Wararka

Taliban oo Askari American ah ku dishay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

0 Monday November 04, 2019 - 19:37:42
Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa sare uqaadday weerarada ay ku beegsanayso ciidamada shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan.

Read More »

R/Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay in 86 qof lagu dilay Rabshadihii dhacay.

0 Monday November 04, 2019 - 19:31:42
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ka warbixisay khasaaraha ka dhashay rabshado bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Addis Ababa iyo hareeraheeda.

Read More »

Roobab Saameyn reebay oo ka da'ay Gobollada Bari iyo Mudug.

0 Monday November 04, 2019 - 16:57:46
Roobab Mahiigaan ah oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin iyo deegaanno katirsan gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Daawo Video: Qeybta 2aad Heshiiskii Beesha Sade.

0 Monday November 04, 2019 - 12:39:54
Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa Heshiiska Beesha Sade qeybtiisa 2-aad oo xiiso gaar ah xambaarsan.

Read More »

Al Shabaab oo Weerar askar lagu dilay ka fulisay gobolka Hiiraan.

0 Monday November 04, 2019 - 12:20:59
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Kenya oo Mareykanka uga cabatay Weerarada Al Shabaab.

0 Sunday November 03, 2019 - 20:33:11
Laammaha ammaanka dowladda Kenya ayaa ka walaacsan weerarada isdaba joogga ah ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fulinayso gudaha wadankaasi.

Read More »

Xuuthiyiinta oo sheegay in Afar kun askar Suudaaniyiin ah ay ku dileen dalka Yemen.

0 Sunday November 03, 2019 - 20:24:49
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ee ka dagaallama wadanka Yemen ayaa ku dhawaaqay in ay kumanaan katirsan Melleteriga Suudaan ku dileen weeraro ka dhacay xuduud beenaadka Sacuudiga.

Read More »

Dowladda Federaalka oo ka hadashay la wareegistii degmooyin katirsan Galguduud.

0 Sunday November 03, 2019 - 13:02:42
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka ayaa war kasoo saartay xiisadaha colaadeed ee dib ugasoo cusboonaaday degmooyin katirsan gobolka Galguduud.

Read More »

Mareykanka oo bil gudaheed Afghanistan ka fuliyay 1113 Duqeyn.

0 Sunday November 03, 2019 - 12:14:22
dowladda Mareykan ayaa sare uqaadday duqeymaha xagga ah cirka ah ee ay ka geysanayso gudaha wadanka Afghanistan.

Read More »

Maleeshiyaadka Suufida oo Faarujiyay Xarumihii ay ku lahaayeen Guriceel iyo Dhuusamareeb.

0 Sunday November 03, 2019 - 11:16:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo maleeshiyaadka Kooxaha Suufida iyo ciidamada dowladda Federaalka ku dhaxmaray deegaanno katirsan Galguduud iyo Hiiraan.

Read More »

Vedio+Sawirro: Beesha Sade oo Ka Heshiisay Colaad Muddo 800 oo Sano Ah Kasoo Dhex Jirtay.

0 Saturday November 02, 2019 - 17:09:53
Beesha Sade Daarood oo kamid ah qabaa'ilka Soomaaliyeed ayaa ka heshiisay colaad dhexdeeda kasoo taagnayd muddo lagu qiyaasay 800 sano taasoo uu jiilba jiilka kale kasii dhaxlayay.

Read More »

Video+Warbixin: 102 sano Ka hor sidee Yahuuddu ku qabsatay dhulalka Falasdiin?.

0 Saturday November 02, 2019 - 16:07:03
Dowladda Ingiriiska iyo maamulka Yahuudda ayaa udabaal degay 102 sana guuradii kasoo wareegtay markii uu dhacay shirqoolkii Baalfoor ee Yahuudda lagu siiyay dhulalka fiasldiin ee mandiqadda Shaam.

Read More »

Ciidamo ku dagaallamay deegaanka Ceel Cadde iyo Suufida oo lagala qabsaday Matabaan.

0 Saturday November 02, 2019 - 15:59:01
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo khasaara dhaliyay oo ka dhacay deegaanno dhaca Bari uga beegan magaalada Muqdisho.

Read More »

Xoogag Jihaadi ah oo Weerar 53 Askari lagu dilay ka fuliyay Waqooyiga dalka Maali.

0 Saturday November 02, 2019 - 12:13:41
Khasaara lixaad leh ayaa ciidanka dowladda Maali kasoo gaaray weerar xoog kugal ah oo dagaalyahanno mujaahidiin ah ay ka fuliyeen saldhig melleteri oo kuyaal waqooyiga wadankaasi.

Read More »

Qarax gaadiid looga gubay Ciidamada AMISOM oo Warmaxan ka dhacay iyo askar lagu dilay Qoryooleey.

0 Saturday November 02, 2019 - 10:36:37
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM lagula beegsaday deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Taliyihii Booliska Maamulka 'Somaliland' oo geeriyooday.

0 Saturday November 02, 2019 - 09:02:12
Wararkaka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in si lama filaan ah uu ugeeriyooday taliyihii ugu sarreeyay ciidamada booliska maamulka isku magacaabay "Somaliland".

Read More »

Olole Dadka Dadka lagu Carabiyaynayo oo looga dhawaqaay Jubbooyinka [Dhageyso].

0 Friday November 01, 2019 - 07:25:36
Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa sheegtay in degmooyinka iyo deegaannada laga bilaabay olole lagu carabiyaynayo dadka si ay ubartaan Luqadda Carabiga oo muhiim u ah barashada diinta islaamka.

Read More »

Ururka Daacish Oo Xaqiijiyay in ladilay Abuu bakar Al Baqdaadi iyo Kaaliyihiisi.

0 Thursday October 31, 2019 - 18:49:52
War rasmi ah oo kasoo baxay Ururka Daacish ayuu ku xaqiijiyay in weerar ka dhacay dalka Suuriya lagu dilay hoggaamiyihii Ururka iyo kaaliyihiisi ahaana Afhayeenkii Ururka.

Read More »

Video: 70 Qof Pakistaaniyiin ah oo ku dhintay Qarax ka dhax dhacay Tareen.

0 Thursday October 31, 2019 - 17:08:07
Ku dhowaad boqol qof oo shacab ah ayaa dhintay tobanaan kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii uu gubtay Tareen ay ku safrayeen koonfurta wadanka Pakistaan.

Read More »

Hormuud oo lacag Boqolaal kun oo Dollar ah ugu deeqday Dadka ku saamoobay Fatahaadaha iyo Daadadka.

0 Thursday October 31, 2019 - 12:23:25
Waxaa sii kordhahaya khasaaraha nafeed iyo midka maaliyadeed ee ka dhashay fatahaadda uu wabiga Shabeelle ka sameeyay gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Shariif Sheekh iyo Xasan Garguurte oo Weerar Afka ah Ku qaaday Madaxada dowladda.

0 Thursday October 31, 2019 - 12:11:54
Siyaasiyiin horay xilal ugasoo qabtay dowladda Federaalka ayaa eedaym kulul ujeediyay xukuumadda ay madaxda ka yihiin Farmaajo iyo Kheyre.

Read More »

Jamaaco Jihaadi ah oo Weerar khasaara geystay ka fulisay wadanka Ciraaq iyo Askari American ah oo ladilay.

0 Thursday October 31, 2019 - 10:32:52
jamaacada Jihaadiga Ansaarul Islaam ayaa sare uqaadday weerarada ay ku beegsanayso maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda ah ee xoogga kula wareegay dhulalka muslimiinta Ciraaq.

Read More »

Kumanaan Carruur Reer Pakistan ah oo Cudurka dilaaga AIDS-ka lagu talaalay!

0 Thursday October 31, 2019 - 09:21:10
Warbaahinta caalamka ayaa soo tabineysa musiibo la yaab leh oo ka dhacday wadanka Pakistaan, kadib markii la ogaaday in inkabadan kun ruux oo caruur u badan ay qaadeen viruska HIV, Kadib markii lagu duray irbado wasakheysan.

Read More »

Dagaal Askar badan lagu dilay oo ka dhacay waqooyiga magaalada Kismaayo.

0 Wednesday October 30, 2019 - 20:40:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo markale dib uga qarxay deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Sh/Hoose.

Read More »

Shacab is xilqaamay oo iska qaaday Dhagxaan ay ciidamada dowladdu ku gooyeen qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho.

0 Wednesday October 30, 2019 - 19:25:03
Ciidamo katirsan dowladda Federaalka ayaa markale dhagxaan ku gooyay qaar kamid ah waddooyinka muhiimka u ah isku socodka gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Xoogaga Al Shabaab oo la wareegay saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaanka Dhajanbuula.

0 Wednesday October 30, 2019 - 13:34:00
Wararka ka imaanaya xuduud beenaadka udhaxeeya gobolka Jubbada Hoose iyo dhulka gummeysiga ku jira ee NFD ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya.

Read More »

Video+Warbixin: Dab khasaara Badan dhaliyay oo ka kacay mid kamida gobollada dalka Mareykanka.

0 Wednesday October 30, 2019 - 13:29:00
Khasaara Maaliyadeeda oo lagu qiyaasay boqolaal Bilyan oo dollar ayaa ka dhashay dab xooggan oo ka kacay degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka California ee dalka Mareykanka.

Read More »

Wariyaal katirsan Idaacadda Alfurqaan oo Booqday Wabiga Jubba [Video+Wareysi].

0 Wednesday October 30, 2019 - 13:18:36
Xilli Roobaadka Dayrta ayaa sanadkaan Barwaaqo iyo kheyr u ah inta badan dadka ku dhaqan gobollada dalka Soomaaliya inkastoo meelaha qaar ay roobabku geysteen dhibaatooyin daran.

Read More »

Video: Fatahaadda Wabiga Shabelle oo saameyn xun ku reebtay Shacabka Magaalada Beled Weyne.

0 Tuesday October 29, 2019 - 20:31:50
Xaalad adag ayaa lasoo daristay tobanaan kun shacab ah oo ku dhaqan magaalada Beled Weyne iyo hareeraheeda kadib markii uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

Read More »

Weeraro 7 Askari lagu dilay oo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

0 Tuesday October 29, 2019 - 20:10:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose oo ku dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

R/Wasaarihii lubnaan iyo Xubnihiisi golaha Wasiirrada oo iscasilaad ku dhawaaqay.

0 Tuesday October 29, 2019 - 18:29:42
Kadib markii uu sii xoogeystay kacdoonka Shacbiga ah ee wadanka Lubnaan ayay iscasishay xukuumaddii wadankaasi ka jirtay.

Read More »

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig Ciidamo American ah ay uga suganyihiin Waqooyiga Baqdaad.

0 Tuesday October 29, 2019 - 11:23:26
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in dibad baxyada rabshadaha wata ay wali kasii socdaan magaalooyinka ee wadankaasi waxaana jira khasaara lixaad leh oo ka dhashay dibad baxyadaasi.

Read More »

Meydadka dadkii ku dhintay Doontii ku qallibantay Wabiga Beled Weyne oo wali lala'yahay.

0 Tuesday October 29, 2019 - 11:10:28
Magaalada Beled Weyne iyo hareeraheeda waxaa wali ka socda baadi goobka loogu jiro sidii loo heli lahaa Meydadka dad badan oo shalay biyaha wabiga ku daatay kadib markii ay laqallibantay doon ay ku safrayeen.

Read More »

Maxkamad 100 Jaydal iyo Masaafurin Ku Xukuntay Nin Kufsaday Gabar.

0 Tuesday October 29, 2019 - 09:41:21
Maxkamad islaami ah oo taabacsan Xarakada Al Shabaab ayaa xukun ku ridday ruux fal zina ah kula kacay gabar muslimad ah.

Read More »

Doon ay la socdeen Mas'uuliyiin oo ku degtay Wabiga Shabeelle ee Magaalada Beled Weyne.

0 Monday October 28, 2019 - 15:26:04
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in mas'uuliyiin katirsan maamulka isku magacaabay Hirshabeelle ay ku hafteen biyaha wabiga shabeelle kadib markii ay la qalibantay doon ay ku safrayeen.

Read More »