Wararka Caalamka

Xabad joojin udhaxaysa Mareykanka iyo Taliban oo ka dhaqan gashay wadanka Afghanistan.

0 Saturday February 22, 2020 - 09:50:31
Waxaa si rasmi ah wadanka Afghanistan uga dhaqan gashay Xabad joojin udhaxaysa imaarada Islaamiga Afghanistan (Taliban) iyo dowladda Mareykanka.

Read More »

Ciidamo Turki ah oo markale lagu dilay Waqooyiga Suuriya.

0 Thursday February 20, 2020 - 19:23:48
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib ugua bilaawdeen waqooyiga wadankaas.

Read More »

Cudurka Carona oo markii ugu horraysay dad ku dilay dalka Iiraan.

0 Wednesday February 19, 2020 - 20:57:18
Cudurka dilaaga ah ee Karoona ayaa wali kusi fidaya wadanka Shiinaha ee dhaca qaaradda Aasiya.

Read More »

Sawirro: Boqolaal qof Indonesian ah oo si jamaaci ah u islaamay kana baxay mugdigii ay ku jireen.

0 Tuesday February 18, 2020 - 12:17:19
Dalka Indonesia ugu yaraan 300 oo qof ayaa lagusoo waramayaa in ay qaateen diinta Islaamka kadib marki ay kasoo tageen Madahabtii Kufriga ahaa ee ay kujireen, waxaana lagusoo bandhigay Masjid ku yaala Jaziirada Sulawesi ee dhacda bartamaha wadankaasi.

Read More »

Mas'uul Xilkiisa ku waayay Madaafiicdii ay shalay Al Shabaab Ku Garaaceen Xerada Xalane.

0 Tuesday February 18, 2020 - 11:13:58
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Booliska ee degmada Wadajir sababo la xariira duqeyntii ay shalay guutada Madaafiicda ee Xarakada Al-Shabaab u geysatay xerada Xalane oo fadhi u ah shisheeye kala duwan oo ay safaarado kamid yihiin.

Read More »

Weeraro Sawaariikh ah oo lagu qaaday Saldhigga Mareykanka ee magaalada Baqdaad.

0 Sunday February 16, 2020 - 11:45:35
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in markale sawaariikh lagu weeraray dhismayaal melleteri oo dowladda Mareykanka ay ku leedahay gudaha magaalada caasimadda ah ee Baqdaad.

Read More »

Qofkii ugu horreeyay oo qaaradda Yurub ugu dhintay Cudurka Carona.

0 Saturday February 15, 2020 - 21:59:42
Wasaaradda caafimaadka dowladda Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in qofkii ugu horreeyay uu cudurka Carona Virus ugu dhintay wadankeeda taas oo ka dhigan in qofkii ugu horreeyay uu cudurkan ugu dhintay qaaradda Yurub.

Read More »

Kooxaha Xuuthiyiinta oo dhulka soo dhigay diyaarad ay laheyd dowladda Sacuudiga.

0 Saturday February 15, 2020 - 21:10:03
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa ku dhawaaqay in ay dhulka soo dhigeen diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay laheed dowladda Sacuudiga ee qeybta ka ah isbahaysiga duullaanka ku qaaday wadanka Yemen.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in uu heshiis hordhac ah lagaaray Taliban.

0 Saturday February 15, 2020 - 11:12:13
Mas'uul sare oo katirsan dowladda Mareykanka ayaa xaqiijiyay in heshiis hordhac ah ay lagaareen xarakada Jihaadiga Taliban ee ka dagaallanta wadanka Afghanistan.

Read More »

Dadkii ugu badnaa oo cudurka Carona Virus ugu dhintay wadanka Shiinaha.

0 Thursday February 13, 2020 - 20:30:16
Cudurka dilaaga ah ee Karoona ayaa dadkii ugu badnaa maalin qura ku dilay wadanka shiinaha ee dhaca qaaradda Aasiya.

Read More »

85 Sano oo kasoo Wareegtay markii ay ciidamada dowladda Shiinaha qabsadeen dhulka Muslimiinta Turkistaanta Bari [Warbixin].

0 Thursday February 13, 2020 - 10:28:57
Ku dhowaad hal qarni ayaa kasoo wareegtay markii uu dhulka muslimiinta Turkistaanta bari uu ku dhacay gacanta dowladda Shuuciyadda Ruushka.

Read More »

Federalisimka iyo Saameynta Uu Ku Yeeshay Culimada Soomaalida! (Maqaal) Qore: Warfaa Kheyrdoon.

0 Wednesday February 12, 2020 - 19:23:06
Federalisimka iyo Saameynta Uu Ku Yeeshay Culimada Soomaalida! (Maqaal) Qore: Warfaa Kheyrdoon.

Read More »

Ciidamo Turki ah oo Waqooyiga Suuriya lagu dilay iyo Ruushka oo Shacab Xasuuqay.

0 Monday February 10, 2020 - 20:20:36
Tobanaan qof shacab muslimiin reer shaam ah ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib duqeymo aan kala sooc laheyn oo diyaaradaha dagaalka ruushka ay ka geysteen gobollo dhaca waqooyiga wadanka suuriya.

Read More »

Ku dhowaad 1000 qof oo Cudurka Carona ugu dhimatay dalka Shiinaha.

0 Monday February 10, 2020 - 11:34:47
Waxaa sare usii kacaya halista uu geysanayo cudurka halista ah ee Carona Virus oo si aad ah ugusii dhax faafaya bulshada dalka Shiinaha.

Read More »

Askari dad Mushrikiin ah ku laayay Waqooyiga Wadanka Thailand.

0 Sunday February 09, 2020 - 11:25:35
Weerar hubaysan oo ka dhacay wadanka Thailand ayaa sababay dhimashada labaatameeyo qof iyo dhaawac soo gaaray sodomeeyo kale.

Read More »

Maxaa lagu gorfaynayaa Shirka 33aad ee Ururka Midowga Afrika uga furmay dalka Itoobiya [Warbixin].

0 Sunday February 09, 2020 - 10:53:47
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya waxaa ka furmay shirkii 33aad oo ay isugu yimideen hoggaamiyaasha Ururka Midowga Afrika iyo dowladaha reergalbeedka ee taageerada siiya.

Read More »

Dagaalyahannada Al Qaacidda oo dhulka soo dhigay diyaarada uu lahaa Booliska Nigeria.

0 Saturday February 08, 2020 - 10:57:28
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dowladda Nigeria kasoo gaaray weerar aad u xooggan oo dagaalyahanno jihaadi ah ku qaadeen deegaan dhaca bartamaha wadankaasi.

Read More »

Weerar lagu gubay dhuun Gaaska qaadda oo ka dhacay Gobolka Saynaa Wadanka Masar.

0 Monday February 03, 2020 - 09:41:47
Wararka ka imaanaya wadanka Masara ayaa sheegaya in qarax xooggan lagu beegsaday mid kamida dhuumaha Gaaska ee Yahuuddu leedahay.

Read More »

Sawirro+Video: Al Qaacidda oo sheegatay Mas'uuliyadda weerarkii Pensacola ee Saraakiisha Americanka ah lagu dilay.

0 Sunday February 02, 2020 - 21:39:00
Ururka Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerar saraakiil American ah oo bishii December 2019 ka dhacay saldhig kuyaal gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Read More »

Dadka uu dilay Cudurka Corona oo sedax boqol kor udhaaftay.

0 Sunday February 02, 2020 - 11:46:09
Dowladda Shiinaha ayaa iclaamisay in boqolaal qof oo hor leh ay udhinteen cudurka dilaaga ah ee CoronaVirus kaasi oo saameyn ba'an ku yeeshay wadamo badan oo katirsan qaaradda Aasiya.

Read More »

R/Wasaare Cusub oo Ciraaq looga dhawaaqay iyo Shacabka oo diiday.

0 Sunday February 02, 2020 - 11:42:09
Dibad baxyo ballaaran ayaa dib uga qarxay wadanka Ciraaq saacado kadib markii lamagacaabay R/wasaare cusub oo ay yeelanayso xukuumadda shiicadu ku badantahay ee ka jirta magaalada Baqdaad.

Read More »

Trump oo ku dhawaaqay Qorshihii laga filayay ee ahaa in dalka Falasdiin uu siiyo Yahuudda.

0 Wednesday January 29, 2020 - 12:02:23
Hoggaamiyaha Cunsuriga ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay waxa loogu yeero Heshiiska qarniga oo ah mid Shacabka Falasdiiniyiinta gummeysi cusub gelinaya islamarkaana Yahuudda u sharciyaynaya dhulka ay xoogga ku haysato.

Read More »

Mareykanka oo helay Meydadka 2 Askari oo uga dhintay diyaaraddii Afghanistan loogasoo riday.

0 Wednesday January 29, 2020 - 11:16:07
Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay soo heshay Meydadka laba kamid ah ciidamadii American-ka ahaa ee ku dhintay diyaarad maalin ka hor lagusoo riday bariga wadanka Afghanistan.

Read More »

Cudur halis ah oo kusii faafaya magaalooyinka dalka Shiinaha [Warbixin].

0 Sunday January 26, 2020 - 21:35:22
Dhawaan uun bay ahayd kolkii caalamku ku war helay Virus cusub oo ka dillaacay waddanka shiinaha.

Read More »

Sawirro: Jihaadiyiinta Al Qaacidda oo Weeraro ka fuliyay Sedax Wadan oo ka dhaca Galbeedka Afrika.

0 Sunday January 26, 2020 - 14:03:40
Jamaacada Jihaadiga ah ee Nusratul Islaam wal muslimiin ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan JNIM ayaa sheegatay mas'uuliyadda silsilado weeraro ah oo ay ka fulisay sedax wadan oo dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Dhulgariir dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay dalka Turkiga.

0 Saturday January 25, 2020 - 12:27:34
Tobanaan qof ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii uu dhulgariir xooggan ku dhuftay wadanka Turkiga oo kamid ah meelaha ay ka dhacaan dhulgariirada laayaanka ah.

Read More »

R/wasaaraha Yahuudda oo eedeeyay Maamulka Shiicada Iiraan.

0 Saturday January 25, 2020 - 10:33:27
Xaflado baroordiiq ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacyay qudus ayuu R/wasaaraha Yahuuddu ku sheegay in loo midoobo sidii looga takhalusi lahaa maamulka shiicada iiraan.

Read More »

3 Askari American ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Australia.

0 Thursday January 23, 2020 - 12:26:11
Wararka ka imaanaya wadanka Australia ayaa sheegaya in askar American ah ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay dhulka Keymaha wadankaas oo dab xooggan uu ka kacaya.

Read More »

Dowladda Turkiga oo sheegtay in uu damac uga jiro sidii ay Shidaal uga baari laheed Soomaaliya.

0 Tuesday January 21, 2020 - 12:41:28
Markii ugu gorraysay dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ku biirayso dowladaha shisheeye ee damacu uga jiro in ay dhurtaan shidaalka dalka Soomaaliya.

Read More »

Dibad baxyo rabshado wata oo dib uga billaawday dalka Ciraaq.

0 Monday January 20, 2020 - 20:58:06
Dibad baxyo rabshado wata oo dhiig badan ku daatay ayaa markale dib uga bilaawday inta badan gobollada waaweyn ee dhaca Koonfurta wadanka Ciraaq.

Read More »

Koox Jihaadi ah oo sheegatay Weerar ka dhacay Bartamaha dalka Nigeria.

0 Sunday January 19, 2020 - 10:55:09
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal jihaadi ah oo jamaaco islaami ah dhowaan ka fulisay wadanka Nejeeriya ee dhaca galbeedka qaaradda afrika, wararka ka imaanaya Nigeria waxay sheegayaan in ugu yaraan 10 qof oo ay kamid yihiin mas'uuliyiin dowladeed ay ku dhinteen weerarka oo ka dhacay gobolka…

Read More »

Sheekh Yuusuf Axmed Diidaat oo wadanka Koonfur Afrika ugu geeriyooday dhaawacii soo gaaray.

0 Saturday January 18, 2020 - 10:50:15
Allaha unaxariistee waxaa dhaawac culus oo soo gaaray ugeeriyooday Sheekh Yuusuf Axmed Deedaat oo kamid ahaa ducaadda muslimiinta ee ugu caansan qaaradda Afrika gaar ahaan Koonfurta qaaradaasi.

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Sheekh Yuusuf Axmed Diidaat ku dhaawacay wadanka Koonfur Afrika.

0 Thursday January 16, 2020 - 17:14:36
Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo aan heybtooda lagaran ay weerar ugeysteen Sheekh Daaci caan ka ah caalamka gaar ahaan qaaradda Afrika.

Read More »

Dagaallo iyo duqeymo 39 qof ku dhinteen oo ka dhacay Suuriya.

0 Thursday January 16, 2020 - 12:21:14
Dagaallo culus ayaa markale dib uga qarxay waqooyiga wadanka Suuriya kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo kuwa Bishaar Al Asad oo isku dhinac ah iyo xoogaga mucaaradka Sunniga ah.

Read More »

Xukuumadda Suudaan oo sheegtay in ay fashilisay Inqilaab Melleteri.

0 Wednesday January 15, 2020 - 07:50:25
Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay Inqilaab cusub oo ladoonayo in lagu maja xaabiyo wax ay ugu yeertay hanaanka Dimuquraadiyadda wadanka ka hana qaaday.

Read More »