Idaacadda Andalus ayaa todobaadkan kusoo qaadatay Barnaamijka todobaalaha ah ee Boqoashada Andalus arrin aad loogu farxo, taasi oo ah in bulshada ku dhaqan magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ay safar usoo galaan si loogu kala xukumo sharciga islaamka, iyagoo yimaadda hadba halka ugu dhow ee Maxaakimta…
Read More »