WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Daawo Video: Ehellada dadkii uu Mareykanku ku xasuuqay duqeyntii Janaale oo warbaahinta lahadlay.

0 Friday March 13, 2020 - 10:05:40
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay dhowaan ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Mareykanka oo duqeymo ku beegsaday saldhigyo kuyaal wadanka Ciraaq.

0 Friday March 13, 2020 - 08:46:11
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in duqeymo laayaan ah lagu beegsaday saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad Shiico ah kuwaas oo xiriir laleh dowladda Iiraan.

Read More »

Al-Shabaab oo Xalay dagaal toos ah ku qaaday laba Barood oo ay ciidanka dowladda ka joogeen Afgooye.

0 Thursday March 12, 2020 - 08:58:02
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale guluf dagaaleed hor leh ku qaaday ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee ku sugan deegaanno iyo degmooyin katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro+Codad: Mareykanka oo duqeyntiii Shalay Ku Aabe tiray 10 Carruur ah oo ay Horay Hooyooyinkood U Geeriyoodeen.

0 Wednesday March 11, 2020 - 09:46:05
Faah faahin ayaa kasoo baxaysa duqeyn bahalnimo ah oo ay shalay diyaaradaha Mareykanku u geysteen gaari caasi ah oo shacab saarnaa islamarkaana ka carraabayay gobolka Shabeelaha Hoose kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Gaambiy oo uu ka dhammaaday geed laga Sameyn jiray Alwaaxda [WARBIXIN].

0 Wednesday March 11, 2020 - 08:06:02
Gambiya waa dal dhaca galbeedka qaaradda Africa, waxa uu leeyahay keymo ballaaran oo ay ka baxaan geedaha dhaadheer, haseyeeshe waxay hadda isku bedeleen goobo saxaro lama degaan ah, kadib markii la jaray geedahaas.

Read More »

Mareykanka oo 4 qof shacab ah Ku dilay duqeyn uu gaari rakaab ah ugu geystay duleedka degmada Janaale Sh/Hoose.

0 Tuesday March 10, 2020 - 19:21:34
Warar horudhac ah ayaa kasoo baxaya duqeyn wuxuushnimo ah oo ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanku ay galabta ka geysteen Sh/Hoose kuna beegsadeen gaari ay saarnaayeen dad rayid ah oo kusii jeeday magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo billaabay in ay isaga baxaan wadanka Afghanistan [Warbixin].

0 Tuesday March 10, 2020 - 17:29:34
Wasaaradda difaaca dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in uu bilaawday ka bixitaanka ciidamada Americanka wadanka Afghanistan iyadoo lafulinayo heshiiskii xabad joojinta ahaa ee dhowaan ka dhacay wadanka Qadar.

Read More »

GUUSHA UU ABEY AXMED KU FAANAY WAA GUUSHEE?

0 Tuesday March 10, 2020 - 17:18:15
Abey Axmed oo ah ra'iisalwasaaraha dalka Itoobiya ayaa todobaadkan ku faanay in ay guul ka gaareen dagaalkii dhacay sannadihii 1977-78kii, kaas oo dhexmaray dawladda Itoobiya iyo dawladdii Soomaaliya.

Read More »

Ingiriiska oo mushaarkii Ka Joojiyay Ciidanka RRU & Maamulka Somaliland oo ku Calaacalay Midowga Yurub.

0 Tuesday March 10, 2020 - 07:41:12
Maamulka Somaliland ayaa culeys weyn u arka in dhaqaalaha laga goosto ciidanka RRU oo hoos tagi jiray sirdoonka dalka Ingiriiska, laguna caburin jiray dad weynaha gaar ahaan kuwa ahlu diinka ah.

Read More »

Al Qaacidada Saaxilka oo Shuruud ku xirtay wadahadal ay lagasho xukuumadda Maali.

0 Monday March 09, 2020 - 10:31:37
Markii ugu horraysay jamaacada Jihaadiga Nusratul Islaam Walmuslimiin ee ka dagaallanta galbeedka qaaradda Afrika ayaa ka hadashay kacdoonnada shacbiga ah ee ka socda wadanka Maali iyo baaqyada ku aaddan in wadahadal lalagalo xukuumadaha mandiqadda.

Read More »

Itoobiya oo lasoo baxay safiirradii u fadhiyay Sideed Dowladood [Warbixin].

0 Saturday March 07, 2020 - 12:28:15
Ilo wareedyo diblumaasiyadeed ayaa xaqiijinaya in dowladda Itoobiya ay uyeeratay qaar badan kamid ah safiiradeeda ufadhiyay wadamada caalamka sabab aan illaa iyo hadda la shaacin.

Read More »

HADDIIBA BAHAL LA SHEEGANAYO MAA BAHALLADA WAAWEYN LA SHEEGTO!!! WQ: DR SULDAAN GARYARE.

0 Friday March 06, 2020 - 09:48:06
Nin socoto ah ayaa beri u yimid niman dhallinyaro ah oo geelley ah markaas ayuu weyddiiyay qolada ay yihiin.

Read More »

2 Trillion Oo Doollar Oo Uu Maraykanku Ku Waayay Dagaalka Afqaanistaan [Warbixin].

0 Wednesday March 04, 2020 - 10:04:51
Machad ka faallooda arimaha dagaallada oo laga leeyahay wadanka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday qarashka Maraykanka uga baxay duulaanka 19 sano jirsaday ee uu 2001-dii wadanka muslimka ah ee Afqaanistaan.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan oo ka hadlay Cudurka Carona Virus.

0 Monday March 02, 2020 - 21:33:33
Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka dilaaga Carona ee caalamka kusii faafiya.

Read More »

Amiirka Taliban oo Muslimiinta Afghanistan ugu hambalyeeyay guusha ay ka gaareen dagaalka Mareykanka.

0 Sunday March 01, 2020 - 12:00:08
Hoggaanka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa war rasmi ah kasoo saaray heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay lagaleen dowladda Mareykanka ee duullanka ku qaadday wadankaas waqti hadda laga joogo 19 sanadood ka hor.

Read More »

Wasiir Maareeye oo ku abaal dhacay dadkii soo Koriyay ee ka badbaadiyay Abaartii Daba dheer Qore Yuusuf Abroone Abuukar.

0 Saturday February 29, 2020 - 15:08:21
Qormadan waxaa igu dhaliyay kadib markii aan arkay duqeymo uu Mareykanku ku dilay dad maati ah oo uu ku jiray maamulihii shirkadda Hormuud ee Jilib iyo sida uu dhacdadaasi uga hadlay Wasiirka Warfaafinta DFS, Maxamad Cabdi Xayir (Maareeye) una bogaadiyay Africom in ay gumaaddo haweenka iyo carruurta.

Read More »

Kumuu ahaa Max'med Xusni Mubaarak Madaxweynihii halaagsamay ee Masar [Warbixin].

0 Tuesday February 25, 2020 - 18:09:26
Waxaa maanta magaalada Al Qaahira ee dalka Masar ku geeriyooday Max'med Xusni Mubaarak oo kamid ahaa hoggaamiyaasha dawaaqiidda Carabta ee madaxda adag.

Read More »

30 qof Itoobiyaan ah oo ku dhaawacmay Weerar lagu beegsaday taageerayaasha Abiy Axmed.

0 Monday February 24, 2020 - 20:26:59
Wararka ka imaanayo dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Bomb gacmeed lagu weeraray iskusoo bax ay dhigayen taageerayaasha Abiy Axmed kaas oo ka dhacay Magalada Ambo ee dhacda koofurta wadankaasi.

Read More »

Maxaa Keenay in Madaxda DFS & Siyaasiyiinta Mucaaradku Ku Awr Kacsadaan Qabaa'ilkooda? Warfaa Kheyrdoon.

0 Monday February 24, 2020 - 12:28:20
Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa siyaasadda Soomaaliya caan ka noqotay in madaxda iyo siyaasiyiinta mucaaradku adeegsadaan awrkacsi qabyaaladeed.

Read More »

Cali Mahdi Max'med "Dowladda Soomaaliya ka jirta waxaa leh Federaalka Itoobiya" Video.

0 Visits: 1665 | Monday February 24, 2020 - 12:12:26
Cali Mahdi Max'med oo kamid ahaa hoggaamiya kooxeedyadii caanka ahaa dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka dhawaajiyay in dowladda Federaalka ee hadda jirta ay tahay dowlad ay leedahay Itoobiya.

Read More »

Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaadiid iyo Hub ay Ku Qabsatay Dagaalkii Deegaanka Ceelsaliini (Sawirro).

0 Saturday February 22, 2020 - 20:54:17
Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marka.

Read More »

Maxaad Kala Socotaa Socdaalka Uu Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Ku Tegay Hargeysa? [Warbixin].

0 Saturday February 22, 2020 - 14:00:17
Faah faahin ayaa kasoo baxaysa socdaal uu maalmo ka hor magaalada Hargeysa ku tegay Wasiirka Maaliyadda Itoobiiya Axmad Shidde.

Read More »

Xildhibaan Cosoble "Abiy Axmed dhabarkiisa nama qarin karo ee Farmaajo sidaas ha ogaado" Video.

0 Saturday February 22, 2020 - 13:44:09
Mas'uuliyiinta Xisbiyada mucaaradka Soomaaliya ayaa eedayn kulul ujeediyay dowladda uu madaxda ka yahay Max'med Cabdullaahi Farmaajo.

Read More »

Sawirro: Al-Shabaab Oo soo Bandhigay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini.

0 Friday February 21, 2020 - 20:28:23
Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Maamulka Farmaajo kasoo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada ee Ceel Saliini.

Read More »

Itoobiya ayaa Soomaaliya midaynaysa wax aan maanka gelin! W/Q: Wadaad Yare.

0 Friday February 21, 2020 - 14:27:40
Sida la ogyahay qaran kasta oo dunida ka taagani waxa uu leeyahay mabda' iyo u jeeddo u adeega danaha shacabkiisa iyo himiladooda fog. Haddaba waa in la ogaadaa in dunida casriga ah lagu tartamayo dhisidda maamul ilbaxnimo ay lafdhabar u tahay waxa la isku hayaana waa diin iyo dal.

Read More »

Sawirro: Boqolaal qof Indonesian ah oo si jamaaci ah u islaamay kana baxay mugdigii ay ku jireen.

0 Tuesday February 18, 2020 - 12:17:19
Dalka Indonesia ugu yaraan 300 oo qof ayaa lagusoo waramayaa in ay qaateen diinta Islaamka kadib marki ay kasoo tageen Madahabtii Kufriga ahaa ee ay kujireen, waxaana lagusoo bandhigay Masjid ku yaala Jaziirada Sulawesi ee dhacda bartamaha wadankaasi.

Read More »

Wasiir Maareeye oo Reer Somaliland si dadban ugu baaqay in ay Raacaan Itoobiya!!

0 Tuesday February 18, 2020 - 11:07:11
Xilli dalka Soomaaliya oo dhan si weyn looga hadal hayo qariidadda uu baahiyay Abiy Axmed iyo safarka la sheegay in uu Farmaajo ku geynayo magaalada Hargeysa ayaa waxaa Wasiirka Warfaafinta ee DFS Maxamad Cabdi Xayir Maareeye kasoo baxay hadal lama filaan ah oo shaki badan abuuray.

Read More »

Maxkamadda Islaamiga degmada Saakoow oo xukun ku ridday Nin gabar kufsaday.

0 Monday February 17, 2020 - 12:05:58
Fagaara weyn oo kuyaal degmada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay xukun Xadu Zina ah oo lagu fuliyay nin fal kufsi ah kula kacay qof dumar ah oo kamid aheyd dadka deegaanka.

Read More »

Taliyihii hore ee sirdoonka Kenya oo si mugdi kujiro ugu geeriyooday magaalada Jubba.

0 Monday February 17, 2020 - 11:47:26
Wararka ka imaanaya Koofurta Sudan ayaa sheegaya in uu gudaha wadankaasi ku dhintay Safirki dowlada Kenya u fadhiyay Magalada Jubba oo ah caasimadda Koofurta Sudan.

Read More »

Maxaa dan ah oo Midowga Yurub Ugu Jira in uu Malaayiin Lacag ah Ku bixiyo Waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed? [Warbixin].

0 Sunday February 16, 2020 - 09:57:18
"Fircown ma ahayn in uu dadka Muslimiinta ah laayo ee waxay ahayd in uu iskuulo u furo si tartiib ahna uu manhajkiisa uga dhaadhiciyo" fakarkan waxaa muddo hore bixiyay mid kamid ah khubarada reer Galbeedka, isagoo dadkiisa ku guubaabinayay in ay muslimiinta u adeegsadaan Waxbarasho, halkii…

Read More »

Farmaajo oo Kenya Ku Eedeeyay in ay gaashaan ka dhiganayso 'Jubbaland' xilli uu raalli ka yahay ciidankeeda haysta Kismaayo.

0 Saturday February 15, 2020 - 08:33:58
Madaxweynaha DFS Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa si caro leh uga hadlay culeyska ay dowladdiisu kala kulmeyso dowladda Kenya taasoo fashilineysa isku dayada uu sameynayo ee ka dhanka ah hoggaamiyaha 'Jubbaland' ee Axmad Madoobe.

Read More »

Video: Jeneraal Xijaar "Amniga dalka meel xun buu marayaa, Kaamirooyinkii in la qarxiyo ayaa la gaaray"

0 Tuesday February 11, 2020 - 20:19:40
Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ballaaran ka muujiyay ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Askari dad Mushrikiin ah ku laayay Waqooyiga Wadanka Thailand.

0 Sunday February 09, 2020 - 11:25:35
Weerar hubaysan oo ka dhacay wadanka Thailand ayaa sababay dhimashada labaatameeyo qof iyo dhaawac soo gaaray sodomeeyo kale.

Read More »

Maxaa lagu gorfaynayaa Shirka 33aad ee Ururka Midowga Afrika uga furmay dalka Itoobiya [Warbixin].

0 Sunday February 09, 2020 - 10:53:47
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya waxaa ka furmay shirkii 33aad oo ay isugu yimideen hoggaamiyaasha Ururka Midowga Afrika iyo dowladaha reergalbeedka ee taageerada siiya.

Read More »

Daawo Sawirro: Beesha Wacaysale Abgaal oo Suldaan cusub ku duubatay magaalada Ceeldheer.

0 Thursday February 06, 2020 - 20:38:20
Munaasabad aad u ballaaran oo ka dhacday degmada Cee dheer ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa beesha Wacaysle oo kamid ah Abgaal waxay ku dooratay suldaan cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Read More »