Wararka

Askar Katirsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Deegaanka Siinka Dheer Duleedka Muqdisho.

0 Sunday September 28, 2014 - 08:45:45
Ugu yaraan Sedax askari ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii weerar lagu qaaday goob isbaara ah oo gaadiidka dadweynaha lacago baad ah looga qaado.

Read More »

XOG: 25 Askari Oo Ciidamada Itoobiya Looga Dilay Dagaal 2 Maalin Ka Hor Ka Dhacay Degmada Ceelgaras.

0 Visits: 2333 | Sunday September 28, 2014 - 08:01:42
Xog Hoose oo ay heshay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegeysa in ciidamada Itoobiya qasaare lixaadleh lagu gaarsiiyey dagaal culus oo laba maalin ka hor degmada Ceelgaras ku dhexmaray Mujaahidiinta iyo cadowga Alle, Iyadoona faafaahino dheeraad ah oo soo baxaya ay sheegayaan in qasaaraha uu sii…

Read More »

Akhiriso:"Duullaankii Westgate iyo Mowqifka Xun ee Wadaada Xumayaasha" Q.3-aad.

0 Sunday September 28, 2014 - 07:52:48
sanad kaamil ah ayaa kasoo wareegtay duullaankii taariikhda galay ee Westgate magaalada Nairobi dalka Kenya,Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysa silsilado maqaalla ah oo ku saabsan duullaankii Westgate.

Read More »

Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan ah Mareykanka iyo Wadamada Khaliijka oo Suuriya Ka Dhacay.

0 Saturday September 27, 2014 - 22:00:10
Malaayiin qof oo katirsan shacabka muslimiinta Suuriya ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah dowladaha reer galbeedka iyo kuwa carabta ee dullaanka gardarada ah ku qaaday Shaam iyo Ciraaq.

Read More »

Safaaradda Mareykanka Ee Wadanka Yemen oo laweeraray iyo Al Qaacidda oo sheegatay.

0 Visits: 2781 | Saturday September 27, 2014 - 19:00:27
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee magaalada Sacaa xarunta wadankaasi.

Read More »

Booliska Kenya oo Xiray Madaraso Diinta Islaamka Lagu Barto iyo Uhuru oo Walaac Muujiyay.

0 Saturday September 27, 2014 - 17:36:50
Ciidanka booliska Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay lawareegeen xarun waxbarasho oo muslimiinta Kenya leeyihiin waqti cadaadiska ka dhanka ah muslimiinta uu xoogeystay.

Read More »

Qeybdiid oo Ku Dhawaaqay in Galmudug Ay Xirtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

0 Saturday September 27, 2014 - 13:15:14
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisada colaadeed oo u dhaxeeya maamul goboleedyada xiriirka laleh dowladda Itoobiya.

Read More »

USA "Duqeyn Loogama Adkaan Karo dowladda Islaamiga Ah Haddii aan lahelin Ciidan Lugta ah'.

0 Saturday September 27, 2014 - 11:41:34
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha dhanka cirka ah ee lagu qaaday dowladda Islaamiga ah aysan wax weyn katari doonin burburinta mujaahidiinta.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Magaalada Gaarisa.

0 Saturday September 27, 2014 - 11:32:42
Wararka ka imaanaya dhulka soomaalida Kenya gumeysato ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala eegtay goob isku imaatin ah.

Read More »

Daawo:Max'med Faarax Shirdoon oo Beeniyay in Suuriya Lagu Dilay isagoo IS Ka Barbar Dagaalamaya.

0 Friday September 26, 2014 - 21:31:45
Waxaa beenoobay warar bishii lasoo dhaafay ay warbaahinta caalamka isla dhaxmaraysay oo sheegayay in dilay Max Faarax Shirdoon oo ah mujaahid Somali-Canadian kaasi oo ka jihaadaya Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Dhageyso:Haweenay 33 Sana Jir Ah oo Xukun Rajmi Ah Lagula Fuliyay Degmada Baraawe Sh/Hoose.

0 Friday September 26, 2014 - 20:15:11
Fagaare weyn oo ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay xukun Rajmi ah oo lagu fuliyay haweeney afar nin wada guursatay.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Ceelgaras.

0 Thursday September 25, 2014 - 20:56:53
Waaliga wilaayada Galguduud Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay dagaal khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay degmada Ceelgaras ee Galguduud.

Read More »

Q.Midoobe Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Amiirka Xarakada Al Shabaab.

0 Thursday September 25, 2014 - 20:47:00
War rasmi ah oo kasoo baxay waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa lagu sheegay in liiska "Argagaxisada" lagu daray amiirka cusub ee mujaahidiinta Soomaaliya.

Read More »

Sarkaal Gacan Saar lalahaa Dowladda Itoobiya oo Beled Weyne Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday September 25, 2014 - 20:24:42
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi lagu dilay sarkaal sare oo Itoobiya la shaqeynayay.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Maamulka Puntland oo Garowe Lagu Dilay iyo Xiisada Colaadeed oo Gaalkacyo Ka Aloosan.

0 Thursday September 25, 2014 - 18:24:46
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha magaaladaasi ku dileen sarkaal katirsan maamulka Puntland.

Read More »

Xoogag Islaami ah oo Muwaadin Faransiis ah Ku Gowracay Wadanka Aljazaa'ir.

0 Thursday September 25, 2014 - 17:55:22
Xoogag islaami ah oo ka dagaalama wadanka Al Jazaa'ir ayaa gowrac ku jiiday muwaadin Faransiis ah oo maalmo ka hor ay qafaasheen.

Read More »

Faaf-Faahin:Ciidamo Itoobiyaan Ah oo Lagu Laayay Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceelgaras iyo Ciidamada Al Shabaab oo Hub Furtay.

0 Thursday September 25, 2014 - 11:37:31
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Ceelgaras oo ciidanka gumeysiga Itoobiya ay maalmo hor qabsadeen.

Read More »

Dhageyso:Sh/Nuur Mucallim C/raxmaan Oo Ka Hadlay Duullaanka Saliibiga Ah Ee Shaam iyo Ciraaq Lagu Qaaday.

0 Thursday September 25, 2014 - 11:17:50
Sheekh Nuur Mucallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay duullaanka isbahaysi ee ay Mareykanka iyo xukaamta Carabta ku qaadeen Suuriya.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Afgooye oo Qarax Lagu Beegsaday.

0 Thursday September 25, 2014 - 10:02:20
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ka dhacay degmada Afgooye oo lala bartilmaameedsaday mas'uul katirsan maamulka degmadaasi ee DF-ka.

Read More »

Sawirro:Mujaahidiinta Dowladda Islaamiga iyo Jabhadda Al Nusrah oo Dhul Hor Leh Ka Qabsaday Wadanka Suuriya.

0 Wednesday September 24, 2014 - 20:44:29
Inkastoo isbahaysiga sharta ah ee Mareykanku hoggaamiyo ay duqeymo ba'an ka geysanayaan magaalooyin dalka Suuriya katirsan hadane mujaahidiinta ayaa wali horumarrada dhanka dagaalka ah sii wada.

Read More »

Ciidan Turkish ah oo Shaqaale Katirsan Dekadda Muqdisho Rasaaseeyay iyo iska hor'imaadyo Ka Dhacay Magaalada Beled Weyne.

0 Wednesday September 24, 2014 - 20:39:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dhibaatooyin ay maleeshiyaad taabacsan DF-ka ugeysteen dad dibad baxyo dhigayay gudaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Sheekh Abuu Qataada Oo Xabsi kuyaal Wadanka Urdun Lagasii Daayay.

0 Wednesday September 24, 2014 - 20:34:35
Maxkamad kutaal wadanka Urdun ayaa ku dhawaaqday in wax dambi ah ay ku weysay Sheekh Abuu Qaatada Alfilasdiini oo ah caalim mujaajhid ah.

Read More »

Cabdi Raxmaan Sh.Cumar "Sheekh Bashiir Axmed Salaad Waa Lataliyaha Dowladda Federaalka" Dhageyso.

0 Visits: 6347 | Wednesday September 24, 2014 - 18:24:09
Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ay heshay cod laga duubay sarkaal katirsan Ururka Al Ictisaam oo ka hadlaya arrimo farabadan.

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga Ah oo Diyaarad soo Ridday iyo Shacabka Suuriya oo Jawaab Ka Bixiyay Duullaanka Shisheeye.

0 Wednesday September 24, 2014 - 10:18:25
Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in ciidanka difaaca cirka dowladda Islaamiga ay dhulka soo dhigeen diyaarad nuuca basaaska ah oo dowladda Mareykanka ay laheyd.

Read More »

Afhayeenkii Al Qaacidda oo Maxkamad Kutaal Mareykanka ay Xabsi Daa'in Ku Xukuntay.

0 Wednesday September 24, 2014 - 10:06:06
Maxkamad kutaal magaalada New York ee wadanka Mareykanka ayaa soo gaba gabaysay kiiska mas'uul katirsanaa Ururka Al Qaacidda.

Read More »

Dalxiisayaal udhashay Wadanka Jarmalka oo lagu Qafaashay Wadanka Filibiin.

0 Wednesday September 24, 2014 - 09:49:15
Wararka ka imaanaya wadanka Filibiin ayaa sheegaya in laqafaashay dad reer galbeed ah oo dalxiis u joogay wadankaasi.

Read More »

Daawo:Obama oo ka Hadlay Duullaanka Gardarrada ah ee Mareykanku Ku Qaaday Suuriya iyo Ciraaq.

0 Wednesday September 24, 2014 - 08:41:09
Hoggaamiyaha Mareykanka Brack Obama ayaa markale ka hadlay duullaanka sheydaaniga ah ee xulufada reer galbeedku ku qaadeen wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Sh/Kaba Ku Dukade "Dagaalka Waxaan Ku Qabsanay Sadax Gaari Askar Iyo Saraakiilna Waan Ku Dilnay" Dhageyso.

0 Wednesday September 24, 2014 - 07:46:03
Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/dhexe Sh/Yuusuf Sh/Ciise Kaba Ku Dukade oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka war bixiyay dagaal shalay ka dhacay duleedka degmada Balcad kaasoo dhex maray ciidamada mujaahidiinta iyo kuwa maamulka degmada Balcad.

Read More »

Askar Booliska Australia Katirsan oo Laweeraray iyo qof Muslim Ah oo Ladilay.

0 Tuesday September 23, 2014 - 20:14:58
Wararka ka imaanaya wadanka Australia ayaa sheegaya in ruux muslim ah uu weerar ku qaaday ciidanka booliska wadankaasi.

Read More »

Ku Dhawaad 80 Askari Itoobiyaan Ah oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Galguduud.

0 Visits: 3099 | Tuesday September 23, 2014 - 18:28:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay gobolka Galguduud ku dhaxmaray ciidamada mujaahidiinta iyo Xabashida gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Boqolaal Katirsan Ciidanka Shiicada Ciraaq oo ladilay iyo Mujaahidiinta IS oo Dhul Hor-leh Qabsaday.

0 Tuesday September 23, 2014 - 17:19:53
Boqolaal katirsan ciidamada xukuumadda dabadhilifka Ciraaq ayaa lagu dilay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo katirsan gobolka Al-anbaar.

Read More »

Shaqaalaha Dekadda Muqdisho oo Dhigay Dibadbax ka dhan ah Turkiga iyo Ganacsatada Banaadir oo Dekadda Kismaayo Uwareegaya.

0 Tuesday September 23, 2014 - 14:34:38
Kumanaan katirsan shaqaalaha dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah dowladda Turkiga ee duullaanka dadban kusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

AMISOM oo Gaari Looga Gubay Magaalada Marka iyo Weerar Ka Dhacay Duleedka Badhaadhe.

0 Tuesday September 23, 2014 - 14:09:26
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay qaaday weeraro xooggan oo ka dhan ah shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Ciidamada Itoobiya Oo Dib Ugu Soo Noqday Degmada Ceelgaras Iyo Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmadaasi.

0 Tuesday September 23, 2014 - 13:26:35
Dagaal aad u culus oo u dhexeeya Ciidamada Mujaahidiinta iyo Xabashida Itoobiya ayaa xalay ka dhacay degmada Ceelgaras ee Wilaayada Galgaduud ka dib Markii ciidamada Mujaahidiinta ay weeraro saf-balaaran ah ku qaadeen degmadaas oo maalintii shaley ay soo gaareen Ciidamo Xabashi Itoobiyaan ah.

Read More »

Isbahaysiga Sheydaaniga ah Oo Duqeymo Khasaara Dhaliyay ka geystay Magaalooyin Katirsan Suuriya.

0 Tuesday September 23, 2014 - 12:32:04
Isbahaysiga Islaamka ladirirka ah ee mareykanku hoggaaminayo ayaa markii ugu horreysay duqeymo ba'an ka geystay magaaalooyin katirsan wadanka Suuriya.

Read More »