkooda sii joogittaanka dalka Somaliya uu is badal ku imaanayo.

Read More »

Abuu Cabdala"Dagaaladii Maanta Waxaynnu Ku Gubnay Todobo Gaari,Xasana Wuu Naga Baxsaday" Wareysi.

0 Saturday October 11, 2014 - 20:38:58
Dagaallo Xoogan oo ay barbar socdeen Qaraxyo ayaa Maanta ka dhacay inta udhaxaysa Baraawe iyo Buulo mareer ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Dab Khasaara Hantiyadeed dhaliyay oo ka kacay Suuqa Shidaalka Magaalada Jowhar.

0 Saturday October 11, 2014 - 19:43:55
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dab khasaara baaxad leh geystay uu ka kacay suuqa shidaalka.

Read More »

Weeraro Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Deegaanno Dhaca Duleedka Kismaayo.

0 Saturday October 11, 2014 - 19:32:15
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaallo duqeymo iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Xasan Sheekh oo Halis ku galay Degmada Baraawe iyo Al Shabaab oo ka Hadashay.

0 Saturday October 11, 2014 - 12:38:12
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa madaafiic la eegtay diyaarad Xasan Sheekh kasoo qaadday dhanka magaalada Muqdisho.

Read More »

Roobabka Dayrta oo Ka Curtay Gobollada dalka Soomaaliya.

0 Saturday October 11, 2014 - 12:35:17
Wararka ka imaanaya gobollada dalka soomaaliya ayaa sheegaya in roobabka Guga ay saacadihii lasoo dhaafay ka da'een intabadan deegaannada iyo degmooyinka.

Read More »

Sarkaal Lagu Dilay Mombaasa iyo 5 qof Kenyaati ah oo Duleedka Lamu Lagu Qafaashay.

0 Saturday October 11, 2014 - 12:11:34
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha wadanka Kenya oo sanadadii lasoo dhaafay ammaanku faraha kasii baxayay.

Read More »

Faah Faahin:Askar Lagu Dilay Deegaanka Mubaarak Sh/Hoose iyo Gaari Lagu Gubay Duleedka Baraawe.

0 Saturday October 11, 2014 - 10:34:17
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday deegaan ay ku suganaayeen maleeshiyaad katirsan DF-ka.

Read More »

Akhiriso:"Duullaankii Westgate iyo Mowqifka Xun ee Wadaada Xumayaasha" Q.6-aad.

0 Friday October 10, 2014 - 10:29:36
sanad kaamil ah ayaa kasoo wareegtay duullaankii taariikhda galay ee Westgate magaalada Nairobi dalka Kenya,Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysa silsilado maqaalla ah oo ku saabsan duullaankii Westgate.

Read More »

Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Faah Faahiyay Khasaaraha Ciidanka Itoobiya Ka Gaaray Dagaallo Ku Qabsaday Galguduud.

0 Thursday October 09, 2014 - 21:07:09
Waaliga wilaayada islaamiga Galguduud Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ku faah faahiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Galguduud.

Read More »

Tobaneeyo Lagu Dilay Dalka Turkiya Kadib Rabshado Dhaxmaray Booliska iyo Shacab Caraysan.

0 Thursday October 09, 2014 - 18:56:06
Xaalad kacsanaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalooyin katirsan wadanka Turkiga kadib markii ay ka dilaaceen rabasho day dhigayaan dadka kurdiyiinta ah.

Read More »

Magaalada Ceynul Carab oo Qarka usaaran in ay Ugacan Gasho Xoogaga IS.

0 Thursday October 09, 2014 - 15:02:27
Kadib afar asbuuc oo si xiriir ah dagaallo culus uga socdeen dhul ballaaran oo dhaca waqooyiga wadanka Suuriya xadbeenaadyada ay wadaagaan Turkiga iyo suuriya ayay mujaahidiintu qarka usaaranyihiin in ay soo afjaraan dagaalka.

Read More »

7 Katirsan Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Duleedka Kismaayo Lagu Dilay.

0 Thursday October 09, 2014 - 14:28:49
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in khasaara xooggan uu ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay duleedka Kismaayo.

Read More »

Ismaaciil Haaruun " Nin habeenkii Godka uu u hoyanayo Dhinacna ka seexanaya Dhinacna kaga Saxaroonaya lama orankaro Dhul buu haystaa" Dhageyso.

0 Thursday October 09, 2014 - 12:00:14
Afhayeenka golaha dhaqanka Islaamiga ahe e jubooyinka ayaa ka warbixyay dhibaatooyyinka haysta ciidamada kenya ee dalka Soomaaliya duulaanka ku jooga asigoo tilmaamay in ay la kulmaan dagaalo kaga imaanaya xarakada shabaabul mujaahidiin.

Read More »

Ku Dhawaad 50 Katirsan Maleeshiyada Shiicada Xuuthiyiinta oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Caasimadda Yemen.

0 Thursday October 09, 2014 - 10:50:32
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in tobaneeyo qof oo shiico xuuthiyiin ah lagu dilay qaraxyo waaweyn oo ka dhacay caasimadda Sancaa.

Read More »

Akhriso:Dagaallo Khasaara Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Itoobiya iyo Kenya oo Ka Dhacay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

0 Thursday October 09, 2014 - 10:31:05
Ciidanka muslimiinta soomaaliya ayaa xoojiyay dagaalka halgan ah oo ay kula jiraan shisheeyaha afrikaanta calooshood u shaqeystayaasha ah ee Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Al Qaacidda oo Tobaneeyo Katirsan Ciidanka Yemen Ku Dishay Weerar Ka Dhacay Bartamahan Yemen.

0 Wednesday October 08, 2014 - 19:49:56
Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in ugu yaraan 20 askari oo melleteriga Yemen katirsan lagu dilay weerar ka dhacay bartamaha magaalada Albeydaa.

Read More »

Diyaarad Dagaal oo Xukuumadda Ciraaq Loogasoo Riday Magaalada Biiji iyo Caynul Carab oo Wali Lagu Loolamayo..

0 Wednesday October 08, 2014 - 19:30:19
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in dagaal culus oo ka dhacay gobolka salaaxudiin khasaara xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka xukuumadda shiicada Baqdaad.

Read More »

Cabdi Qeybdiid oo Dadaal Ugu jira Sidii uu Gobollada dhex Uga dhisi lahaa Maamul Itoobiya Taabacsan iyo Ciidamo Dhuusamareeb Gaaray.

0 Wednesday October 08, 2014 - 13:43:14
Dagaal ooge Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid iyo siyaasiyiin kale oo dabadhilifyo ah ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wada degmooyin katirsan gobollada dhexe ee bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Buula Guduud Duleedka Kismaayo iyo Askar Jabuutiyaan ah oo Buula Barde Lagu Dilay.

0 Wednesday October 08, 2014 - 12:16:50
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale ka dhaceen duleedka magaalada Kismaayo oo maalmo ka hor ay gaareen ciidamo Kenyaati ah.

Read More »

Erdogaan oo Sheegay in Ciidanka Turkiga aysan Dagaal Fool Ka Fool ah lageli doonin Dowladda Islaamiga ah.

0 Wednesday October 08, 2014 - 11:50:11
Kadib ogolaashiyihii baarlamaanka Turkiga ee ahaa in ciidanka Turkiga ka qeyb galo duullaanka ka dhanka ah mujaahidiinta dowladda islaamiga ayay jawaab celinno kala duwan kasoo baxayaan siyaasiyiinta wadanka.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Gudaha Ugalay Degmada Buula Mareer iyo AMISOM oo Gaadiid Looga Gubay Duleedka Baraawe.

0 Wednesday October 08, 2014 - 11:16:09
Ciidamada muslimiinta soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro xooggan oo khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay ka fuliyay deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

Read More »