Wararka Caalamka

130 qof Itoobiyaan ah oo ku haftay Biyaha Badda Cas Ee Wadanka Jabuuti.

0 Wednesday January 30, 2019 - 12:25:04
Wararka ka imaanaya wadanka Jabuuti ayaa sheegaya in boqolaal qof Itoobiyaan ah lagu la'yahay biyaha Badda Cas kadib markii ay la degtay doon ay ku safrayeen.

Read More »

Hoggaamiyaha 'Xisbullaah' Oo Ka Digay Dagaal lagu Hoobto oo ka Qarxa Mandiqadda Shaam.

0 Monday January 28, 2019 - 11:20:53
Ururka shiiciga Xisbullaah isku magacaabay ee ka dagaallama wadamada Lubnaan iyo suuriya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay duqeymaha xagga cirka ah ee ciidamada Yahuuddu ay ka geysanayaan saldhigyada melleteri oo kuyaal duleedka magaalada dimishiq.

Read More »

Abiy Axmed Oo Xaqiijiyay in lasii daayay Ganacsade Maalgelin Jiray Dowladda Xabashida.

0 Monday January 28, 2019 - 11:09:46
Maamulayaasha Nidaamka Aala Sacuud ayaa xabsiga kasii daayay mid kamida maalqabeenada ugu waaweyn dhulka Xarameynka ahna ninka ugu hantida badan wadanka Itoobiya.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo Dad Shacab ah ku Xasuuqay Wadanka Afghanistan.

0 Sunday January 27, 2019 - 19:06:22
Ciidamada dowladda Mareykanka ayaa falal dambiyeed hor leh ka geystay wadanka Afghanistan oo duullaan gardarra ah ay ku joogaan muddo 17 sanadood xiriir ah.

Read More »

Xaaladda Caafimaad ee Sheekha Maxbuuska ah Suleymaan Al-calwaan oo laga deyrinayo.

0 Sunday January 27, 2019 - 18:56:03
Sheekh Suleymaan Al-calwaan oo kamid ah culimada Rabaaniyiinta ee kuxiran xabsiyada maamulka Aala-sucuud ayaa laga deyrinayaa xaaladiisa caafimaad, kadib sanooyin badan oo uu sheekhu u xiranyahay si dulmi iyo xadgudub ah.

Read More »

Cumar Xasan Al Bashiir Oo taageera dhaqaale ka helay Dowladaha Khaliijka Carabta.

0 Thursday January 24, 2019 - 11:48:11
Dowladaha Khaliijka Carabta ayaa dadaal ugu jira sidii ay ubad baadin lahaayeen Nidaamka Faasidka ah ee ka jira wadanka Suudaan.

Read More »

Xagjirayaal Shirqool umaleegayay Jaaliyadda Muslimiinta New York oo Gacanta lagu dhigay.

0 Wednesday January 23, 2019 - 09:46:10
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gacanta ku dhigtay dad American Nasaara ah oo maleegay weerar shirqool ah oo lagu gummaadi rabay jaaliyadda muslimiinta ee kunool gobolla New York dalkaasi.

Read More »

Taliban oo 125 Askari Ku Dishay Weerar ka dhacay Bartamaha Wadanka Afghanistan.

0 Monday January 21, 2019 - 20:32:01
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in tobanaan askari oo katirsan xukuumadda dabadhilifka Kaabuul lagu dilay weerar istish-haadi ah oo ciidamada imaarada islaamiga ah ay ka fuliyeen gobolka Meydaan Wardak.

Read More »

Qarax 73 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadanka Mexico.

0 Monday January 21, 2019 - 08:42:26
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qarax haleelay dhuun shidaal oo ka dhaca wadanka Mexico ee dhaca waqooyiga qaaradda Ameerika.

Read More »

Baadariyaal Buudiyiin ah oo lagu dilay Koonfurta Wadanka Thailand.

0 Monday January 21, 2019 - 06:50:25
Wararka ka imaanata wadanka Thailand ayaa sheegaya in weerar khasaara dhimasho iyo dhaawc dhaliyay lagu qaaday macbad ay ku sugnaayeen dadka gaalada Buudiyiinta asnaamta caabuda.

Read More »

Al Qaacidda oo Weerar lagu dilay Ciidamo katirsan Q.Midoobay ka fulisay Wadanka Maali.

0 Sunday January 20, 2019 - 19:56:23
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada ka socda waxa loogu yeero Q.Midoobay kasoo gaaray weerar hor leh oo lagula beegsaday waqooyiga wadanka Maali.

Read More »

Dowladda Tuunis oo 75 Askari uga qeyb qaadanaysa Duullaanka Maali.

0 Sunday January 20, 2019 - 10:25:35
Ciidamada xukuumadda dabadhilifka Tuunis ee waqooyiga qaaradda Afrika ayaa ku biiray duullaanka gardarrada ah ee ciidamada shisheeye ay ku qaadeen muslimiinta wadanka Maali.

Read More »

Sawirro: Taliban oo 40 Gaari ku gubtay Weerar Ka Dhacay Afghanistan.

0 Saturday January 19, 2019 - 07:49:47
Xarakada Jihaadiga Talibaan ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ka fuliysay wadanka Afghanistan oo muddo 17 sanadood ah ay dagaallo ka socdaan.

Read More »

Sawirro: Xuuthiyiinta oo Diyaarado Drone ah ku Weeraray Saldhig Melleteri Koonfurta dalka Yemen

0 Thursday January 10, 2019 - 13:54:36
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in weerar khasaara lixaad leh dhaliyay lagu qaaday mid kamida saldhigyada Melleteri ee wadankasi ugu weyn.

Read More »

Koongada Dimuquraadiga ah oo Madaxweyne Cusub yeelatay.

0 Thursday January 10, 2019 - 11:42:25
Waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashadii murunka badan dhalisay ee daba yaaqadii sanaddii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka Koongada Dimuquraadiga ah.

Read More »

Ciidamo Tababar loo geeyay Wadanka Canada Oo Magengelyo siyaasadeed dalbaday.

0 Wednesday January 09, 2019 - 11:57:36
Xilli ay xoogaga ka dagaallamaya wadanka Maali sare uqaadeen camaliyaadka jihaadiga ah oo ay ku beegsanayaan ciidamada dowladaha dabadhilifyada mandiqadda saaxilka iyo kuwa dowladda faransiiska ayay soo baxayaan warar sheegaya in ciidamada qaar ay furimaha dagaalka mandiqadda isaga firxanayaan.

Read More »

Dowladda Gaaboon Oo Sheegtay in ay Fashilisay Inqilaab Melleteri.

0 Monday January 07, 2019 - 17:37:26
Dowladda Gaaboon ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay inqilaab melleteri oo saaka ka dhacay magaalada Libreville ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Video+Sawirro: Melleteriga Gaboon Oo inqilaab talada uga tuuray qoys 50 sanadood Wadanka Maamulayay [Warbixin].

0 Monday January 07, 2019 - 10:50:48
Saaka aroortii hore ciidamada melleteriga wadanka Gaaboon ayaa inqilaab melleteri talada kula wareegay kadib markii ay qabsadeen magaalooyinka wadanka ugu waaweyn.

Read More »

Alsiisi Oo Bixiyay Wareysi uu ku Xaqiijiyay in uu wadashaqeyn dhan walba ah laleeyahay Yahudda.

0 Saturday January 05, 2019 - 21:11:37
Markii ugu horraysay hoggaamiyaha dowladda dabadhilifka Masar ayaa qiray in maamulkiisu uu isku xir dhanka amniga ah oo heerkiisu sarreeyo uu laleeyahay yahuudda Sahyuuniyadda ee xoogga ku heysata dhulalka Filasdiin.

Read More »

Wadanka Tajakistan oo laga dhisay Biya Xireenka ugu weyn caalamka.

0 Thursday January 03, 2019 - 12:01:52
Madaxweynaha wadanka Tajakistan ayaa xarigga ka jaray biya xireenka ugu weyn caalamka oo dhowaan wadankaasi laga hirgeliyay in kastoo khilaaf xooggan uu ka taaganyahay.

Read More »

Guterres Oo Walaac Ka Muujiyay Ammaanka Shaqaalaha UN-ka ee Soomaaliya Kadib Weerarkii Madaafiicda ee Xerada Xalane.

0 Wednesday January 02, 2019 - 17:53:04
Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa walaac ka muujisay ammaanka shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Jamaacada Jihaadiga JNIM oo 19 Howlgal Ka Fulisay Sedax Wadan oo ka dhaca Galbeedka Afrika.

0 Monday December 31, 2018 - 18:53:12
Bayaan kasoo baxay jamaacada Ugargaaridda Islaamka iyo muslimiinta ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan (JNIM) ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu 19 howlgal ka fuliyeen illaa sedax wadan oo daris ah ayna ku laayeen askar farabadan.

Read More »

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga CONGO.

0 Monday December 31, 2018 - 10:55:34
Wadanka dhaca qaaradda Africa ee lagu magacaabo Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo waxaa lagu dilay ugu yaraan 4 ruux, oo ay ku jiraan ciidamo iyo shaqaale katirsan dowladda.

Read More »

Boqorka Aala Sacuud oo isku shaandheyn Ballaaran ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada.

0 Thursday December 27, 2018 - 21:08:10
Hoggaamiyaha dowladda Sacuudiga ayaa isbedel ballaaran ku sameeyay wasaaradaha ugu muhiimsan xukuumaddiis kadib cadaadis siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo ay boqortooyada Aala Sacuud wajahday muddo 2 bilood gudahood ah.

Read More »

Dhaawacyada Shacabka Muslimiinta Boorma oo loo diiday in dhiig loo shubo [Warbixin].

0 Wednesday December 26, 2018 - 11:40:53
Wadanka Boorma wararka laga helayo ayaa sheegaya in xukuumada Myanmar ay dadka musliminta ah ee kasoo jeeda gobolka Rohinga gaar ahaan kuwooda la ildaran xanuunada ay u diiday in Isbitalada wadankaasi dhiig looga shubo.

Read More »

Amiirka Al Qaacidda Oo Weerar Dhanka Afka ah Ku Qaaday Dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga.

0 Tuesday December 25, 2018 - 08:17:51
Sheekh Aymen Al Dawaahiri oo ah amiirka guud ee Ururka Al Qaacidda ayaa jeediyay kalimad cusub oo uu uga hadlayo isbedellada kajira mandiqadda loo bixiyay Bariga dhexe.

Read More »

Milliteriga Suudaan oo sheegay iney isgarab taagayaan madaxweynaha wadankaas Cumar Xasan Al-bashiir.

0 Tuesday December 25, 2018 - 06:27:45
Iyadoo weli dalka Suudaan ay ka socdaan banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan shacabka dalkaas, kuwaas oo ka cabanaya dhibaatooyinka dhanka dhaqaalaha ah ayaa milliteriga Suudaan wuxuu markii ugu horeeyay ka hadlay banaanbaxyada socda.

Read More »

Dhimashada ka dhalatay Duufaanta Tusunaami Ee Wadanka Indonesia oo gaartay 373 qof.

0 Monday December 24, 2018 - 17:14:05
Maamulayaasha wadanka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in ay sare ukacday tirada dadka ku dhintay musiibadii Tusunaami ee khasaaraha badan dhalisay taas oo maalin ka hor ku dhufatay wadankaasi.

Read More »

Howllihii Xukuumadda Mareykanka Oo Hakad lageliyay Kadib Go'aankii Trump.

0 Saturday December 22, 2018 - 14:39:26
Waxaa shaqa joojin kujira howllihii shaqo ee xukuumadda Federaaliga Mareykanka kadib markii kuwa sharciga mareykanku uu ku dhaqmo sameeya ay diidmo adag ka muujiyeen qarashaadkii ay dowladdu ku shaqeyn laheyd.

Read More »

Wasiirkii Difaaca Mareykanka oo iscasilay iyo Trump oo bilaabaya in uu ciidamadiisa kala baxo Afghanistan.

0 Friday December 21, 2018 - 10:50:47
Si lama filaan ah waxaa iscasilaad ugu dhawaaqay wasiirkii dagaalka dowladda Mareykanka oo si aad ah ay isugu dhowaayeen Donald Trump.

Read More »

Madaxweynaha Masar oo Amray in Magaalo Walba laga dhiso Kaniisado ay leeyihiin Dadka Kirishtaanka ah.

0 Thursday December 20, 2018 - 18:44:23
wadanka Masar Madaxweynaha xoogga melleteri ku qabsaday wadankaas ee Cabdi Fitaax Al Siisi ayaa amar ku bixiyay in magalo kasta oo wadankasi ku taala kaniisad laga dhiso si dadka gaalada ah ay u helaan goob ay ilaah geyrkiisa ku caabudan, isagoo ku dooday in qof kasta uu xaq u leeyahay in uu helo goob…

Read More »

Dowladda Maraykanka oo ciidamadeeda kala baxaysa dalka Suuriya.

0 Thursday December 20, 2018 - 10:51:49
Ciidamada Maraykanka oo kamid ah shisheeyaha duulaanka ku jooga dalka Suuriya ayaa la sheegayaa iney billaabeen ka bixitaanka dalka Suuriya, kadib sanado dhibaato iyo dil ah oo ay ku hayeen shacabka muslimka ee wadankaas.

Read More »

Xabad Joojintii Magaalada Al Xudeyda oo Fashilantay Kadib Markii ay dagaallo culus dib uga qarxeen.

0 Tuesday December 18, 2018 - 10:18:30
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen magaalada Dekadda leh ee Al Xudeyda oo muddo ku dow sanad ay loollanno Melleteri ka socdaan.

Read More »

Hogaamiyihii ugu horreeyay ee dowlad Carbeed oo booqday Dimishiq tan iyo sanadkii 2011.

0 Monday December 17, 2018 - 11:19:47
Booqasho kedis ah ayuu magaalada Dimishiq ee caasimadda wadanka Suuriya ku tagay madaxweynaha wadanka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, kaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay halkaas.

Read More »

Dowladda Australia Oo Magaalada Qudus U Aqoonsatay Caasimadda Yahuudda.

0 Saturday December 15, 2018 - 19:00:53
R/wasaaraha wadanka Australia ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa ay magaalada Qudus u aqoonsan tahay caasimada Yuhuuda, balse aysan waqtiyada soo socda safaradeeda halkaas geyn doonin.

Read More »