Wararka

Askari hubaysan oo dad isku qoys ah ku laayay duleedka magaalada Muqdisho.

0 Thursday July 09, 2020 - 07:47:41
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal naxdin leh oo xalay ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

R/wasaarihii dalka Ivory Coast oo si yaab leh udhintay.

0 Thursday July 09, 2020 - 07:11:56
Waxaa si lama filaan ah u geeriyooday R/wasaarihii dowladda Ivory Coast ama Saaxilul Caaj oo ah dal dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Hay'adda Hormuud Salaam oo deeq Waxbarasho usoo soo bandhigtay Ardayda ka baxday dugsiga sare ee dalka.

0 Thursday July 09, 2020 - 06:17:40
Hormuud Salaam Foundation waxay ogeysiinaysaa Ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ,gaar ahaan sanad dugsiyeedka 2018/2019 & 2019 /2020 in la qaadi doono Imtixaankii lagu codsanayey Deeqda Waxbarasho ee sanadlaha ah ee shirkada Hormuud Telecom. Imtixaanka waxaa la qaadi doonaa 4 & 5 August 2020, wuxuuna…

Read More »

Weerar iyo duqeyn lagu qaaday saldhigga ciidamada maamulka 'Puntland' ee deegaanka Galgala.

0 Thursday July 09, 2020 - 06:16:40
Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ee ka howlgala buuraha Goolis ayaa weeraro xoogan ku qaaday saldhig ciidamada maamulka Puntland ku leeyihiin deegaanka Galgala ee hoos yimaada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Read More »

David Shinn oo walaac ka muujiyay burbur ku yimaada xukuumadda Addis Ababa.

0 Wednesday July 08, 2020 - 17:08:56
Warbaahinta caalamiga ah ayaa si aad ah isha ugu hayo arrimaha ka aloosan dalka Itoobiya.

Read More »

Caa'isha Romano: Asbabahan ayaan u qaatay diinta Islaamka.

0 Wednesday July 08, 2020 - 16:49:58
Markii ugu horeysay Caa'isha Romano oo horey loo oran jiray Silvia Romano, ahaydna maxbuusad 18 bilood ku xirneyd Soomaaliya, markii dambena qaadaty diinta Islaamka ayaa bixisay waraysi dhinacyo badan taabanaya.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo soo saartay tirakoob cusub oo ku saabsan dhimashada Rabshadaha socda.

0 Wednesday July 08, 2020 - 16:47:58
Wadanka Itoobiya waxaa sare usii kacaya colaadda ahliga ah ee dalkaas ka qaraxday isbuucii lasoo dhaafay, sideed maalmood kadib bilaabashadii rabashada dhiigga badan ku daatay ayaa lasoo warinayaa in dagaallo lagu hoobtay ay dhaceen.

Read More »

Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodon.

0 Wednesday July 08, 2020 - 12:24:36
Faah faahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax khasaara dhaliyay oo bartamaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaari ay la socdeen askar iyo saraakiil katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidamo daacad u ahaa Farmaajo oo Dhuusamareeb laga saaray iyo diyaarado gaadiid dajiyay.

0 Wednesday July 08, 2020 - 11:46:32
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in boqolaal katirsan ciidamada dowladda Federaalka laga saaray saldhig ay ku sugnaayeen.

Read More »

Madaxweynaha Baraaziil oo la xanuunsan cudurka Carona Virus.

0 Wednesday July 08, 2020 - 11:02:41
Cudurka Carona Virus ayaa asiibay mas'uulka ugu sarreeya dowladda Baraaziil oo ah midda ugu weyn uguna dhaqaalaha badan qaaradda Laatiin Ameerika.

Read More »

Sarkaal katirsanaa Melleteriga dowladda oo lagu dilay Tabeelaha Sheekh Ibraahim.

0 Tuesday July 07, 2020 - 18:28:38
Wararka ka imaanaya deegaannada dhaca duleedka galbeed ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in markale halkaas uu ka dhacay weerar dil ah oo lagu khaarijiyay sarkaal ciidan.

Read More »

Itoobiya oo markale ku celisay in ay buuxinayso Waaskooyinka Biya xireenka Al Nahda.

0 Tuesday July 07, 2020 - 18:25:14
Khilaafka ka dhashay biya xireenka ay dowladda Xabashida Itoobiya ka dhisayso halka uu kasoo burqado wabiga Niil ayaa wali taagan waxaana jira walaac laga qabo in khilaafkaas uu gacan ka hadal isku bedelo.

Read More »

4 katirsan ciidamada AMISOM oo ku dhintay weerar ka dhacay deegaan katirsan Sh/hoose.

0 Tuesday July 07, 2020 - 11:30:44
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro shalay deegaanno katirsan gobolka Sh/hoose lagula beegsaday ciidamo katirsan soo duulayaasha AMISOM.

Read More »

Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday in ay qaadday Bandawgii wadanka saarnaa.

0 Tuesday July 07, 2020 - 11:29:44
War rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyada dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in laqaaday gabi ahaanba xaaladdii bandawga aheyd ee ka dhalatay caabuqa Covid19.

Read More »

Alwifaaq oo beenisay in khasaare uu ka dhashay duqeyn ka dhacday Liibiya.

0 Tuesday July 07, 2020 - 11:13:35
Duqeyn ay diyaarado casri ah laba habeen ka hor ay ka geysteen saldhig melleteri oo kuyaal galbeedka wadanka Liibiya ayaa la sheegay in aysan geysan khasaara lixaad leh.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay ee dalka Itoobiya: Siyaasiyiin laxirxiray iyo Warbaahintii Tigreega oo hawada laga saaray.

0 Tuesday July 07, 2020 - 09:04:48
Wadanka Itoobiya waxaa isbuucii labaad oo xiriir ah ka socda kacdoonno rabshada wata kuwaas oo markii dambe isku bedelay iska hor'imaadyo hubaysan.

Read More »

Dhuusamareeb oo marti gelinaysa Waji cusub oo khilaaf ah.

0 Tuesday July 07, 2020 - 07:52:31
Khilaaf hor leh ayaa ka dhax qarxay maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo ku saabsan qaabka ay udhacayaan doorashooyinka madaxtinimada iyo kuwa baarlamaaniga ah.

Read More »

Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay deegaanka Qalimoow ee Sh/dhexe.

0 Monday July 06, 2020 - 12:37:32
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in markale weerar khasaara dhaliyay lagula beegsaday maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Warar sheegaya in laxiray Wasiirkii Gaashaandhigga dowladda Itoobiya.

0 Monday July 06, 2020 - 08:04:18
Warar soo baxay ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay mid kamid ah wasiirrada ugu saameynta badan dalka Itoobiya si weyna ugu dhowaa Abiy Axmed.

Read More »

Shabeel qof ku dilay caasimadda wadanka Switzerland.

0 Monday July 06, 2020 - 07:29:54
Booliska dalka Switzerland ee dhaca bartamaha qaaradda Yurub ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan hal qof uu dhintay kadib markii xayawaanka Shabeelka loo yaqaan uu weerar geystay.

Read More »

dad Lubnaaniyiin ah oo naftooda ugooyay Faqri iyo nolol xumo aawgeed!.

0 Monday July 06, 2020 - 07:03:04
Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ee dhaca mandiqadda Shaaam ayaa sheegaya in dad hor leh ay naftooda gooyeen sababa laxiriira faqriga iyo nolol xumada wadankaasi ka jirta.

Read More »

Sawirro: Boqolaal Qof oo ay Askar Itoobiyaan ah kamid yihiin oo ku dhintay Rabshada ka socda Oromia.

0 Sunday July 05, 2020 - 20:04:09
Wararka ka imaanaya itoobiya ayaa sheegaya in dagaallo lagu hoobtay ay ka socdaan inta badan magaalooyinka gobolka oromiya iyo deegaanno katirsan gobolka amhara oo ah halka ay degaan amxaaarada dhub boobka ku haya muslimiinta mandiqadda.

Read More »

Al Shabaab oo xildhibaan katirsan maamulka 'Hirshabelle' ku dilay duleedka Balcad.

0 Sunday July 05, 2020 - 11:39:07
Kadib weerar qorshaysan oo maanta barqadii ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/dhexe ayay dagaalyahanada Al Shabaab ugu suurtagashay in ay ku qafaashaan Xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka 'Hirshabelle'.

Read More »

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo Rasaas u adeegsaday Shacab dibad baxyo dhigayay.

0 Sunday July 05, 2020 - 11:38:07
Dibax baxyo ballaaran balse waqti kooban socday ayaa maanta ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere magaalada Muqdisho.

Read More »

Shirkii dhaxmari lahaa Farmaajo iyo hoggaamiyaasha maamul goboleedyada oo baaqday.

0 Sunday July 05, 2020 - 08:35:57
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 5 July 2020 ayaa lafilayay in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir dhaxmari lahaa hoggaamiyaasha maamul goboleedyada iyo Farmaajo.

Read More »

Dr. Suldaan Garyare "Itoobiya waxay Cagta Saartay Wadadii Burburka" Dhageyso.

0 Sunday July 05, 2020 - 08:22:30
Dr. Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee u dhuun daloola dhacdooyinka Afrika siiba geeska iyo bariga ayaa qiimeyn ku sameeyay marxaladda ay maanta ku sugan tahay dowladda Itoobiya.

Read More »

Madaxweynaha Ghana oo xaalad Karaantiil ah lageliyay.

0 Sunday July 05, 2020 - 08:19:54
Wararka ka imaanaya wadanka Gaana ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegaya in xaalad karaantiil ah lageliyay madaxweynaha wadankaas kadib markii looga shakiyay caabuqa Covid19.

Read More »

Al Shabaab oo sheegtay Mas'uuliyadda Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo.

0 Saturday July 04, 2020 - 14:31:17
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas'uuliyadda qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo.

Read More »

Qoomiyadaha Itoobiya ma inagusoo qixi karaan? W/Q Wadaadyare Xaashi.

0 Saturday July 04, 2020 - 12:33:17
Ummaduhu sida qofka oo kale cimrigoodu ma ahan Labaatan sano amase soddon sano waxba kama aha cimriga bulshada ama ummadda.

Read More »

Jihaadiyiin Weerar cusub ku qaaday saldhig kuyaal duleedka Gaarisa.

0 Saturday July 04, 2020 - 12:17:59
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga Kenya ku jira ayaa sheegaya in weerar xooggan markale lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya.

Read More »

Abiy Axmed oo sheegay in ay udiyaar garoobeen dagaal iyo Kacdoonada oo wali sii socda.

0 Saturday July 04, 2020 - 09:16:47
Xaalad hubanti la'aan ah ayaa ka jirta magaalooyin katirsan wadanka Itoobiya oo ay ka socdaan kacdoonno shacbi ah.

Read More »

Askar iyo Shacab badan oo lagu laayay bartamaha dalka Maali.

0 Saturday July 04, 2020 - 09:15:47
Melleteriga Maali ayaa markale lakulmay weerar khasaara badan lagu gaarsiiyay kaasi oo ay geysteen xoogag jihaadi ah.

Read More »

Gaari gaashaaman oo ciidanka AMISOM looga gubay degmada Huriwaa iyo Itoobiyaan laweeraray.

0 Saturday July 04, 2020 - 08:40:24
Ciidamo katirsan shisheeyaha AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax culus oo lagula beegsaday deegaan dhaca waqooyiga Muqdisho.

Read More »

deg deg: Qarax xooggan oo ka dhacay nawaaxiga dekadda Muqdisho.

0 Saturday July 04, 2020 - 08:26:48
Jugta qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »

Daawo Video: Xaaladda Itoobiya oo faraha ka baxday iyo dhimashada oo 100 gaartay.

0 Thursday July 02, 2020 - 17:52:07
Rabshado dhiig badan ku daatay ayaa markale kasoo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee wadanka Itoobiya.

Read More »