Al Shabaab oo beeniyay in Suldaankii Habar Gidir ee Jubbooyinka uu iyaga ka tirsanaa. Written by Liibaan Jeexoow on 20/01/2021 - 15:52:15 War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa looga hadlay duqeymaha indha la'aanta ah ee diyaaradaha d ...
Faah Faahin: Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo isku day dil ka badbaaday. Written by Liibaan Jeexoow on 20/01/2021 - 15:37:45 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo markale gudaha magaalada Muqdisho lagula eegtay mas'uul kat ...
Sawirro+Codad: Mareykanka oo duqeyn ku dilay Suldaankii Beesha Habar Gidir ee gobollada Jubbooyinka. Written by Liibaan Jeexoow on 20/01/2021 - 15:05:11 Xili shalay dulleedka degmada Jamaame Lagu dilay Suldaan Maxamed Cabaas Axmed Diirshe oo ahaa suldaankii Beesha hab ...
Dad ka badan 3500 oo cudurka Carona ugu dhintay gobollada dalka Mareykanka. Written by Liibaan Jeexoow on 20/01/2021 - 15:01:57 Caabuqa Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay kumanaan kun oo ruux ku dilay inta badan gobollada dalka Mareykanka o ...
Duqeyn ka dhacday Jubbada hoose oo lagu dilay Suldaankii Beesha Habar Gidir. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 13:28:41 Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacay duleedka Jamaame ay dish ...
Mas'uuliyiin katirsanaa maamulka deegaanka Garasbaalleey oo ku dhintay qarax Muqdisho ka dhacay. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 12:15:48 Mas'uuliyiin katirsanaa dowladda Federaalka ayaa ku dhintay qarax ka dhacay mid kamida isgoysyada lagasoo galo ...
Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaan ay ka baxeen ciidamada AMISOM. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 11:16:31 Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada shisheeyaha AMISOM ay isaga baxeen deegaan ...
Itoobiya oo ciidamo soo dhoobtay Al Fashaqah iyo Abiy oo digniin culus udiray Suudaan. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 11:14:03 dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xooggan ayaa lagasoo sheegayaa deegaannada dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan wadam ...
Taliye Max'med Dheere oo u dhintay dhaawac kasoo gaaray qaraxii Baardheere. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 10:53:23 Jeneraal Max'med dheere oo kamid ahaa saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee gobolka Gedo ayaa udhintay ...
Sedax katirsan ciidamada AMISOM oo lagu dilay degmada Baraawe. Written by Liibaan Jeexoow on 19/01/2021 - 09:37:38 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo saaka ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoo ...
Britain oo noqday dalka Ugu dhimashada badan Carona Virus ee qaaradda Yurub. Written by on 18/01/2021 - 15:15:28 Caabuqa Covid19 ayaa wali si xowlli ah ugusii dhax faafaya bulshada wadanka Ingiriiska ee qaarada Yurub xilli cudur ...
AFRICOM oo Al Shabaab ku eedeeyay in ay isku dayeen waxyeellaynta ciidamada Mareykanka xilligii ay isaga baxayeen Soomaaliya. Written by Liibaan Jeexoow on 18/01/2021 - 10:44:09 Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay dhammaystirtay howlgalkii ay ciidamadeeda ugala baxaysay Soomaaliya k ...
Maleeshiyo Beeleed Xasuuq ka geystay gobolka Darfur ee dalka Suudaan. Written by Liibaan Jeexoow on 18/01/2021 - 08:29:09 Tobaneeyo ruux ayaa ku dhintay dagaallo laayaan ah oo dib uga qarxay deegaanno katirsan gobolka Darfur ee dhaca gal ...
Faah Faahin: Sarkaal caddaan ah oo kamid ahaa saraakiishii ku dhintay qaraxii Tixsiile. Written by Liibaan Jeexoow on 17/01/2021 - 18:09:03 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad uxooggan oo saaka aroortii hore deegaan katirsan gobolka Sh/hoose lag ...
Carona oo 400,000 qof American ah ku dilay dalka Mareykanka. Written by Liibaan Jeexoow on 17/01/2021 - 14:16:35 Caabuqa Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay markale gummaad ba'an ka geystay gudaha dalka Mareykanka xilli c ...
Al Shabaab oo qarax ku beegsaday saraakiisha ugu sarraysa Maleeshiyaadka Danab. Written by Liibaan Jeexoow on 17/01/2021 - 08:49:55 Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in qarax saraakiil sarsare lagu beegsaday uu ka dhacay deegaan ho ...
Wasiir katirsan Dowladda Farmaajo oo ka badbaaday qarax ka dhacay degmada Xamar Jajab. Written by Liibaan Jeexoow on 17/01/2021 - 06:57:54 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda ah eee Muqdisho. ...
Museveni oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalka Uganda. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 19:39:37 Guddiga doorashooyinka wadanka Uganda ayaa si hordhac ah u sheegay in madaxweynaha talada haya uu markale ku guulay ...
Ururka Midowga Yurub oo Itoobiya ka jaray dhaqaale Malaayiin Dollar ah. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 19:35:27 Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa wajahaysa cadaadisyo caalami ah oo ay kala kulmayso dowladaha reergalbeedka ee sid ...
Al Shabaab oo isku fidiyay deegaanno katirsan gobolka Galguduud. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 08:44:45 Waxaa gabi ahaanba istaagay isku socodkii gaadiidka ay isticmaalaan mas'uuliyiinta maamulka 'Galmudug ...
Mareykanka oo labaxay inta badan ciidamadiisi ku sugnaa Afghanistan iyo Ciraaq. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 08:14:46 Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay la baxday inta badan ciidamadii uga sugnaa wadanka Afghanistan kadib 2 ...
Kooxo hubaysan oo weerar khasaara dhaliyay ka fuliyay magaalo katirsan dalka Jabuuti. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 07:55:41 Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ee dhaca bariga qaaradda Afrika ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday mid kam ...
Diyaarad halis ku gashay Garoonka Baraawe iyo weerar ka dhacay Kulbiyoow. Written by Liibaan Jeexoow on 16/01/2021 - 06:04:46 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno dhaca Koonfurta dalka Soom ...
Safiirkii hore ee Mareykanka Soomaaliya oo walbahaar ka muujiyay xaaladda ay ku sugantahay DF [Warbixin]. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 20:18:19 Diblumaasi American ah ayaa si qota dheer uga hadlay caqabadaha ku horgudbay dowladda Federaalka iyo halista uu Al ...
Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaan katirsan gobolka Mudug. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 20:14:03 Isbedel dhanka maamulka ah ayaa lagasoo sheegayaa deegaan katirsan gobolka Mudug ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliy ...
Koongareeska oo ogolaaday Mooshin lagu maxkamadeyno Trump iyo Carona oo kumanaan qof dilay. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 14:28:03 Xildhibaannada golaha koongareeska Mareykanka ee ubadan xisbiga dimuquraadiga ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariya ...
Xoogag Jihaadi ah oo dagaal kula wareegay deegaan katirsan gobolka Mandheera. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 09:28:59 Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga Kenya kujira ayaa sheegaya in markale uu halkaas ka dhacay ...
Qaraxyo ay ku dhinteen ciidamo katirsan AMISOM oo ka dhacay deegaan katirsan Sh/hoose. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 09:17:59 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula beegsaday ...
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Itoobiya iyo saraakiil kale oo lagu dilay dagaallo ka dhacay gobolka Tigray. Written by Liibaan Jeexoow on 14/01/2021 - 08:48:40 Khasaare lixaad leh ayaa maleeshiyaadka kooxda TPLF kasoo gaaray dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhac ...
Saldhigyo ay ciidamada shisheeye ku leeyihiin Soomaaliya oo weeraro lakulmay. Written by Liibaan Jeexoow on 13/01/2021 - 17:38:04 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo katirsan dalka Soomaaliya oo ...