Wararka

Al-Shabaab Oo Baahisay Sawirrada Weerarkii Ceel-Saliini, Soona Bandhigtay Xaqiiqda Wixii Dhacay (DAAWO)

0 Monday September 23, 2019 - 20:28:48
Xilli saraakiil ka tirsan DFS ay si adag u dafireen xasuuqii shalay ciidankooda ku qabsaday saldhigga Ceel-Saliini ee duleedka magalaada Marka, ayaa dhanka kale saaka waxaa maktabka warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab uu faafiyey sawirada weerarkii xooganaa ee lagu qaaday xeradaasi.

Read More »

isbar bardhig : Yaa Awood badan Melleteri ahaan Sacuudiga iyo Iran Haddii uu dagaal dhaxmaro [Video+Warbixin].

0 Monday September 23, 2019 - 20:27:48
Duqeyntii ay dhowaan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ugeysteen Keydadka shidaalka dowladda Sacuudiga ayaa saameyn xun ku reebtay qiimaha shidaalka caalami ahaan.

Read More »

7 qof Kenyaan ah oo ku dhintay guri kusoo dumay magaalada Nairobi.

0 Monday September 23, 2019 - 20:26:48
Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay guri kusoo dumay magaalada ugu weyn wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Xasan Garguurte "Ammaanadii lagu qabay dowladda Farmaajo waa sii lumaysaa" VIDEO.

0 Monday September 23, 2019 - 20:12:21
Qoob gariir siyaasadeed ayaa ka jira madaxtooyada Villa Soomaaliya saacado kadib markii ay shirar jaraa'id qabteen hoggaamiyaashii soo maray dowladda Federaalka kuwaas oo si kulul uweeraray qaabka maamulka ee Farmaajo iyo Kheyre.

Read More »

Daawo Video: Shariif Sheekh Axmed oo digniin udiray Farmaajo iyo Kheyre.

0 Monday September 23, 2019 - 07:30:29
Ismariwaa dhanka siyaasadda ah ayaa dhax taagan dowladda Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

WHO oo lagu eedeeyay in ay ka gaabisay ka hortagga Cudurka Ebola ee Wadanka Koongo.

0 Monday September 23, 2019 - 07:29:01
Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa ku eedaysay barnaamijka caafimaadka Q.Midoobay ee WHO in uu xagal daacin ku hayo qorshayaasha looga hortagayo in cudurka dilaaga Ebola uu kusii faafo wadanka Koongada Dimuquraadiga.

Read More »

23 Askari oo ku dhintay Weerarkii Xooganaa ee deegaanka Ceel Saliini.

0 Sunday September 22, 2019 - 13:13:54
War kasoo baxay taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerar loo adeegsaday camaliyad Istish-haadi ah iyo duullaan toos ah lagu qaaday saldhigga maleeshiyaatka Soomaalida ee deegaanka Ceel-Saliini ayna halkaas ku xasuuqeen askar fara badan.

Read More »

Sawirro+Codad: 53 kamid ah odayaashii xildhibaannada soo xulay oo Sh/Hoose lagusoo bandhigay.

0 Sunday September 22, 2019 - 12:16:11
Deegaanka Kuunya Barrooe ee Shabeelaha hoose ayaa lagusoo bandhigtay 53 ruux oo kamid ah ergadii soo xulay xildhibaanada Baarlamanka Dowladda Federaalka kuwoodii kasoo galay Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle.

Read More »

Faah Faahin: Ciidanka Al-Shabaab Oo Cagta Mariyay Saldhig ku yaalla Duleedka Marka, Hub iyo Rasaas Culusna Kasoo Furtay.

0 Sunday September 22, 2019 - 07:53:49
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xoogan kula jarmaaday sadhigga maleeshiyaatka DFS ee deegaanka Ceel Saliini ee duleedka degmada Marka Sh/Hoose.

Read More »

Weerar xoog ku gal ah oo lagu qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada dowladda ee Sh/Hoose.

0 Sunday September 22, 2019 - 07:12:55
War goordhow nagasoo gaaray gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu ka socdo deegaan kaabiga ku haya magaalada Marka ee xarunta gobolka.

Read More »

Sidaan ayay duqeyntii Xuuthiyiinta u burburisay Keydadka Shidaalka dowladda Sacuudiga [Sawirro].

0 Saturday September 21, 2019 - 20:32:35
Dowladda Sacuudiga ayaa wali la dhutinaysa khasaarihii dhanka maaliyadda ee kasoo gaaray weerarkii aadka u xooganaa ee isbuuc lasoo dhaafay lagu beegsaday laba kamid ah Keydadkeeda shidaalka.

Read More »

Dhageyso: Qiimaha Maciishadda iyo Sicirka Suuqyada Soomaaliya waxbadan ka ogoow

0 Saturday September 21, 2019 - 20:31:41
Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.

Read More »

Saraakiil katirsan Nabad Sugidda oo Galbeedka Muqdisho lagu dilay iyo qarax AMISOM lagula eegtay Siinka dheer.

0 Saturday September 21, 2019 - 19:18:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta gudaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil katirsan ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Codad: Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo diyo ahaan loogu kala Wareejiyay 600 oo neef geel ah.

0 Saturday September 21, 2019 - 11:27:03
Waa arrin dhif iyo Naadir in beelo Soomaaliyeed ay maalin qura 600 oo neef geel ah diyo ukala qaataan, arrintan waxay ka dhacday gobolka Hiiraan oo intiisa badan lagu maamulo Shareecada Islaamka.

Read More »

Wasiir ay isku dhowaayeen Xasan Cali Kheyre oo iscasilay diniina kasoo saaray xaaladda 'Galmudug'.

0 Saturday September 21, 2019 - 09:56:49
Mid kamida wasiirradii sida aadka ah ugu dhowaa Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah isaga casilay xilkii uu hayay isagoo mucaaraday siyaasadda ay ku shaqeyso dowladda Federaalka.

Read More »

Sawirro: Dibad baxyo ka dhan ah Alsiisi oo gilgilay wadanka Masar.

0 Saturday September 21, 2019 - 08:26:24
Markii ugu horraysay 8 sano kadib dibadbaxyo ballaaran oo ka dhan ah nidaamka Cabdi Fataax Alsiisi ayaa gilgilay inta badan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Masar.

Read More »

Amiirka Al Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)

0 Thursday September 19, 2019 - 20:15:53
Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa jeediyey kalimad la dhageysan karo muddo 20 daqiiqo ah oo cinwaankeedu yahay "Allaah wuu taam yeelayaa Nuurkiisa, gaaladuba ha dhibsatee" taas oo uu Sheekhu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka…

Read More »

Zeynul Caabidiin Bin Cali Madaxweynihii hore ee dalka Tuunis oo Halaagsamay [Warbixin].

0 Thursday September 19, 2019 - 20:13:53
Waxaa magaalada Jiddah ee wadanka Sacuudiga ku dhintay Zeynul Caabidiin Bin Cali oo soo noqday madaxweynaha wadanka Tuunis ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

40 Madfac oo lala helay Saldhigyada ciidamada huwanta ee deegaanka Bariire.

0 Thursday September 19, 2019 - 17:05:36
Sida ay wararku sheegayaan duqeyno xooggan ayaa maanta lagu qaaday saldhigyo melleteri oo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaan hoos yimaad degmada Afgooye.

Read More »

Shiinaha oo qarka usaaran in uu Mareykanka kala wareego hoggaaminta Caalamka [Video+Warbixin]

0 Thursday September 19, 2019 - 16:04:08
Warbixin oo uu soo saaray sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa ka digaysa awoodda dowladda Shiinaha ee sanadadan dambe sii xoogeysanaysay.

Read More »

Ciidamo katirsan Maamulka Puntland oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Galgala.

0 Thursday September 19, 2019 - 14:26:27
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax khasaara dhimasho iyo dhaawac dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan maamulka Puntland.

Read More »

Video+Warbixin: Dowladda Itoobiya oo lagu Wareejisay dhismaha Mashruuca dekadda Garacad.

0 Thursday September 19, 2019 - 14:11:31
Markii ugu horraysay ayaa lagu dhawaaqay mid kamida Afartii dekadood ee sanad ka hor uu Farmaajo siiyay dowlada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Qarax uu ka badbaaday mid kamida Xildhibaannada dowladda.

0 Wednesday September 18, 2019 - 21:36:06
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo caawa fiidkii ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Read More »

3 katirsan ciidamada Dowladda oo si yaab leh loogu dilay deegaanka Sabiid ee duleedk Afgooye.

0 Wednesday September 18, 2019 - 20:32:13
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay uu ka dhacay deegaan kaabiga ku haya degmada Afgooye ee isla gobolkaas.

Read More »

Waa Sidee Sicirka Cuntada daruuriga ah iyo sarifka lacagaha qalaad ee Soomaaliya? [Dhageyso].

0 Wednesday September 18, 2019 - 19:34:33
Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo soo bandhigtay hubkii loo adeegsaday Weeraradii Kheydadka Shidaalka ARAMCO.

0 Wednesday September 18, 2019 - 19:24:59
Maamulka Sacuudiga ayaa wali dhax muquuranaya xaalad gabi dhaclayn ah 5 maalmood kadib markii uu lakulmay weeraro lagu naafeeyay kaabayaashiisa dhaqaalaha.

Read More »

29 qof Muslimiin ah oo ku dhintay wadanka Liberia.

0 Wednesday September 18, 2019 - 19:00:51
Tobanaan qof oo muslimiin ah ayaa ku dhintay wadanka Liberia ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Maxay Al Shabaab kala kulmeen Ergadii soo doortay Xildhibaan Saalim Caliyoow Ibroow? [Wareysi Xasaasi ah].

0 Wednesday September 18, 2019 - 08:57:43
Boqolaal katirsan Ergadii soo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagoo towbad keenayaal ah gaaray wilaayaatka islaamiga ah.

Read More »

Dagaallo Askar badan lagu dilay oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo.

0 Wednesday September 18, 2019 - 08:48:42
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo ay qaraxyo barbar socdeen kuwaas oo shalay siyaaba kala duwan uga dhacay deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Sacuudiyaan ah oo sheegidda Kalimad Xaq ah Xabsi ku mutaystay!

0 Tuesday September 17, 2019 - 21:20:02
Sheekh Cumar Al Muqbil oo madax ka ahaa kuliyadda Shareecada islaamka ee Jaamacadda Al Qasiim dalka Sacuudiga ayaa laxiray kadib markii uu shacabka ku dhaqan dhulka Xarameynka uga digay Fuxshiga iyo Fasahaadka uu wado nidaamka Max'med Bin Salmaan.

Read More »

Madaxweynaha Afghanistan oo isku day dil ka badbaaday kadib weerar lagu beegsaday.

0 Tuesday September 17, 2019 - 21:19:02
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in si dirqi ah uu weerar uga badbaaday madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Kaabuul.

Read More »

Xaaf oo ka hadlay Shirkii lagusoo gaba gabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

0 Tuesday September 17, 2019 - 21:03:40
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir loogu magac daray dib uheshiisiinta Galmudug kaas oo ay soo qaban qaabisay dowladda Farmaajo.

Read More »

Dhageyso: Xubinta dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo Sicirka Suuqa.

0 Tuesday September 17, 2019 - 20:29:18
Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.

Read More »

Video+Warbixin: Muxuu Trump udiiday in Mareykanku dagaal lagalo Iiraan si loo difaaco Shidaalka Sacuudiga?

0 Tuesday September 17, 2019 - 20:01:56
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah u sheegay in dowladdiisu aysan difaaci karin nidaamka Aala Sacuud islamarkaana aanu diyaar u aheyn dagaal uu lagalo Iiraan.

Read More »

Sawirro: Askarigii 117aad oo Mareykanka looga dilay Afghanistan iyo Talibaan oo Mucaskar soo xirtay

0 Tuesday September 17, 2019 - 12:25:19
Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa sare uqaadday weerarada aan kala joogsiga laheyn ee ay ku hayso ciidamada jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan.

Read More »