Wararka

Dhageyso:Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Bisha Ramadaan.

0 Wednesday May 13, 2020 - 11:58:20
Maanta oo ah taariikhdu tahay 20 Ramadaan waxaa lagaaray 10-ka maalmood ee fadliga badan oo ay sunno tahay in qofka muslimka ah uu badiyo cibaadada si uu u helo habeenka Leylatul Qadriga oo Allaah ku sheegay in uu ka kheyr badanyahay Kun bilood.

Read More »

Diyaarado Shisheeye oo gaadiid rakaab ah ku duqeeyay deegaan katirsan Jubbada dhexe.

0 Wednesday May 13, 2020 - 11:57:44
Warar faah faahsan ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado Ajnabi ah ka geysteen deegaan hoos yimaad degmada Bu'aale ee gobolka Jubba dhexe Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Ciidamo katirsan maamulka 'Puntland' oo ka goostay saldhigga Af Urur.

0 Wednesday May 13, 2020 - 11:56:44
Maamulka Puntland ayaa amar ku bixiyay in lasoo qabtay ciidamo fara badan oo iyagoo gadood ah ubaxsaday dhanka deegaannada uu ka arrimiyo maamulka 'Somaliland'.

Read More »

Weerar Hubaysan oo lagu qaaday Saldhigga Guriceel.

0 Wednesday May 13, 2020 - 11:53:11
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in iska hor'imaad khasaara dhaliyay uu ka dhacay gudaha deegaanka Guriceel.

Read More »

Kooxo hubaysan oo Sarkaal ciidan ku dilay duleedka Muqdisho.

0 Wednesday May 13, 2020 - 10:11:48
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay deegaan dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 19aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

0 Wednesday May 13, 2020 - 08:33:16
Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

Read More »

Silvia oo isku badashay Caa'isha iyo Al Shabaab oo ka laba gool uga badiyay Talyaaniga (Maqaal)

0 Tuesday May 12, 2020 - 19:58:07
Silvia Romano oo ah gabar 25 jir ah balse hadda la baxday magaca Caa'isha waxay muddo 18 bilood ah ku sugnayd gudaha Soomaaliya iyada oo gacanta ugu jirtay Xaraka Al-Shabaab sida ay qortay warbaahinta dalka Talyaaniga.

Read More »

dhageyso: Xalqada 16 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulalka Baalkanis?

0 Tuesday May 12, 2020 - 14:11:18
Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Read More »

Dowladda Turkiga oo ku hanjabtay in ay beegsan doonto Khaliifa Xaftar.

0 Tuesday May 12, 2020 - 13:33:13
Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Turkiga ayaa digniin kulul loogu jeediyay maleeshiyaadka dagaal ooge Khaliifa Xaftar ee ka dagaallamaya wadanka Liibiya.

Read More »

Silva Romano oo beenisay in islaamnimada lagu qasbay.

0 Tuesday May 12, 2020 - 12:12:02
Silva Romano oo ah haweenay Talyaani ah oo dhawaan lagasii daayay xabsi kuyaal gudaha dalka Soomaaliya ayaa bixisay caddeymo dheeraad ah oo ku saabsan xaaladeeda.

Read More »

Askar ka goosatay maamulka 'Jubbaland' oo isku dhiibay Al Shabaab.

0 Tuesday May 12, 2020 - 11:06:29
Tiradii ugu badneed oo mar qura kasoo goosata ciidamada maamulka Axmed Madoobe ayaa lagusoo bandhigay deegaan katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

dhageyso: Xalqada 15 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday Jaziiradda Al Qiram?

0 Monday May 11, 2020 - 21:25:58
Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Read More »

Carona Virus oo si xowlli ah ugu faafaya dalka Ruushka iyo 80,000 oo Mareykanka ku dhimatay.

0 Monday May 11, 2020 - 21:24:58
Wararka ka imaanaya wadanka Ruushka ayaa sheegaya in markii ugu horraysay si aan horay loo arag uu cudurka Carona ugu dhax faafayo bulshada wadankaasi ku dhaqan.

Read More »

Weerar Saf ballaaran ah oo lagu qaaday saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Sh/hoose.

0 Monday May 11, 2020 - 21:22:26
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro safballaaran ah ku qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Hormuud Foundation oo dayactir ku sameyneysay Isbitaalka Banaadir.

0 Monday May 11, 2020 - 20:47:49
Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo Shirkada Dhismaha Buruuj, waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in la helo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus.

Read More »

Obama oo Trump ku tilmaamay nin islaweyn oo aan waxba qaban.

0 Monday May 11, 2020 - 14:01:30
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa dhaleecayn kulul ujeediyay Donald Trump oo uu ku sifeeyay nin isla qab weyn oo maamulkiisu kusoo koobmay Fowdo iyo musiibo.

Read More »

Sawirro: Tartanka Qur'aanka Wilaayada Galguduud oo lasoo gaba gabeeyay.

0 Monday May 11, 2020 - 12:25:21
Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo gunaanaday tartanka Qur'aanka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

Read More »

Saaruukh ay rideen ciidanka Iiraan oo si khalad ah udilay 19 askari Iiraaniyiin ah.

0 Monday May 11, 2020 - 11:38:22
Ku dhowaad 20 askari oo katirsan ciidamada badda dowladda Shiicada Iiraan ayaa dhintay tobaneeyo kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii saaruukh casri ah lala helay saldhig ay ciidamadu tababar ku qaadanayeen.

Read More »

Weeraro Askar lagu dilay oo ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka Kismaayo.

0 Monday May 11, 2020 - 11:31:15
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka maamulka Jubbaland ee ku sugan deegaan katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 17aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

0 Monday May 11, 2020 - 10:50:04
Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

Read More »

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle kala saaray Xaqqa iyo Baadilka [Warbixin].

0 Monday May 11, 2020 - 10:43:47
Badar, ama Yowmul Furqaan, waa qawzo magac iyo maqaam sare ku leh taariikhda Islaamka, waa maalinkii uu Allaah sare yeeley diinkiisa, hoosna u dhigay shirkiga iyo kufriga, waana maalinkii aan ogaannay in guushu aaney ku iman cudud iyo awood toona, laguna helo oo keliya in Allaah la isku dhiibo, isagana…

Read More »

dhageyso: Xalqada 14 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Afrikada dhexe?

0 Sunday May 10, 2020 - 17:12:11
Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Read More »

Haweenay Talyaani ah oo Soomaaliya ku qafaalneed oo la sheegay in ay islaamtay.

0 Sunday May 10, 2020 - 16:52:30
R/wasaaraha Talyaaniga ayaa xaqiijiyay in lasii daayay haweenay Italian ah oo muddo 18 bilood ah ku qafaalneed gudaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Faransiiska oo qaadaya xaaladdii bandawga aheyd ee uu dadkiisa saaray.

0 Sunday May 10, 2020 - 16:46:47
Dowladda Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah uqaadayso xaaladihii bandawga ahaa ee wadankaas lasaaray bishii maarso ee lasoo dhaafay kadib markii uu dilaacay cudurka safmarka ee Carona Virus.

Read More »

Dagaal khasaara dhaliyay oo ciidamo kawada tirsan dowladda ku dhaxmaray degmada Wadajir.

0 Sunday May 10, 2020 - 12:25:35
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor'imaad hubaysan oo gudaha magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

ICG oo ka digtay dagaal ka dhax qarxa dowladda Farmaajo iyo Mucaaradkeeda haddii dib loo dhigo doorashooyinka.

0 Sunday May 10, 2020 - 11:42:52
Walaac laga muujinayo dagaal ka dhax dilaaca dowladda Federaalka iyo mucaaradkeeda ayaa sare usii kacaya sida ay sheegayaan Ururada iyo dowladaha taban taabiya gummeysiga lagusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Read More »

Al Shabaab oo 7 Madfac ku weeraray Saldhigga Xalane ee Muqdisho.

0 Saturday May 09, 2020 - 21:42:18
Weerar madaafiic ah ayaa markale caawa maqribkii lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya.

Read More »

DAGAAL MASKAXEEDKA LAGU SOO QAADAY ISLAAMKA.

0 Saturday May 09, 2020 - 21:40:18
Markii ay gaalada reer Galbeedku uu hoggaaminayo ay xoog kaga adkaan waayeen dadka Muslimiinta ah, ayaa waxa ay wax ka beddeleen dagaalkoodii ama duullimaadkoodii. Dagaalkaasi waxa uu isu rogay nooca loo yaqaan dagaal maskaxeedka (qaswul-fikriga).

Read More »

Dhageyso: Xalqada 16aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

0 Saturday May 09, 2020 - 13:44:37
Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

Read More »

dhageyso: Xalqada 13 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulka Araakaan?

0 Saturday May 09, 2020 - 12:40:04
Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Read More »

AMISOM oo xaqiijisay in ciidamada Itoobiya ay soo rideen diyaaraddii Bardaale ku burburtay.

0 Saturday May 09, 2020 - 12:39:04
Warbixin rasmi ah oo kasoo baxday taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa lagu xaqiijiyay in diyaaraddii dhowaan lagusoo riday degmada Bardaale ee gobolka Baay ay mas'uul ka ahaayeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Wasiirro katirsan maamulka 'Puntland' oo laga helay cudurka Carona.

0 Saturday May 09, 2020 - 12:28:45
Maamulka 'Puntland' ayaa ku dhawaaqay in ay diiwaangeliyeen kiisaskii ugu badnaa oo ah caabuqa Covid19.

Read More »

Dhaawac Weyn oo gaaray dhaqaalaha Mareykanka iyo 78,000 American ah oo Carona udhintay.

0 Saturday May 09, 2020 - 11:46:40
Khasaara lixaad leh ayaa gaaray dhaqaalaha dalka Mareykanka sababa laxiriira cudurka safmareenka ah ee Carona Virus.

Read More »

Wariye Reer Galbeed ah : Mareykanka Wuxuu Argagixin ka wadaa Soomaaliya.

0 Saturday May 09, 2020 - 10:24:01
Wariye ka shaqeeya wargeys lagu magacaabo bylinetimes ayaa booqasho ku yimid magaaalada caasimadda ah ee Muqdisho, wuxuuna la kulmey dhibanayaal ehaladooda iyo dadkii ay jeclaayeen uu Maraykanku ku dilay duqeymaha uu ka wado Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 15aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

0 Saturday May 09, 2020 - 10:21:52
Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

Read More »