WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Khilaafka Udhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Nicholas Haysom MAXAY KA NUUGTAA AMASE KU NUUGTAA [Warbixin].

0 Wednesday January 02, 2019 - 09:54:53
Jawaab celinno kala duwan ayaa laga bixiyay qoraal xalay kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Federaalka oo lagu sheegay in wakiilka Q.Midoobe uusan ka shaqeyn karin Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Q.Midoobe Oo Xaqiijisay in Al Shabaab ay Madaafiic Ku Weerartay Xarunteeda Xalane.

0 Tuesday January 01, 2019 - 20:34:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic xooggan oo ciidamada Al Shabaab ay maanta ku weerareen xarunta Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Cusub ka tiriyay Weerarkii lagu Dilay Ninkii Nabimada sheegtay.

0 Tuesday January 01, 2019 - 10:32:18
Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

Read More »

Dhaawacyada Shacabka Muslimiinta Boorma oo loo diiday in dhiig loo shubo [Warbixin].

0 Wednesday December 26, 2018 - 11:40:53
Wadanka Boorma wararka laga helayo ayaa sheegaya in xukuumada Myanmar ay dadka musliminta ah ee kasoo jeeda gobolka Rohinga gaar ahaan kuwooda la ildaran xanuunada ay u diiday in Isbitalada wadankaasi dhiig looga shubo.

Read More »

Shacabka Soomaaliyeed Oo si Heer sare ah usoo dhoweeyay Go'aankii Ay Al Shabaab ka Qaadatay Kooxda Daacish [Dhageyso].

0 Sunday December 23, 2018 - 12:10:07
Bulshada Soomaaliyeed ayaa si aan horay loo arag usoo dhoweysay go'aankii ay maalmo ka hor xarakada Al Shabaab ka qaadatay Kooxda Daacish.

Read More »

Yuusuf Dabageed iyo Mas'uuliyiin kale oo si dirqi ah uga bad baaday Weerar Al Shabaab ay ugu dhigtay Gobolka Hiiraan.

0 Sunday December 23, 2018 - 11:33:27
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan kaabiga ku haya magaalada Beled Weyne.

Read More »

Dhageyso+Akhriso: Al-Shabaab Oo Ka Hadashay Dhibaatooyinka Ay Daacish Ku Soo Kordhisay Halganka ka socda Soomaaliya Go'aanna Kasoo Saartay.

0 Thursday December 20, 2018 - 20:42:33
Bayaan ka soo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa looga hadlay dhibaatooyinka kooxda Daacish ay ku soo kordhisay Jihaadka Soomaaliya iyo gaboodfalada ay kula kacday dadka Muslimiinta ee Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha Masar oo Amray in Magaalo Walba laga dhiso Kaniisado ay leeyihiin Dadka Kirishtaanka ah.

0 Thursday December 20, 2018 - 18:44:23
wadanka Masar Madaxweynaha xoogga melleteri ku qabsaday wadankaas ee Cabdi Fitaax Al Siisi ayaa amar ku bixiyay in magalo kasta oo wadankasi ku taala kaniisad laga dhiso si dadka gaalada ah ay u helaan goob ay ilaah geyrkiisa ku caabudan, isagoo ku dooday in qof kasta uu xaq u leeyahay in uu helo goob…

Read More »

Dhageyso: Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay Oo Dardaaran Cajiib ah bixiyay.

0 Tuesday December 11, 2018 - 09:59:26
Idaacadda islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaran mid kamida Raggii fuliyay weerarkii lagu dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay ee Gaalkacyo ka dhacay.

Read More »

Ansaaru-Shareeca oo iska difaacday xamlo ay kusoo qaadeen malleeshiyaad daacad u ah Imaaraadka.

0 Tuesday December 11, 2018 - 08:58:07
Wararka ka imaanaya wadanka Yaman ee Jaziiratul-Carab ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamo katirsan Mujaahidiinta Ansaaru-Shareeca iyo malleeshiyaad daacad u ah Imaaraadka.

Read More »

Abuu Cubeyda Oo Saxiixay Howlgalkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Ninkii Nabinimada Sheegtay iyo magaca Katiibada Fulisay.

0 Monday December 10, 2018 - 19:19:13
Markii ugu horraysay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bixisay xog dheeri ah oo ku saabsan qaabkii loo agaasimay weerarkii bishii lasoo dhaafay lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Dhageyso: Dardaaranka Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Gaalkacyo Ee lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay.

0 Sunday December 09, 2018 - 21:27:45
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo howlgalkii loogu aarguday Rasuulka Allaah ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo kalimaatka geesiyaashii fuliyey weerarkaasi.

Read More »

Dhageyso: Abwaan Hilaal Gabay Cajiib ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Yare.

0 Sunday December 09, 2018 - 11:57:27
Wali waxaa isisoo taraya jawaab celinnada ay bulshada Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab oo qarax ku dishay Jeneraal Cumar dheere oo ahaa taliyihii qeybta 12-aad ee Ciidanka dowladda Federaalka

0 Thursday December 06, 2018 - 17:43:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Warbixin+Sawirro: AMISOM oo ballaarisay Adeegyada Caafimaad Ee Ciidankooda Kadib Markii Uu Kordhay Khasaaraha Nafeed Ee Soo Gaaraya.

0 Thursday December 06, 2018 - 11:33:01
Ciidamada AMISOM ee duulaanka ku jooga Soomaaliya ayaa dhawaan baahiyay warbixin ay kaga faaloonayaan qeybta caafimaadka ee AMISOM Iyo caqabadaha hortaagan howlahooda, maadaama uu aad u kordhay khasaaraha ka soo gaaraya weerarada ay kala kulmayaan ciidamada Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Waaliga Shabeellaha Hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Weerarkii fashilmay ee Awdheegle [Dhagayso].

0 Thursday December 06, 2018 - 11:00:52
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha hoose Sheekh Maxamed Abuu Usaama oo waraysi siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan ayaa ka hadlay weerarkii fashilmay ee xalay degmada Awdheegle kusoo qaadeen ciidamada Maraykanka oo ay wehlinayeen malleeshiyaad soomaali ah.

Read More »

Dagaal 5 Askari looga Dilay Ciidamada Maamulka 'Jubbaland' oo ka dhacay deegaan Katirsan Gobolka Gedo.

0 Thursday December 06, 2018 - 08:57:28
Ciidamada Al Shababa ayaa ka hortagay duullaan ay maleeshiyaad Amxaara Kalkaal ah ku qaadeen deegaan katirsan gobolka Gedo.

Read More »

Dhageyso: Abwaan Cumar Budul Oo Gabay Cajiib Ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilkii Ninkii Nabinimada sheegtay.

0 Wednesday December 05, 2018 - 20:53:51
Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

Read More »

Al Shabaab Oo soo Bandhigtay Tirakoobka Zakada Xoolaha Nool Ee laga qeybiyay Wilaayaadka Islaamiga ah [Warbixin].

0 Tuesday December 04, 2018 - 19:21:44
Dhamaan wilaayaadka islaamiga ee Soomaaliya, waxaa sanadkan si wanaagsan looga qeybiyay zakada xoolaha nool, taas oo ay ka faa'ideysteen kumanaan qoys oo masaakiin ah.

Read More »

R/Wasaaraha Itoobiya Oo Agaasime Cusub U Magacaabay Dhismaha Biya Xireenka Al Nahda.

0 Saturday December 01, 2018 - 11:48:00
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in maamul cusub ay umagacaawday dhismaha biya xireenka murunka badan dhaliyay ee Alnahda.

Read More »

Dhageyso: Soomaalida oo si aan horay loo arag usoo dhoweysay Weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay

0 Wednesday November 28, 2018 - 09:45:48
Weerarkii aad u qorsheysnaa ee maalin ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay islamarkaana Aflagaadeeyay Nabiga SCW ayaa bogaadin iyo hambalyo kala kulmay shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro: Dibad Baxyo Rabshada Wata Oo Gilgilay Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Faransiiska.

0 Sunday November 25, 2018 - 09:39:05
dibad baxyo xoogan ayaa lagasoo sheegayaa magaalooyinka waaweyn ee wadanka Faransiiska, kuwaas oo looga soo horjeedo canshuuro lagu soo rogay gaadiidka dadweynaha iyo sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo shidaalka, dibad baxyadaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca tiro dad ah.

Read More »

Dowladda Pakistan Oo Xirtay Mid Kamida Culimada Ugu Caansan Magaalada Laahoor.

0 Saturday November 24, 2018 - 19:27:58
Dowladda Pakistan ayaa xaqiijisay in ay xirtay hoggaamiye diimeed taageero xooggan ku dhax leh bulsha muslimka wadankaas si aad ahna ugasoo horjeeda maxkamadaha dastuurka wax ku maamula.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Tacdiibin iyo Jirdillo kula Kacday Maxaabiis [Warbixin].

0 Saturday November 24, 2018 - 12:26:34
Dowladda Sacuudiga ayaa lagu eedeeyay in gabood fallo aad uxun ay ugeysanayso maxaabiista ay ku gurtay Xabsiyada wadankaasi iyadoo ku eedeynayso in ay mucaaradsanyihiin dhaxal suge Max'med Bin Salmaan.

Read More »

Maamulka Yahuudda Oo Sheegay in Muqaawamada Xamaas Ay Hormarisay Sawaariikhdeeda Weerarka [Warbixin].

0 Thursday November 22, 2018 - 11:23:05
Khabiir Military oo Yuhuudi ah ayaa ka dhawaajiyey in kooxaha Muqaawamada Filistiin ay horumarin ballaaran ku sameeyen gantaallada ay la beegsadaan deegaannada lagu deegaameeyay dadka Yuhuudda ah ee dhulka Filistiin xoogga ku heysta.

Read More »

Farmaajo Oo Booqasho Sedax Maalin Qaadanaysa Uga Billaabatay Wadanka Talyaaniga.

0 Monday November 19, 2018 - 11:31:54
Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale booqashooyin umuuqda dalsii ku aaday dibadda xilli dowladdiisa ay ku furanyihiin xiisada siyaasadeed.

Read More »

Maxaa Jabuuti udiiday in ay kamid Noqoto isbaheysiga Sedaxda Dowladood? Maxaase Kajira iyo Soomaaliya lagu darayo Itoobiya [Warbixin].

0 Thursday November 15, 2018 - 13:36:07
Waxaa si xowlli ah ku socda xusulduubka lagu doonayo in lagu baabi'iyo dalka Soomaaliya laguna biiriyo dowladaha Eritrea iyo Itoobiya.

Read More »

Dhageyso: Wareysi uu bixiyay Istish-haadiga 2-aad ee ka Qeyb qaatay Weerarkii Hotel Saxafi.

0 Thursday November 15, 2018 - 10:39:58
Mukhtaar Maxamed Ibraahim oo loo yaqaano "Saalix Salagle" waa Mujaahid ka mid ahaa raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro+ Video: 48 Qof American Ah Oo Ku dhintay Dabka ka kacay Gobolka California.

0 Wednesday November 14, 2018 - 11:01:20
Wararka ka imaanaya wadanka mareykanka ayaa sheegay in ay sare usii kaceen khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay dhulka keymaha gobolka California waxaana muuqata in dabku uu dhaafay xadkii lagu xakameyn karay sida ay sheegayaan saraakiisha dab damiska.

Read More »

Video: Faysal Cali Waraabe Oo Farmaajo Ku Eedeey in uu 'Somaliland' Ka Xigsaday Dowladda Itoobiya.

0 Tuesday November 13, 2018 - 12:30:37
Tan iyo Markii uu Max'med Cabdullaahi Farmaajo uu majaraha uqabtay hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu maamul goboleedyada ugasii dhowaanayay dowladda Itoobiya oo ah dhistay maamullada ku dhisan hanaanka qeybi oo xukun.

Read More »

Sidee Islaamku Ugu faafay Wadanka Baraaziil [Dhageyso Warbixin Q2aad].

0 Monday November 12, 2018 - 18:40:41
Muslimiinta ayaa maalin maalmaha kamid ah ku sigtay in ay dowlad islaami ah ka dhisaan wadanka Baraaziil ee dhaca qaaradda Laatiin America.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade Oo Wareysi Xasaasi Ah Bixiyay Arrimo Muhiim ahna ka hadlay.

0 Monday November 12, 2018 - 13:11:39
Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa waresiga ay la yeelatay idaacadda Al-furqaan qeybtiisa labaad uga warramay qodobo muhim ah.

Read More »

Sarkaal Yahuudi Ah iyo Shacab Filasdiiniyiin Ah oo lagu Dilay Koonfurta Magaalada Ghaza.

0 Monday November 12, 2018 - 09:41:39
Todobo qof filasdiiniyiin ah oo uu kamid yahay hoggaamiye katirsan kooxaha muqaawamada ayaa ku shahiiday iska hor'imaadyo xooggan oo ka dhacay magaalada Alkhaliil ee Koonfurta Marinka Ghaza.

Read More »

Dhageyso: Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Warkii Itoobiya Ee Ahaa Iney Saldhig Ka Sameysanayaan Badaha Soomaaliya.

0 Sunday November 11, 2018 - 12:04:44
Maxamad Sheekh oo ah aqoonyahan ku dhaqan qurbaha islamarkaana u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay istaraatiijiyadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya iyo waxa xilligan kusoo beegay in ay ku dhawaaqdo taliyaha ciidanka Badda, sheegtana iney saldhig…

Read More »

Al-Shabaabow Maxaad U Weerartaan Hotellada Ku hareeraysan Wadada Makka Al-Mukarrama? Qormo Muhiim Ah.

0 Saturday November 10, 2018 - 19:57:33
Waa su'aal ay mar walba is weydiiyaan dadka aan xaaladda la socon iyo kuwa Madaxda Dowladda Federalka ah, waana su'aal u baahan in la helo jawaabteeda oo waafi ah.

Read More »