Wararka

Ciidamada Dowladda oo Nabadoon caan ah ku dilay degmada Wanllaweyn.

0 Thursday January 16, 2020 - 19:20:37
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay fal dil ah oo ciidamo katirsan dowladda ay ugeysteen mid kamida odayaasha dhaqanka ee caanka ka ah gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Halkee ku dambeyn doonaa hardanka udhaxeeya Kenya iyo Alshabaab? [Maqaal].

0 Thursday January 16, 2020 - 18:54:16
Wargeyska caanka ah ee The Washington Post ayaa 'Analysis' ama gorfeyn ku sameeyay maqaal uu ciwaan uga dhigay "Who are the Alshabab Militants plaguing Kenya" oo machaneedu noqonayo "Waa ayyo mintidiinta alshabaab ee loogu salliday kenya?".

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Sheekh Yuusuf Axmed Diidaat ku dhaawacay wadanka Koonfur Afrika.

0 Thursday January 16, 2020 - 17:14:36
Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo aan heybtooda lagaran ay weerar ugeysteen Sheekh Daaci caan ka ah caalamka gaar ahaan qaaradda Afrika.

Read More »

Dagaallo iyo duqeymo 39 qof ku dhinteen oo ka dhacay Suuriya.

0 Thursday January 16, 2020 - 12:21:14
Dagaallo culus ayaa markale dib uga qarxay waqooyiga wadanka Suuriya kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo kuwa Bishaar Al Asad oo isku dhinac ah iyo xoogaga mucaaradka Sunniga ah.

Read More »

Al Shabaab oo Weeraray Dad Caddaan ah oo Macdan ka qodanayay Buuraha gobolka Bari.

0 Thursday January 16, 2020 - 10:25:47
Wararka ka imaanaya dhulka Buuralayda ah ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar lagu beegsaday dad caddaan ah oo boob ku hayay Kheyraadka dalka.

Read More »

Ciidamo katirsan DF oo Askari ku dilay degmada Shibis.

0 Thursday January 16, 2020 - 07:58:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay mid kamida xaafadaha degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maamulka 'Galmudug' oo markale kala qeybsanaan wajahaya iyo isbahaysi looga dhawaaqay Dhuusamareeb.

0 Wednesday January 15, 2020 - 21:18:04
Maamulka fadhiidka ah ee isku magacaabay Galmudug ayaa markale xifaaltan siyaasadeed gorodda gelinaya xilli uu wali jiro khilaafka u dhaxeeya mas'uuliyiinta ugu sarraysa maamulkaasi.

Read More »

Maamulka 'Somaliland' Oo Maxaabiis ku gummaaday deegaanka Mandheera.

0 Wednesday January 15, 2020 - 20:40:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil wadareed uu maamulka isku magacaabay 'Somaliland' ka geystay deegaan katirsan gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Hal Sano kadib Weerarkii DusitD2 ee Nairobi Kenya oo legdan ujoog noqotay [Warbixin].

0 Wednesday January 15, 2020 - 14:16:12
Hal sano oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii uu dhacay weerarkii Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi halkaas oo lagu laayay dad farabadan oo isugu jiray Kenyaan iyo Reergalbeed.

Read More »

Daawo Video: 13 qof Carruur iyo Haween isugu jira oo Gaajo ugu dhintay magaalada Muqdisho!

0 Wednesday January 15, 2020 - 11:58:59
Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa lasoo daristay boqolaal kun qoysas danyar ah oo ku dhaqan qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Weeraro ciidamo katirsan dowladda lagu beegsaday oo ka dhacay Banaadir iyo Sh/Hoose.

0 Wednesday January 15, 2020 - 08:22:12
Weeraro kala duwan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho iyo deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro+Video: Afar Sano Oo Kasoo Wareegtay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Askarta Badan Looga Laayay Dowladda Kenya.

0 Wednesday January 15, 2020 - 07:56:43
Aroornimadii hore ee 15,1,2016 maanta oo kale ayay ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Al Shabaab waxay weerar ku kadiyeen ciidamo katirsan soo duulayaasha Kenya oo xilligaas ku sugnaa degmada Ceel-Cadde.

Read More »

Xukuumadda Suudaan oo sheegtay in ay fashilisay Inqilaab Melleteri.

0 Wednesday January 15, 2020 - 07:50:25
Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay Inqilaab cusub oo ladoonayo in lagu maja xaabiyo wax ay ugu yeertay hanaanka Dimuquraadiyadda wadanka ka hana qaaday.

Read More »

Qarax Askar lagu dilay sarkaal Turki ahna lagu dhaawacay oo ka dhacay duleedka Muqdisho.

0 Tuesday January 14, 2020 - 12:34:15
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay deegaanka dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho.

Read More »

Mareykanka oo dalkiisa ka Eryaya 21 Askar Sacuudiyaan ah.

0 Tuesday January 14, 2020 - 11:11:57
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in weerarkii sedaxda sarkaal Americanka ah lagu dilay bishii lasoo dhaafay uu ahaa " Fal Argagaxiso".

Read More »

Dowladda Qadar oo Cambaaraysay Weerarada isdaba joogga ah ee ka socda dalka Kenya.

0 Tuesday January 14, 2020 - 10:15:09
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda dabadhilifka Qadar ayaa lagu cambaareeyay weerarada isdaba joogga ah ee xoogagga Al Shabaab ay ka fulinayaan gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Ciidamada Huwanta ah oo isaga Baxay Tooratooroow iyo Muslimiinta oo dib ula wareegay.

0 Monday January 13, 2020 - 21:37:30
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan oo iskasoo horjeeda ay saacadihii lasoo dhaafay ka jireen deegaanno gobolkaas katirsan.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Macalimiin Kenyaan ah lagu dilay oo ka dhacay Gaarisa.

0 Monday January 13, 2020 - 13:40:41
Weerar hor leh oo xoogagga Al Shabaab ay ku qaadeen dhulka NFD ee dowladda Kenya gummeysato ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dad Kenyaan Nasaara ah.

Read More »

Carwo Caalami Ah oo laga Hirgeliyay deegaanka Kuunya Barrow ee Sh/Hoose [Sawirro].

0 Monday January 13, 2020 - 13:38:41
Deegaanka Kuunya barrow ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose waxaa laga dareemayaa horumar aad u ballaaran oo dhan weliba leh, waxaana kamid ah dhanka ganacsiga, iyadoo ay magaaladu ku tallaabsaneyso isbedel muuqda.

Read More »

Dagaal 6 Askari lagu dilay oo ka dhacay Galbeedka magaalada Kismaayo.

0 Monday January 13, 2020 - 12:08:17
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ku dhow magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dhageyso Q.2aad: Dambiyada soo Dadajiyay Duullaanadii Al-Shabaab Ee Balidoogle iyo Manda Bay.

0 Monday January 13, 2020 - 12:07:28
Idaacada Islaamiga Andalus ayaa xalay baahisay qeybta Labaad barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray "Dambiyada Mareykanka Ee Soo Dadajiyey Duullaanadii Mujaahidiinta" kaas oo lagu soo gudbinayo waxa uu Mareykanku ku muteystay dharbaaxooyinka xanuunka badan ee uu kala kulmay Mujaahidiinta.

Read More »

Shacabka Iiraan oo dhigaya dibad baxayo ka dhan ah Nidaamka Shiiciga ah.

0 Monday January 13, 2020 - 12:06:28
Malaayiin qof Iiraaniyiin ah ayaa dibad baxyo waaweyn ka dhigaya magaalooyinka waaweyn ee wadankaas waxayna dibad baxyadooda ugasoo horjeedaan hoggaanka wadanka maamula.

Read More »

Askari oo canug yar ku dhax dilay xarunta gobolka Banaadir.

0 Monday January 13, 2020 - 11:16:11
Mid kamida ciidamada sida gaarka ah utaabacsan Cumar Finish oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa canug yar ku dilay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamadda Islaamiga Sh/Hoose oo Xukun dil ah ku fulisay Afar qof oo katirsanaa dowladda.

0 Sunday January 12, 2020 - 21:00:24
Xukunkan oo ay usoo daawasho tageen dad weyne badan ayaa wuxuu ka dhacay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Sablaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Dab Khasaara hantiyadeed dhaliyay oo ka kacay magaalada Jigjiga.

0 Sunday January 12, 2020 - 20:56:30
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaaligalbeed ayaa sheegaya in dab khasaara dhaliyay uu ka kacay mid kamida magaalooyinka ugu waaweyn gobolkaasi ku jira gummeysiga Xabashida Itoobiya.

Read More »

Daawo Video: Donald Trump oo sheegay in uu Lacag Baad ah ka qaatay Madaxda Sacuudiga!

0 Sunday January 12, 2020 - 11:05:58
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu lacago dheeraad ah si sandulle ah uga qaatay madaxda dowladda Sacuudiga.

Read More »

Hoggaamiye katirsan Maleeshiyaadka Shiicada Ciraaq oo Baqdaad lagu dilay.

0 Sunday January 12, 2020 - 10:57:47
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen mas'uul sare oo katirsanaa maleeshiyaadka Shiicada ee Xashdiga loo yaqaan kuwaas oo Ciraaq laga dhisay sanaddii 2014.

Read More »

Dhageyso Q.1aad: Dambiyada Soo Dadajiyay Duullaanadii Al-Shabaab Ee Balidoogle iyo Manda Bay.

0 Sunday January 12, 2020 - 10:31:08
Idaacada Islaamiga Andalus ayaa xalay baahisay barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray "Dambiyada Mareykanka ees oo dadajiyay duullaanadii Mujaahidiinta" kaas oo lagu soo gudbinayo waxa uu Mareykanku ku mutaystay dharbaaxooyinka xanuunka badan ee uu kala kulmay Al Shabaab.

Read More »

Suldaanka Cusub ee Cummaan oo sheegay in dowladdiisu ku dhaqmi doono siyaasad dhax dhaxaadnimo ah.

0 Sunday January 12, 2020 - 10:22:55
Heytham Bin Daariq oo ah Suldaanka Cusub ee dowladda Cummaan ayaa si rasmi ah xilka madaxtinimada ula wareegay wuxuuna ballan qaaday in uu ku taagnaan doono wadadii uu jeexiyay ninkii isaga ka horreeyay.

Read More »

Video: Wasiirka Gaashandhigga Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Weerarkii Saldhigga Manda Bay Kenya.

0 Saturday January 11, 2020 - 20:28:57
Waxaa sii kordhaya walaaca ay mas'uuliyiinta Americanka ah ka muujinayaan weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ay dhowaan ku qaadeen gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Ururka NATO oo xaqiijiyay in Askar American ah lagu dilay Koonfurta Afghanistan.

0 Saturday January 11, 2020 - 20:07:35
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo American ah ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qarax xooggan oo kolonyo katirsan isbahaysiga NATO lagula beegsaday Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Al Shabaab oo Muqdisho ku dilay taliyihii Nabad Sugidda degmada Qoryooleey.

0 Saturday January 11, 2020 - 16:46:31
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo maanta duhurkii ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Weerar Xarumo looga gubay dowladda Kenya oo ka dhacay duleedka Mandheera.

0 Saturday January 11, 2020 - 12:09:22
Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay hawlgal ka fuliyay degaan kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya xoogga ku heysato.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Caan ah oo dhintay isagoo ku dhawaaqaya Kalimadda لا إله إلا الله

0 Saturday January 11, 2020 - 11:50:48
Allaha Unaxariista waxaa si lama filaan ah ugeeriyooday Sheekhii Daaciga ahaa ee reer Falasdiin Al Xaaji Maxmuud Cabdul Baaqi oo ku magac dheeraa Abuu Khadaab.

Read More »

Weerar si Cajiib ah Askari loogu qafaashay mid kalane lagu dilay oo ka dhacay duleedka Afgooye.

0 Saturday January 11, 2020 - 11:27:41
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan kaabiga ku haya degmada Afgooye ee Sh/Hoose.

Read More »